Post Info TOPIC: Digniin kama dambeys ah
Allgedo Online

Date:
Digniin kama dambeys ah
Permalink   



Saaxiibayaal,
Haddii aadan joojin cayda iyo isqab-qabsiga macna la'aanta ah ilaa iyo wixii ka horeeya Axadaan teeda kale, waxaan idiin sheegeynaa in uusan mar danbe Forum-kaan furnaan doonin.  Haddaba, waxaan idinka codsaneynaa si aanan inta samaha jecel ee madadaalada nadiifka ah ddooneysa looga xirin Forum-ka, fadlan qof walbow isku day in aadan qof kale u gafin. 

Mar kale, Allgedo wax maslaxad ah oo ugu jirto ma lahan in uu furnaado Forum la'isku caynaayo.  Allgedo Forum-ka furidiisa waxay gelisay waqti iyo tasiilaad kale oo ay uga go' laheyd in ay akhriste-yaasheeda ku madadaashaan figradahana isku dhaafsadaan. 

Waxaa nasiib daro ah in golihii noocaas loo furay uu maraayo heerka aad aragteen oo ah aflagaado joogto ah iyo in la'isku caayo. 

Gebo-gebadii, fadlan cayda golaha ka dhaafa, Ilaah ka baqa, xushmeeyana dadka aanan iyagu dooneyn in ay wax caayaan ee jeclaan lahaa in ay halkaan figradahooda oo nadiif ah ka dhiibtaan. 

Qeyr baan idiin wada rajeyneynaa iyo adinka oo aanan mar danbe u gafin shuruucda Forum-ka loo furay.


Maamulka Allgedo Online


__________________
Amiin

Date:
Permalink   

Walaal maad ban garaysid dadka dhibaatada wado instead punishing them all. Just a suggestion.......

__________________
bayoow

Date:
Permalink   

all geo waad mahad santahay laakin waxaa fiican in aad xirtid fomkaan waay  wxaa jira  dad  hadii la sheega  siyaasiinta  sade qaloocooda  ay u fahmayaan in ayaga  wax laga ssheegay marka  caaydu waa socn hadaan la is fahmin waayo aniga  wxaan ahay nin  sade ah  ninkii sadae  ah  oo qaldan qaladkkisa  waan sheegi 


oo hadaan qaban kara  waa qaban marka  adederrow  wiilala yar yar ayaa     foomka  iska  bartay noo aan aqoon waxaan caay ahayn ee iska  xira  gabi giisa  aniga  hadaa xirtaan ma  weynaya mid aan wax ku qora  oo ann aragtidayda  ku cabira 


bye bayow


 



__________________
UrSadeSistah

Date:
Permalink   

allgedo by shutting down this discussion board u are doing exactly what they want u to do, i suggest u remove all the filthy mahbar swines with their vulgar and appalling behaviour, we need this forum to stay open so that we can exchange views and ideas of how to further develop our regions and unite our people


 


 



__________________
bayoow

Date:
Permalink   

waraa adiga  kaagaan leh mahabar adiaga waxaad athay  midgaan aan la  a qaaom  waa daiaga was ku qoraya  engelish  ee maad soolaamli ku soo qorta faciy  adoo laa n waan aqaan   ee caga dhiga  tumaal yahoow tumaalka  dhalay

__________________
Cali Nuur

Date:
Permalink   

Waryaa baayoow, hadaan kudhaho weligay ma arag nin talxe ah oo ka xanaaqaya magaca mahbar kawaran............War mahbar marexaan dhan baa caayo so nala caay mahbariinta.

Allgedo, walaal ha xirin forumka. I have participated in this forum from the first day it was opened and besides exchanging views with my fellow mareexaans, I am here to give you guys more hits. Anyway like someone above said, closing these forums will not achieve anything. Just get rid of the trouble makers by banning their IP addresses.That is what I would suggest. I will refrain from insulting terms from now on and will discuss with others (even the likes of bayoow, the majeerteen kid) as politely as possible.

Kheyr baan isku ognahay!

__________________
wadaadyare

Date:
Permalink   

waan ku salaamayaa mr bayoow salaan kadib saaxiib waxaan u malaynayaa nin wayn ayaad tahay mana haboona in nin wayn ku hadlo wuxuu doono mar ka walaalle waxaan jeclaan lahaa inaad ka fiirsato waxaad ku hadlayso forumkaan wuxuu u furan yahay mareexaan oo dhan marka ma aha inaad tiraahdo ha la xiro ee waxaad leedahay inaad tiraahdo ha la joojiyo fawdada taas

__________________
nabadoon xasan

Date:
Permalink   

waan ku salaamay bayoow salaan kadib waxaan hadalkaada ka dareemay waxyaalo aanan loo dul qaadan karin waxaanan kugu tirinayey inaad ahayd nabadoon kii beesha TALXE mana u hadlaysid sida nin nabadoon ah waxaan kugu waaninayaa ka fiirso waxyaalaha aad qorayso waxaadna joojisaa fawdada aad ku codsanayso in la xiro forumka forumkana mid adiga kuu furan ama lagaala tashanayana ma aha all in all jooji fawdada kana fiirso hadallada iskan dhig nabadoon beel talxe

__________________
bayoow

Date:
Permalink   

qeeylida badan iga joojiya nimanyahoow. Maka heli inaad iila hashasho sidii ciyaal. Nin weeyn oo madax banaan baan ahay waxaana dhihi waxkastaan maskaxda ka keeno.

__________________
GENERAAL 1

Date:
Permalink   

quote:

Originally posted by: UrSadeSistah

"allgedo by shutting down this discussion board u are doing exactly what they want u to do, i suggest u remove all the filthy mahbar swines with their vulgar and appalling behaviour, we need this forum to stay open so that we can exchange views and ideas of how to further develop our regions and unite our people    "

GOD BLESS U SISTER.THIS IS THE KIND OF THOUGHTS WE NEED FROM ALL OUR SADE INTELLECTUALS. I COULD'NT AGREE MORE,THAT'S WHAT THE MAJIDHAAN MOTHER FUKERS WANT US TO DO.AS A MATTER OF FACT THEY ARE THE ONES WHO PRETEND THERE ARE AMONG US AND START THE FILTHY LOW LIFE CONVERSATIONS IN ORDER TO GET ENOUGH MORANS JOIN THERE WASTED MIND. AGAIN , GOD BLESS U SIS & GOD BLESS MAREEXAAN EVERYWHERE. GENERAAL 1-----OUT...

__________________
GENERAL 1

Date:
WORK IT MOTHER FUKER
Permalink   


bayoow wrote:


waraa adiga  kaagaan leh mahabar adiaga waxaad athay  midgaan aan la  a qaaom  waa daiaga was ku qoraya  engelish  ee maad soolaamli ku soo qorta faciy  adoo laa n waan aqaan   ee caga dhiga  tumaal yahoow tumaalka  dhalay

YOOOU NEED HELP!!!! first work on your somali spelling,then work on your wasted majeerteen loving big butteeeeeafter completing those two step program try setting a appointment to see DOCTOR JACK KAVOURKIAN.i'm sure he will treat you in a mannerly proffessionally way.REST IN PEACE MOTHER FUKER MAYOOOOWWW.

__________________
Page 1 of 1  sorted by
 
Tweet this page Post to Digg Post to Del.icio.us


Create your own FREE Forum
Report Abuse
Powered by ActiveBoard