Post Info TOPIC: Mariixaan or Mareexaan?
Rage

Date:
Mariixaan or Mareexaan?
Permalink   


 


Maalmahaan danbe waxaa igu badatay inaan arko Mareexaanka oo magaciisa labadalay oona lagu badalay Mariixaan. Dadbadan oo Mareexaan ah ayaana magaca sidaas uqora, marka waxaan rabaa in la iga jaahilbixyo? Maxaa laga wadaa? ma magac cusub miyaa mise waa magiciiyoo lagu ciyaarayo?


 


Wabilaahi towfiiq



__________________
Sade

Date:
Permalink   

Saaxiib,
Sidee wax kaa yihiin? Ma iminkaad imtaxaan nooga dhigtay laba magac oo uu Mareexaan leeyahay?  Su'aashaada waxaa kaa jawaabayaa markaad kasoo jawaabto su'aalaha hoos ku qoran:

Waa maxay farqiga u dhaxeeya magacyada soo socda?

CILI IYO CELI
CILI-DHEERE IYO CALI DHEERE
ISAAQ IYO IIDOOR
TANADE DAAROOD IYO LEYLCASE
ENGLAND, UK, GB, BRITISH
GREEK IYO GRECE
SOMALIA, SOMAL IYO PUNTLAND
ABESSINIA, HABASHI, IYO ETHIOPIA
MAQDAXO, MUQDISHO IYO XAMAR

Saaxiib Raage,
U maleyn maayo in uu shebekaddan Allgedo  Iskuul ka furan yahay oo aan wax isku bareyno.  Waxaan adiga iyo kuwa su'aalaha raqiiska ah halkaan kusoo bandhigaba ka codsan lahaa in aad isku daydaan in aad su'aalahaas banaanka isku weydiisaan, iskuna daydaan in aad maskaxdiina ka xalisaan su'aalaha qaarkood.

Aniga oo huba in aad magacyada dadka iyo kuwa booska ee  kor ku qoran sababaha ay sidaas isugu bedeleen aad garan karto, ayaa haddana waxaan kuu sheegayaa jawaabta aad raadineysay oo kooban.


Saaxiib,
Magacu ha ahaado mid qof (dad), mid shey (walax) ama mid makaan (boos) waxuu maraa tadhawar ama marxalado uusan ahaaneyn sidii loo yaqiinay markii uu muddo dheer sii joogaba.  Taasaa keentay in magacyada Dowladaha, dadka iyo boosaska ee kor ku qoran ay yeeshaan magacyadaas kala duwan oo cadeyneysa in ay muddo dheer soo jireen. 

Sidaas awgeed,
Saaxiib labada magac ee Mareexaan iyo Mariixaan labadaba waa magac ka mid ah qeyb ka mid ah bulshada reer Sade, sidaas u fahan oo ugu dhawaaq ama u qor hadba kii aad rabto ayada oo aanay jiri doonin cid ku xiri doonto ama ku dili doonto!   



__________________
Rage

Date:
Permalink   

 


Waad mahasantahay saaxiib. Waad iga jaahilbixisay su'ashaydii.


 


Thanks again.



__________________
mahad

Date:
dantiina maad garataan mareexaanoow?
Permalink   


waad mahadsantihiin asxaabta figradaha wanaagsan meesha isku waydaarsanaayo kuwa aan ka ahayn figradaha xun xun ee ay allgedo banaanka soo dhigto intaas ka dib
sxbyaal ha isku mashquulinina magaca mareexaan maxaa saas looga dhigay maxaayeelay waax idiin taal hawl ka ween teeda kale waxaan ka codsanayaa dhalinta xamaasaysan in ay joojiyaan waxyaabhaha ay shacabka ku kala fogaynayaan iyo dacaayadaha beenta ah

