Post Info TOPIC: KALAQAYSANANTII KISMANYO KABILAABATAY
AAR

Date:
KALAQAYSANANTII KISMANYO KABILAABATAY
Permalink   





Name:
AAR




E-Mail:
aarali@hotmail.com




City/Country:
london

Comments:
KALA QAYBSANAANTII SADE OO KISMANYO KABILAABATAY:
WAXAANA HORAY LOO YIRI LABADII BISAYLKA KU HESHIIN WAAYAAN CEERIINKAY KU KALA QAATAAN, HADAY TAHAY MID BARE DHALIYAY IYO HADII AY TAHAY MID MAREEXAANOO DHAN WADA RIMANAAYEEN KALA QABYSANAANTA SIDA DHULBAHANTE WARSANGARI OGAADEEN MAJEERTEEN IYO WIXII LAHALMAAMA OO AYAGA LAFTIGOODU MARKII AY ARKEEN IN AYSANNKU HESHIINEY CADKA RAG WALAALEEYA ISKUNA DIRA WAA HUNGURIYE AMA WAA ANIGU AAN WAXAAGA CUNO OO ADIGA KUMATALO NINA NINJ MAMATALO HADUUSAN XAQUUQDIISA U OGOLEEYN WAANA DULMI IYO IN LAYS NACO LAYS COLAAD SADO MARKA INTII WAXAASOO DHICI LAHAAYEN WAXAAY GOOSTEEN 300 SANO KAHOR WAXA AAN HADA GO AAN SANEYNO WAXAA ALLA MAHADIIS AH IN AAN DHIBAATO IYO DAGAAL LAGU KAL TAG TAGIN EE SIWAX GARAD NIMO AH IN LOO KAL TAG TAGAY QOLO KASTAA AMA JIFO KASTAA TII TUKALE KU DABA DHAGANAAN LAHAYD IYO TII AYADU ISKEED U ISTAAGI LAHAYD IYO TII AAN MEEL AY DEGTO HAYSAN OO DULSAAR KU AHAAN LAHAYD KENYA IYO ITHOPHIA IYO TII DEEGAAN KEEDA IYO DADKEEDA KADHEXMUUQAN LAHAYD WAXAA LAGAAREY WAQTIGII,SAXDAAHAA TIRO IYO TAYANA MAQARSOONTO WAANA TII HORLOOYIRI MASAARYAY HADAADAN DAABKAYGU KUGU JIRIN IMA GOYSEEN ISDHEXYAACII WAA DHAMAADAY SOOMALI WAXAAN WAXKAHELNAAN LEENAHAY JIFO KASTAANA WAA SAAS SANSAAN COLAADNA MAAHAN WAA SAN SAAN NABADGALYO? WAXAAN WAX YAR IDIN XASUUSIN QORAALKII AYKA QOREEN WEB SIDE YADU KISMAANYO IYO SIDA SADE UKALA DAGAY ASAGOO NINKASTAA DADKUU WADAN KARO WATO WAANA KANAA BARABUGAANDADUU DAMCAY BARE IN UU SADE HII UU KALA DIRAY ASAGA IYO DADKII KUTAAGEERAY IN AY DIB U DULMIYAAN? WAANAKANAA QORAALKII GADO NET NINKA KISMAANYO UFADHIYA WAREYSIGUU WAREYSTAY LABADA DHINAC IYO WARAKUU KAHAYO,
WARSAXAFADEED AYSOOSAAREEN GOLAHA NABADGALYADA & MIDNIMAD QARANKA,

Kadib Markii abaanduulaha ciidamada isbahaysiga dooxada jubba C/laahi Sh Ismaaciil fartaag uu shaaca ka qaaday in ciidamada taabacsan Golaha Nabadgalyada iyo Midnimada qaranka soomaaliya ay falal isugu Jira Dhac iyo kufsi ay ka gaysteen deegaanka Beerxaani oo ay ku sugnaayeen todobaadyadii la soo dhaafay ayaa waxaa amuurtaas gaashaanka uduuray Mas,uuliyiinta golaha nabadgalyada iyo midnimada qaranka.

Gudoomiye ku xigeenka Golahaan Shukri Deeraw Cabdi oo saaka shir jaraaid ku qabtay magaaladaan kismaayo waxaa uu ku tilmaamay hadalka ka soo yeeray isbahaysiga Dooxada Jubba mid aflagaado oo la isku dayayo in lagu qariyo guulaha siyaasadeed ee golahoodu uu ka gaaray deef-gaanka beerxaani iyo deegaaanada Kale ee J/hoose.

