Post Info TOPIC: Mareexan Yar Yare oo Hada Kibray!!!
Waranle...

Date:
Mareexan Yar Yare oo Hada Kibray!!!
Permalink   


Mareexaan yaryare oo hada kibray, war ileen tanoo kale. mareexan wuxuu lahaan jiray 15 Janan 2 un baa mareexanka kale ahaa, siciid faarax gooje iyo Axmed warsame meeshe 13 iyo tobanka kale ay ahaayeen Reer Diini weyne; 1, maslax m siyaad 2, laba ilama xaaji xaashi ah. allaha u naxariistee jawaan cade. dhuudhi, xuseen shuqul. dhiin. ali mataan . maxamed siyaad. allaha u naxariiste Gaani iyo cabdi casiis cali barre. ina shareeco. iyo qaar aanan hada xasuusan oo kale.


dibitaatiyaasha anagaa lahaan jirney marka mudug la joogo. wixii mareexan soo dhex mara anaga ayaa maqooradi jirnay wax muran ahna majiri jirine tolow yaan la is xumeyinin.


wax tarkeedana waan leenahay maxay Reer Garaad iyo Reer siyaad xuseen iyo Reer Cusmaan isla walaayan?


Hadii Ugaasyadiini aanahay waa in naloo subraa, oo xili xun baa lagu jiraaye naloo dul qaata.


raalina nalaga ahaada wax aan waxba aqoon baa wax qayibiyay oo wax horana tixraacaya ee.


Waranle



__________________
Guest

Date:
Permalink   

You must be one retarded one. Actually, I am the retarded one because I waste 1 minute reading your ****!

__________________
AAR

Date:
Permalink   

WARANLE NINKA LABAXAYOOW  HORTA ANAGU KUMA NAQAAN WAXAA NASIIB DARO AH IN AAD DADKA DADKII ULIITAY  DHOWR QOF MOOGIGE AAD UHOR MARISAY REER DIINIGA AAD SHEEGTAL BUUKU FIICAN YAHAY MID HUNGURIGA IYO CAYDUU KU FIICAN YAHAY MIDNA DAGAALKIYO WAX QABADKA KALE? WAXAAD NA TAHAY NIN ISKA HADLAY UQDAA IYO CAWRADAA  HADAAD KU SHEEGTAY REER SIYAAD XUSEEN DAD YAR  IYO QABIILOOYINKA KALE EE AAD MAGACOWDAY  EE AAN HUNGURIGA LA FARA BADAN? XISHOODKUNA YAREEYAY.HADAAD  HADASHO WAXAAD DHIHI MAREEXAAN OO DHAN WAA YAR YAHAY  REERDIINI MOOGIYE  MARKII QAYB SIYIMAADANA WAXAAD ORAN ANIGA HALEY HOR MARIYO HA LA IIBADIYO 200,SANO OO UGU DAN BEYSAY HABUUN BAAS BAAD QABTEEN LAAKIIN HADA WAA LAWADA YEESHAY  ADKEYSO  WAANA WAXAAD UQAADATEEN 14 KURSI EE BARLAMAANKA SADANE INTIISA KALE WUXUU TAAGNAA AAN DIIDNO SHIRKANA KABAXNO WAXA HOOS AHAAN  ANYEELNO WAANAL WEERARAAYAA KISMAANYO OO BARE YIRI WAA LAYGA QABSAN SIDII ASAGOO KALIGI QABSADAY EE HILMAAMAY MAGACII MAREEXAAN JIFOOYINKII 1000 KUMANAANKU UGA DHINTEEN  HADAABAD UQABTAAN IN MAREEXAAN MAGACIISU IYO FARAHIISU ADINKA TIHIIN CAQLIGAA XUNOO MURGAXANA WAAD WADA QABTAAN ILEEN WAAD IS QABAN LAHAYDEEN MARKUU DULINIMADA SAMEYNAAYAY BARE IYO WIXII LASOCDAY WAA WAXA AAN HADA UKALA SOCONAY  HADAAD JANAMADA AAD TILMAANTAY LEEDAHAY IYO HADII AKALE WAAD OGTAHAY IN AADAN ISQABANKARIN REERSIYAAD XUSEENA SOCDEEN  WAXAYNA LAMID YIHIIN SIDII MAGEERTEEN OGAADEEN DHULBAHANTE WARSANGARI IYO DAAROODKII KALE SIDII AY SADEX BOQOL OO SONO UKALA GUUREEN AYAA MAANTA MAREEXAAN UKAKLA GUURAY  AMA HAYARAADEEN AMA HABADNAADEEN  MIDA KALE HADAAD ISLEEDAHAY ISKA HADAL JOOJI WUU DHAMAADAY ISKA HADALKII  AWALBAADAN CAABUDWAAQ HADALADAAS DACIIFKAA KU DHIHI KARINE IYO GEDO EE MIDHAA KISMAANYO DHINACA AAD JOOGTID BAAD AASHUUN KULA ADIMIN? SOWMA OGID INTA AAD LASOO CARARTAY MOOGIYE IN MAKASTII CAABUDWAAQ BAADIYAHAHEEDA DAAD SANTAHAY INTII DIRTU REEBTAY OO LOO YAQAAN JAB DIREED? YAAD IMOODAY  MIDA KALE UGAASKA AAD SHEEGEYSID ADAALEH WAANA UGAAS REERDIINI SAAD SHEEGTAY ANAGU UGAAS GAAR AH BAAN SUUB SANAY WAANA FILEYNAY IN AY TANOO KALE DHACAYSO WALINA UGAAS CUMAR WAA UGAAS MAREEXAAN LAAKIIN NASIIB DARO ADAA SHARAFTA KAQAADAY SAD ULA HOOS ORDEYSAY CID KASTA AAMUS ULAHAYD  MAREEXAANA UGAASYO KALUU SAMAYSTAY DHIBAATANA MAAHAN WAXAANAD OGEYN QABIILOOYINKA MAREEXAN AMA SADE LAMID AH INTA UGAAS OO AY LEEYIHIIN? JANAMADA AAD SHEEGEYSO AYAGAA UGAASKA KA MAGACDHEERAADAYE OO KUL;IGOOD UGAAS AH EE HAKUU AHAADEEN MAXAAN ISKU HAYSANAA REERDIINI BAAD TAHAY REER SIYAAD XUSEN BAAN AHAY DHUL DHINI CIIS WAAD HAYSATAA DHULBAAN LEEYAHAY  HADAAD LEEDAHAY REER SIYAAD XUSEEN LA  AANTI MADIRIRIKARTID  KUU DIRIRI MAAYO  WAXAAN WADAAGNAA OO NAGA DHEXEEYA MAGACA SADE BES!!!!!!