__________________
Uurdoox Maxamed Shire

Date:
Permalink   


Shalay bay aheyd markii ay Soomaali ku jajabtay abuuris hadalo been abuur ah iyo qabiil wehesho.  Qabiil durbaan loo tumo faa'iido kama timaado.  Maantana waxaa weerar lagu hayaa labada website ee kaliya ee ay reer Sade leeyihiin oo ah Allgedo iyo Gedonet, sababtu maxay tahay?  Sababtu wax kale ma ahane waa ayada oo ay bulsho waliba ku jiraan kuwo jiran oo aanan aqoonin waxaan ka aheyn reer Hebel iyo reer fulaan. Bal u fiirso waxa uu ninkaan hoos ku qoray oo ah in ay Allgedo warar been ah soo bandhigto, ninka warkaan qoray waxuu la mid yahay sida kan isla bogaan ku qoray war uu ku lahaa "aniga waxaan ahay Cali Dheere, allgedana waxay lidi ku tahay Cali dheere", soo warkaas war jaahilnimo ma ahan?  Maxaase ka dhaxeeya Allgedo iyo Cali dheere? Cali Dheerase ma cid bay Beled Xaawo ka xigaan?  Beled Xaawo soo Mareexaan malahan? Sida ay Allgedo sheegeenba, soo waxa meeshaas ku dagaalamay ma ahan garab kaliya oo ah snf/srrc? Waa la yaabe yaa xukuma garabkaas?  Soo Sayid ma ahan ninka xukuma? Yuusuf Kaantina soo ku xigeen uma ahan?  Haddii uu halkaas dhib ka dhacay oo guryo la gubay, yaa iska leh eeda?  Ma waxaan dhihi karnaa Cali Dheere ayaa eeda iska leh mise waxaan dhihi karnaa labadii dhinac ee garabkii snf/srrc baa eeda leh?  Anigu Allgedo iyo Gedonet midna difoose uma ahi, laakiin nin baa hadda ka hor yiri baa la yiri "dhurwaa-dhurwaa ka gardaran markaan arko, afka maku dhufataa baa i qabata."

Hala joojiya dacaayadaha raqiiska ah ee labadaas website ee ah kuwa kaliya ee aan leenahay lagu hayo. 


 




Aniga waxaan leeyahay dadka jaahiliinta ah ee eeda uusan Cali Dheere laheyn dusha u saaraya ee moodaya in ay u hiilinayaan ha joojiyeen war xumadooda, haddii kale dad badan oo aan aniga ka mid ahay oo markii hore u haystay in ay dhulkaas gubeen rag gaar ah ee ka tirsan Jabhadda snf/srrc ayaa waxay bedeli doonaan figradaas una qaadan doono in arrinta gubidda ah ee halkaas ka dhacday ay ka danbeeyeen Cali Dheere, waayo Soomaalidu waxay ku maah-maahdaa meesha bugta iyo fartaa is og.





Originally posted by: mahad
"waad mahadsantihiin asxaabta figradaha wanaagsan meesha isku waydaarsanaayo kuwa aan ka ahayn figradaha xun xun ee ay allgedo banaanka soo dhigto intaas ka dib sxbyaal ha isku mashquulinina magaca mareexaan maxaa saas looga dhigay maxaayeelay waax idiin taal hawl ka ween teeda kale waxaan ka codsanayaa dhalinta xamaasaysan in ay joojiyaan waxyaabhaha ay shacabka ku kala fogaynayaan iyo dacaayadaha beenta ah "






