Post Info TOPIC: war mareexaanoow see camal
wiil cali maxamed

Date:
war mareexaanoow see camal
Permalink   


 saaxiibayaal horta waan idin salaamay   inkastoo dadbadan oio aan mudneen in la salaamo ay meesha wax ku soo qoraan   saaxiibayaal  maxaa idinku dhacay masaanbaa idiin danbaysay msie dadkalaa idinku dhax jiro  oo aanan ahayn    reer sade  miyaadnaan ogeen in ay meeshu tahay  meel  u furan soomaaliyoo dhan  koleey aniga waxaan idiin sheegi lahaa  in aad sidaan wax ka badashaan  oo aad yara fakartaan  oo uguyaraan  aad iska daysaan cayda  aad caayaysaan shaqsiyaadka mareexaan oo run ahaantii sharafta leh qofka hadii uu khaldamo  asagaa lala aadaa ee maahan in  meelaha laga caayo   aad ayay umahadsanyihiin  inta waxyaabaha  suuban qorto  byeeeeeeeeeeee

__________________
mahad

Date:
Permalink   

wiil calidheere sxb  runta ayaad ka hadashay laakiin meeshaan waxa joogo  reer xasan aan waxaba fahmaynin oo nagaylo laga wada keenay  marka ha isku daalin  ku waan  fikirkaaga wanaagsan meela kale la aad iyo dad wax qaadanaayo oo  aqoon leh  waa iga talo taasi byeeeeeeeeeeeeeeee



__________________
wadani

Date:
masaan bad mooday samaan?
Permalink   


sxb bo yal waad salaamantihii
in kasto oo admoodo dad badanoomeshaanku jiro in uusan mudnan salaan
waayo waxan meesha ku arkay dad badan oo waxay soo qoraan aad ka yaqyaqsoo nayso maxaan marka hore inka waanin lahaa in aad jooji saan cayda iyo aflagaadada foosha xubn oo ceebta ah waxan meesha ku arkay nin layiraado bayoow oo leh wax kasto oon rabo waan soo qori waxaan ku sheegayahayaa hadiiaad rabto in aad qorto wax kasto ood rabto waxad la aadaa guriga hooyada asakaa kuu furun eh
waxaanse layaabay oon kula yaabay dadka waxasoo qorahayo nin nijn ka kale kafiican kumo jiro wayo wax la kala faa iido isma waydiisay waxaad kali ah ood isu soo qortan cayda iyo wax yaabaha xun xun ka ah waxan mararaka qaarkood gala dad ka kale forum kiisa waxan ku soo arkay wax yaabo aad iyo aad idiinka fiican waxaan idiin sheegahaya sidad waligiin dadka ooga harteen baad maan tana u dan baysan ee sida isu dhaama oo iska daaya cayda xunxun ka ah hadii kale habo soo galina forum ka
mida kale dadka forum ka furay oow soo waxan kama xumataan oo kama dhiidhisaan anigu maanta ka danbo maba soo galahayo ee ceeb baa in haysatee sida isub dhaama hadii kale awalbo waxad ahaydeen dar yeer la isugu keenay ceel e dad kii adiin furay way idinka xerin doona forum ka ee xageed waji xumantoontaa kuli iyo ca laxaal daan yeer wada dan yaar dhashay noqdo awal baa la yiri suul awoowe kuu galay iyo sinji wa ma guuraan sidaas iyo nadab galyo
bywadani

__________________
kayf sade girl

Date:
RE: somali dhan aqligooda lix saac soo dagaa
Permalink   


a,salaamu calaykum war mareexaan runtii waa la idin sheegay waxaa tihiin RASIST koowadaa war wax caqligooda lix saac soo dago ma jiraan hada somali oo dhan ayuu caqligooda lix saac soo dagaa waa dadka 16 sano is cunaayo marka hada waxaan arkay mahad qoraal kiisa mahadow runtii reer xasan dad ka fiican ma jiraan ee iska daa RASIST nimada maanta mareexaan asagaabo tiisa haysataa oo maanta somali oogu xun waxaan idiin sheegayaa sharafta ha iska dilina ee sharaftiina ilaalsada shaatigana ha iska wasaqaynina hadaad tahiin dadkale oo rabo inuu maeexaan ka dhex faaiidaystana runtii waa isku ceyaarteen

wcs wr wbr


gabadh sade



__________________
Page 1 of 1  sorted by
 
Tweet this page Post to Digg Post to Del.icio.us


Create your own FREE Forum
Report Abuse
Powered by ActiveBoard