Post Info TOPIC: Hamballyo Allgedo
Mohamed Shiino

Date:
Hamballyo Allgedo
Permalink   


Aniga oo ku hadlaya magaceyga iyo kan qoyskeygaba, waxaan halkaan hamballyo iyo bogaadin ugu soo gudbinayaa ragii iska lahaa figradaan cajiibka ah ee lagu aasaasay websitekaan aan oran karno waxaa la sameeyay xili baahi weyn loo qabay.  Waxaan horay usoo nacnay websityo aan magac iyo muuqaal toona laheyn ee haddana aan dhexdhexaad aheyn.  Marka waxaan idinkula dardaarmayaa in aad sii labalaabtaan howlaha allgedo ee isugu jira muuqaal iyo waxqabadba. 


Guul baan idiin rajeynayaa iyo adinka oo noo soo bandhiga wax aan loogu baran websiteyada kale sida, adinka oo qora aragtiyada kala duwan oo dhan oo aan qaarna fogeyneyn qaarna soo dhaweyneyn sida kuwo hore loogu bartayba. 



__________________
Bashka

Date:
RE: Horta Hamballyo U kaadi Saaxiib
Permalink   



Saaxiib maxaad hambalyeesaa, meeshan mugdi baa ku jira.

Kaalaya horta, meeshan allgedo la yiraa, ma mareexaan baa iska leh sida magacu sheegayo, mise waa bog majeerteen, oo khiyaano loo suubshay.

Akhriyoo meel aan meesha kale ka fijicinayn malahan.



__________________
Qeybe Mire

Date:
RE: Hamballyo Allgedo
Permalink   


War qofyahow maxaad qoonsatay waa yaabe, mise balaayaa kaa dhex guuxeysa? 

__________________
Nuur

Date:
Permalink   

 


Waxaan anigu umalaynayaa websitkaan inay leeyihiin dad kasoo horjeeda danta Mareexaan guud ahaan. Hadaa ila fiirisaan waxyaabaha ay kahadlayaan waxaa u malaysaa inaad joogtid www.Allputland.com.......... is ku si ayay u hadlaan..................Walaalayaal adinkuba ila fiiriya arintaas.



__________________
Mohamed Shiino

Date:
Permalink   

Waxaan u maleynayaa in uu website-kaan cusub yahay.  Cid ale iyo cidii is tiraahdo naqli ama wax ka sheegna waxay noqoneysaa cid ka hordhacday waqtiga wax lagu qeiimeyn karo.  Reer Sade meel kasta way baa'bi iyeen.  Dhulkoodii bay baabi'iyeen.  Homepageyo kan ka horeeyay bay baabi'i yeen.  In ay wax qabtaan lagama yaabo badankooda, ciddii wax u qabatana dacaayad iyo afxumo kama daayaan ee maxay tahay sababtu?  Sababtu wax kale ma'ahan ee waa jaahilnimo. 


 



__________________
bayoow

Date:
Permalink   

sxb ninkaan bashka  ma  aha  marexaan ee is daayo ina  aabayalalow

__________________
Page 1 of 1  sorted by
 
Tweet this page Post to Digg Post to Del.icio.us


Create your own FREE Forum
Report Abuse
Powered by ActiveBoard