Jawaab ku socota ma gudne. War dadka nacasiinta ahna yaa usoo tilmaamay allgedo forum. dadkaas waxaa ka mida ninkaan isku sheegaaya inuusan gudneyn fadlan hadaad awoodaan raga website'kaan maamuloow ka tira message'kiisa iyo midkaan aan ugu jawaabayba. mahadsanidiin