"Nooma ****anto in aan kufsano gabdhaha walaalaheen ah mana dhici karno geela dadka na soo dhaweeyay ee aaminsan hadafkeena hadaad rabtaana waraysta waa kuwaan duqay doodiiye" ayuu yiri shukri oo intaa raaciyay in ay meel fiican u marayso qabanqaabada ay ugu jiraan shirwayanaha beelaha Dega Jubbooyinka ee Madlan deegaanka Beerxaani.

Sidoo kale Maxamed Buule Maxamuud taliyaha Ciidanka Beesha Gaaljecel ee oo u waramayay Gedonet ayaa isna beeniyay eedaymaha loo jeedinayo Ciidamaada taabacsan golaha ee la xariira in ay dhaceen xoolo ayna kufsadeen dumar kaas oo ay si wada jir ah warbaahinta ugu sheegeen abanaduulaha Isbahaysiga Dooxada Jubba Fartaag iyo Maclalin Daa,uud C/laahi oo sheegtay in uu ka mid yahay waxgaradka beesha gaaljecel.

Taliyaha Ciidanka Beesha Gaaljecel Maxamed Buule waxaa uu carrabka ku dhuftay in beesha Gaaljecel ay ka mid tahay Golaha Nabdgalyada iyo Midnimada Qaranka Soomaaliya aysan jirin wax maleeshiyo oo dhibaato halkaas ka gaystay.

Arrinta ka dhaltaya warka ka soo baxay Isbahaysiga Dooxada Jubba ee ah in gudoomiyaha Isbahaysiga Dooxada Jubba looga soo dacwooday maleseshiyada ku beesha ah ee joogta Beerxaani ee dhaca iyo kufsiga in ay gaysteen lagu waramayo ayaa waxaa ay Dhimbil dab ah ku Noqta ragga hogaamiya golaha nabadgalyada iyo Midnimada qaranka oo xurguf siyaaasdeed ay kala dhaxayso Ninka ugu sareyay Isbahaysioga Dooxada Jubba ee Col: Barre Hiiraale.

Ma jiraan ilaa iyo iminka ilo madax banaan oo xaqiijinaya hadalada eedaymahaan loo jeediyay golaha iyo waliba in aysan jirinba balse Gudoomiyaha golaha nabadglayada iyo midnimada Qaranka Jaamac Aaden Dheere ayaa ku casuumay wariyeyaasha maalinta khamiista ee soo socota tuulada Beerxaani si ay u soo arkaan hawsha halkaas ka socotay iyo wax ka jira wararka ay baahiyeen Isbahaysiga Dooxada Jubba.

Nasteex daahir faarax
kismaayo-Somaliya
BY:AAR: WAXAAD WARKOO DHAN KA EEGI KARTAAN WWW.GEDONET.COM




__________________
XUSEEN GEDO

Date:
Permalink   

Assalaamu calaykum,walaal Aar.


Hadaah tahay nin reer Sade ah,maxaad kujeclaatay kala qaybsanaanta iyo tafaraaruwa dadkaagii.Miyaysan ku dhibteen in caruurtaadu kala guurto geeridaada kaddib,mase ogtahay wax isku duubni lagu waayay inaan kalatag lagu helin abid.Maxay kuu jirtaa inaad kahadasho dhibaatada keentay in lakala fogaado.Walaal hadii ay jifadaadu maaranto oo isku filan tahay aniga taydu Sade kama maaranto anigaa kuu baaahan,waxaan ubaahnahay maskaxdaada,muruqaaga,iyo muuqaalkaagaba.walaalo xintamay xabaalna badiye xoolana yareeye.


Walaal, hadaad kalaqaybsanaanta Kismaayo kabilaabatay u aragto guul Sade usoo hoyatay anigu waan kaa fikrad duwanahay,waxaa layiri ,"ninkii aan waxa soo socdo garanin waxa jooga magarto"!.Ma dareensan tahay kala guurka maanta inuu kuxigi doono gacan ka hadal iyo isku dhac.Walaal, waxaad sooxigatay warbixintii laga soo diray Kismaayo oo ahayd bilawgii saan-saan colaadeed,halka qofkii waxgarad ah ay calooshu hurayso xumaanta iyo qaabdarada uu dhambaalku xambaarsan yahay darteed.


Waxaan kuusoo jeedinayaa inaad  fikradaada wax kabadasho oo aad ujeedsato wixii wax ku-ool u ah ummadaada,hadii kale aad gaabsato. 



__________________
Page 1 of 1  sorted by
 
Tweet this page Post to Digg Post to Del.icio.us


Create your own FREE Forum
Report Abuse
Powered by ActiveBoard