WAXAANA LABAXNAY OO KALE URUR LAYIRAAHDO  <SNP>SIYAAD XUSEEN NATIONAL PART: WIIGAGA SOOSOCDANA CABDULAAHI YUUSUF AMA TOOS BAA CIDU UTAAGEERIN AMA TOOS BAY UMUCAARADIN DOWLADIISA WAXAANA USOCDA WADA HADAL  AYKULA JIRAAN DOWLADA CABDULAAHIYUUSUF: WAX LAQARIYANA WAA DHAMAADEEN  IN TAADAN HORTA ANIGA I ARAG DHULBAHANTE ARAG MAJEERTEEN ARAG WARSAN GARI ARAG OGAADEEN ARAG, XAG XAGA SHADA ISKA DHAAF TOLKAA?             


Y  AADNA KATAGTAY KUWII UGU QIIMAHA BADNAA MAGACYADOODA? MIDAA WAXAAD KALOO KU DARI LAHAYD WUUSAN GAARINE BARE HIIRAALE, TANKALE ANIGU MACAYTAMO QOFBA MEE



__________________
bayoow

Date:
Permalink   

sxb aar v  afkaaga caano  lagu qabay    waxaan oran lahaa ninkaa labaxay  waranle  waad tiri    tan kala  horta  raguu magaacabay waan naqaan    ninka  uu leeyahay  dhuudhu  waa layaqaan cid iga  badisa  malaha  aniga      waa    daba  dhilif  ayaga  ah   waligoodna  ninkay   arkaan in  uu la safanyahay  ayya    faaniyaan 


tan kale waxaan nahay  rer ugaas   yay  ugaas u yihiin ayagaa  ugaas  isu  ah kolay anigu nin  baan ahay    waxaa ugaas ii ah  ninkaan  dooranay  anga   beesheena   laakiin    ninka  hada sheegta  ugaas mareexaan  ma  ba a qaan    xataa ma arag siduu u egyahay   marka   adeer hadii   ina  siyaad kaa dhigi  jiray      saraakiil  maanta  yaa kaadhigay  hadee waa  la  isa soo gaaraye    


tan kale  waa daiga  leh mareexaan yar    addder    mareexaan waa m,aarexaan   


hadaad tahay laan dheera   rer fuqi maxamed    saa  kuuma  galeen  waa  lafta  dir  ugu yar  ee caga  dhiga     wiil yahoow


bye bayoow



__________________
Cali Nuur

Date:
Permalink   

quote:
Originally posted by: hacker_Spider_1

"Salaam all!
waad salaamantihiin dhamaantiin, salaan kadib, walaalayaal AAR iyo bayoow walaalayaal is dejiya, waxaan umaleynaa ninkaan la dhaho Waranle inuu yahay nin somali kale ah ama qabiil kale oo kala yaqaan MAREEEXAAN doonayana dhalinyaradda MAREEEXAAN inuu dhex dhigo Colaad qaab daran, anyway nin MAREEXAAN ah sida uu uhadlayo uma hadleyn, marka walaalayaal mareexaan waa dad wada dhashey Laf yar iyo laf weyn wax ladhahaa ma jiraan fiicana calaa iyo xaal ninkaana warkiisa iska dhaafa dhiiquu dhex fadhiyaaye.
 
AAR walaal cuqdadda intaas ku gaarsiisey maxeey tahay? aniga waxaan qabaa ineey aheyd inaadan meeshaan ku soo qorin waxyaalahaas oo kale maxaa yeeley Forumka somali kale ayaa aqrisato..oo naga dhex faaideysaneyso marka waa laga fiicanyahay Waxaas.
Waranle waraa  kir aa lagu dhahay maraxyahoow weey iska cadahay inaad tahay qabiil kale, nin MAREEXAAN ah ama Reer Ugaas ah sidaa u hadleyso uma hadleen, ee hakugu taagnaato.
Have anice day! 
"


Waxaan raacsanahay Hacker. Ninkaan ma noqonkaro nin mareexaan ah. and guys don't over react to this baacis comments and insult your fellow mareexaan brothers. I am reer diini myself and I do not share those twisted views with this moron. I bet this moron is not even mareexaan but a cuqdad ridden non-mareexaan who wants to start colaad between us. Don't fall for his crap!

Take care and let us build our regions!

__________________
Page 1 of 1  sorted by
 
Tweet this page Post to Digg Post to Del.icio.us


Create your own FREE Forum
Report Abuse
Powered by ActiveBoard