__________________
sayga

Date:
RE: Mariixaan or Mareexaan?
Permalink   


makastaddii ureesey ee raxawentu raranjirtay ee mareexan walgood shegan jiray waaye waxa inta kibreen maanta ku dhahaya mariixmaan. Hooyaddiin xabashidu dhabi jirtay w***. xabashi aa isku heleneesan, xabashi waa guuri ee ma kadabaguuri. eeleyda wad ka liidataan. dumarkana malyan jeer ayaad kadarajahooseesiin kulligiina. sida ku sii wada ama mariixmaan ku qorta ama mawasmaan ku qorta waxkasta oo ku qortaan gadaal aa fudkiisa la idinka cabsiinayaa, xabashayahay xabashadu dhashay oo naagihiini cunuga xune ee gedo looga yaqaan dacasle ee xabashiga ah ayaa gabdhihiina maalinba mid ku wasa dooloow, baladxaawo iyo hareereheeda. garacyo wada rimahyihin cid walban waa ogtahay idinka iyo soomalida kale. mareexaan ama sade waa uu is raacay, qolodiina xabishudu dhawdo ee SNF/SRRC iyo waxkasta labaxa ...suga waqtigiiina mardhow suuqaqa dooloow iyo beledxaawo iyo luuq haddii la idinku daldalin. uskugyahow. uskga huuro kaadi amxaar cabe.


sayga j

__________________
Uurdoox Maxamed Shire

Date:
Permalink   

Nacalaa sheydaan ku yaala. Akhristow, waligaa ma maqashay wiilkii yiri "aabow kan yar iga celi anaa kan weyn iska celinayee."  Ma jecleen in aan la caytamo badow aanan lasoo barin wax aan ka aheyn xatooyo iyo dhac xoolo ay umad kale leedahay.  Laakiin, maadaama aan iminka ogaaday in ay jiraan kuwo noocaas ah oo sidaas u fekeraya, waxaan jeclahay in aan jaahilkaan mid yar ku darsado. 

Anigu hadalkaba badin maayo ee bal is weydii waxii Xeraale ka dhacay?  Soo adigii gabdhaha reer Sade ilaa iyo waqtigaan Dirta la hoos guur-guuranaaya ma'ahan!  Soo adigii ka caagay ma'ahan in aad Caabudwaaq iyo Balanballe isaga gooshto!  Yaa silacaas ku dhigay tuugyahow mariyay oo madoobeeyay!  Soo adiga iminka qarka u saaran in aad Gobolada dhexe uga soo cararto waxoogaaga yar ee wadaadada Direed ah ma tihid!  Yaad ismooday nijaasyahoy buuryada leh?  Xeraale ayaad wax ku qaadi weyday markaasaad iminka usoo dhaaraneysaa Gedo Uur-weyn!  Walee in aad weyn meel aad martay, haddii uu murunkaada batana, Dir un baa laguugu yeeri si aad mar kale Gabdhaha ugu geyso xaaran yahow edebta daran.  Car mar danbe war afkaada qurmoon haka soo baxo bilaa edeb yahow bilaa edebku dhalay ee aan akhlaaqda lasoo barin. 




quote:

Originally posted by: sayga

"makastaddii ureesey ee raxawentu raranjirtay ee mareexan walgood shegan jiray waaye waxa inta kibreen maanta ku dhahaya mariixmaan. Hooyaddiin xabashidu dhabi jirtay w***. xabashi aa isku heleneesan, xabashi waa guuri ee ma kadabaguuri. eeleyda wad ka liidataan. dumarkana malyan jeer ayaad kadarajahooseesiin kulligiina. sida ku sii wada ama mariixmaan ku qorta ama mawasmaan ku qorta waxkasta oo ku qortaan gadaal aa fudkiisa la idinka cabsiinayaa, xabashayahay xabashadu dhashay oo naagihiini cunuga xune ee gedo looga yaqaan dacasle ee xabashiga ah ayaa gabdhihiina maalinba mid ku wasa dooloow, baladxaawo iyo hareereheeda. garacyo wada rimahyihin cid walban waa ogtahay idinka iyo soomalida kale. mareexaan ama sade waa uu is raacay, qolodiina xabishudu dhawdo ee SNF/SRRC iyo waxkasta labaxa ...suga waqtigiiina mardhow suuqaqa dooloow iyo beledxaawo iyo luuq haddii la idinku daldalin. uskugyahow. uskga huuro kaadi amxaar cabe. sayga j"



__________________
suldaa

Date:
Permalink   

war  booni kibirtay luuqbay nagu qasaayeen boon iyo ree xasan hadana ma b/xaaway rabaan in ay  qasaan

