Post Info TOPIC: Thank you all
Allgedo Admin.

Date:
Thank you all
Permalink   


Walaaleyaal,
Marka ugu horeysa waad ku mahadsan tihiin fariimihiina qaaliga ah ee aad noogu dhaafteen Buugga martida.  Waxaan dareemeynaa baahida aad u qabtaan in aad heshaan Web Page dhex-dhexaad ah ee aan qolo gaar ah ku xirneyn.  Inshaa Alaah, mar dhow waxaan idiin soo gudbin doonaa warar wax ku ool ah oo ka hadlaya dhinacyo badan, gaar ahaan kuwa shirka Nairobi ka socda, Soomaaliya guud ahaan, iyo gaar ahaan Gobolka Gedo. 
Cudur-daarasho:  Walaale-yaal, maadaama uu Site-ku cusub yahay, walina ay ku socoto howl, waxaan idinka dalbeynaa in aad noo dul qaadataan, waayo xataa haddii uu Site-ku maanta diyaar yahay, waad garan kartaan in aanay sahlaneyn sidii loo heli lahaa wariye-yaal daacad ah oo aqoon u leh howsha ay qabanayaan.  Sidaas daraadeed, waxaan mar labaad idinka codsaneynaa in aad intii muddo ah noo dulqaadataan. 
Waad mahadsan tihiin.
 
Maamulka Allgedo Online


__________________
T-Bone X

Date:
Permalink   

salam brother admin

i dun't no where to start, a mean yu guys done hell of lot jobs for da communiti. me, as member of this large Sade communiti, on behave of them, I appreciate da work done by ya, niggaz! keep it up. you homepage gotto be different this time. Look at GedoNet, man dat is to be ashamed, man, the site is completely out of wha people called a propa web site.it used 2 be one tuff serious and competetive website, but now it is boring, unpro, and deserved to be shut off. so my fellas negaz, please make us proud of ya, make this the prode of SouthSomalia Republic

Mr Admin, well done bro.

__________________
Samatar

Date:
Permalink   

good job, I am proud of you.......

__________________
Page 1 of 1  sorted by
 
Tweet this page Post to Digg Post to Del.icio.us


Create your own FREE Forum
Report Abuse
Powered by ActiveBoard