Post Info TOPIC: Gedonet wax noo dhaaama allow noo keeeen
Jannagale

Date:
Gedonet wax noo dhaaama allow noo keeeen
Permalink   


Assalaamu Caleykum

waad salaamantihiin dhamaan aqyaarta shalafta leh salaan ka dib waxaan aad iyo aad oogu faraxsanahay in la sameeyo website cusub kaasoo dhanka saxaafada ah maxaa yeelay waayahaan danbe Marexaan dhanka saxaafada wuu ku danbeeyay in horumar la sameeyo waa arin muhiim ah website-kii hore ee aanu lahayn midkaan ayaa wax noqon doonana waxaa muuqatay inuu danbeeyo waayo warar cusub looma raadsado website-yada kale ayaa ka saxaafad roon waxaan ka codsanayaa walaalaheena soo abaabulay midkaan cusub inay horumar badan oo ka duwan midka gedonet inaanu ka dareeno

__________________
Page 1 of 1  sorted by
 
Tweet this page Post to Digg Post to Del.icio.us


Create your own FREE Forum
Report Abuse
Powered by ActiveBoard