__________________
Cusman Mire Fartaag

Date:
Permalink   


War hana ceebeyn caaq yahow.  Waxaad nagu dhejineysaa tiimbare midgaanimo hadaan nahay reer Sade oo dhan.  Waa maxay boonta aad sheegeyso, soo Howraarsame ma'ahan niman Mariixaan ah.  Anigu waxaan ku leeyahay caaq baad tahay aan ogeyn in uu bani'aadan-ku siman yahay oo uusan kala sareynin ee wax soo baro.  Ilaah quraankiisa waxuu ku yiri (waxaa aniga agteyda iigu dhow kiina ugu cabsida badan ee ehelu taqwaha ah.)

Soomaalida sida ay u taqaano boon, macnaha uu leeyahay ee ay u bixiyeen ee qaldan waa: Ninka faqriga ah, ninka tabarta daran iyo ninka jaahilka ah.  Marka haddii ay tahay macnaha boonimada ay Soomaalida inta badan u taqaano, markii aad qabiilooyinka Mareexaan dhinaca dhaqaalaha iyo aqoonta kaga horeeya u tagto, Mariixaan oo dhan baa boon noqonaya soo ma ahan?

War hoy kuwa badawda Mariixaan ah ee uu maan maray iska dacaayadeynta bilaa macnaha ah ee aanan ku fakareyn horumar bani aadnimo waxaan leeyahay aniga ORDA OO QURUNKA AAD QUBEYSAAN KALA DHEXBAXA MARIIXAAN DHEXDIISA OO GURYAHIINA LA JOOGA.  Aniga waxaan ku soo dhex koray umado kale oo aanan Mariixaan aheyn, waligeyna ma arag dad sidaan u liita oo sida aad u fekereysaan u fekeraya ee dhulka iska qaada oo wax qabsada Ilaah baa koley sidaan idiin abuuray oo cid idin bedeli kartaayi ma jirtee. 

Howraarsame xaal ha qaato, waana ognahay waxa aan munaasabkooda aheyn ee ay kula kaceen duqeydii hore ee casri jaahiliyada, iminkana ay ku wadaan kuwa aanan waxba ogeyn ee sida dameerkii iska ciyaya.  Marka Howraarsamow xaal qaado meel aad joogtaba.  Anigu waxaan ku koray meel aanay Soomaali inta badanba joogin oo ah gudaha dalka Etoobiya, markaan isu kiin sheegana waxaan ahay nin reer Xasan ah, dadna waxaan ugu jeclahay umadda muslimka meel ay joogtaba iyo Soomaalida imana kala xigaan.  Dad waxaan ugu necbahay kuwa jaahiliinta ah ee islaamka neceb oo kala qoqoba oo magacyada aanay mudneyn ku sheega.  Marka waxaan leeyahay dib ha uga fiirsadaano kuwa iska yeera sida Dameerka hadalada aanay ka fekerin ee ay iskaga dhawaaqayaan.




quote:





Originally posted by: suldaa
"war  booni kibirtay luuqbay nagu qasaayeen boon iyo ree xasan hadana ma b/xaaway rabaan in ay  qasaan"






__________________
nin ween

Date:
Permalink   

hahahahaha war yaa ila qoslo war midkaagan ku faanaayo in uu yahay reer xasa sxb boonta dhabta ahba in aad adinka tihiin sooma ogid  maxaad hawraarsame  afka ula laacaysaa maxaa yeelay sifooyinka aad sheegtayba adinkaa maanta mareexaan oogu badan haday tahay jaahilnimo haday tahay faqiirnimo hadaytahay caqli xumo saasooy tahabaa hadana adiga nagaylo ka imaaday waxaanba la yaabanahay oo aan  qaadan.lahay nin reer xasan ah oo waliba nagaylo ka imaadaybaaa maanta fikirkiisa  shabkadan caalamiga ah ku soo gudbinaayo run ahaantii taasi waaaba wax lala fajaco yaaba ka darane kkkkkkkkkk

__________________
Cusman Mire Fartaag

Date:
Permalink   


Inta madaxa ku socota iyo inta minjaha ku socota way isku maalin diimaan baa la yiri.  Waxaan aad ula yaabanahay midkaan jaahilka ah oo la mid ah sidii maroodiga ay takarta fuushay ee aan arkeyn taas ee arkaya un maroodiga kale takarta fuusha.  Waxaanba u maleynayaa kani Mariixaan ma'ahan, sababta aan sidaas u leeyahayna waa kuwaan:


 1.  Cawaankaan, horta wuu caytamay, ninkii calaamadaha lagu yaqaan cawaanta iyo jaahiliintana waxaa ka mid ah aflagaado iyo dagaal joogta ah in ay ku qaadaan dadka kale.
 2.  Waxuu yiri RUUX NAGEYLE KA YIMID SHABAKADAAN CAALAMIGA AH WAXBA KUMA QORI KARO, waxuuse iloobay in Mariixaanka reer Galgaduudeed aanay dhulba ku laheyn Soomaaliya oo aan ka aheyd labada degmo ee xuduuda saaran ee Caabudwaaq iyo Balanbale.  Asaga oo aanan sidaas wax u ogeyna, waxuu doonayaa in uu Mariixaanka reer Galgaduudeed uu ka dhigo sidii in ay dhul leeyihiin, Mareexaanka reer Nageylana uu ka dhigo in ay degan yihiin Itoobiya oo aanay Soomaaliya waxba ku laheyn. 

Badowyahow, dhulaaga ma taqaanide, soo ma degtaan Doolo iyo Ximan?  Xagey ku yaalaan oo laga xukumaa FADHIGARAADLE, ULASAN, QALQALOOC iyo deegaanada u dhow Wal-waal iyo Wardheer?  Dhulkaas soo dhul Mariixaan ma'ahan, soona ma xukunto Dowladda Itoobiya.  Cawaankiiyow, soo ma'ogid in aadan xataa maanta sheegan karin dhulkii Galgaduud la oran jiray oo ay waa hore Habargidir idinka qaadatay, iminka soo ma ogid in aad isaga socon la' dihiin Caabudwaaq iyo Balanbale oo ay waxoogaa Dir ah noolasha cariiri idinkaga dhigtay ilaa ay idinku kalifeen in aad gabdhaha u geysaan.

Dhinaca dhalashada markii la eego, horta anigu ma rumeysni in uu Mariixaan boon leeyahay, laakiin haddiiba aad cid dureyso soo walaalahaa aad dhowrka oday kala tirsataan ma ahan waxa aad boonta maalin walba ku sheegeyso anaga aan kaa cel-celineyno?  Aqli xumihiiyow, Howraarsame Mariixaanka guud ee aan wadaagno ka sokow adiga ayaad jifo hoose tihiin, waxaadna damacday in aad u saariso danbi aanay gelin, la'idinkase yeeli maayo oo waa la'idinka dhicinayaa ilaa la'idin geeyo booska aad ayaga xaqdarada ugu xirteen. 

Nabsigu waa cajiibe, ma taqaanaa maanta reeraha Gedo isku haya? Gedo waxaa isku haya jifooyin ayagu walaale ah oo dhiig iyo dhalashaba wadaaga oo reer Gededood ah, mar ay dhamaatana colaadahaas way dhamaan doonaan ee adigu orad oo gabdhaha ka cesho Dirta Dooraalayahow dooraaluhu dhalay.  Jaahil baad tahay, jaahilna luuqad kale oo aan cay iyo aflagaado aheyn ma yaqaano, sidaas awgeed baan kuugu jawaabayaa qaab la mid ah qaabka aad u hadashay.  Akhyaarta kale ee qoraaladaan akhrisata haka raali ahaadeen hadaladeyda qaraar, wax kale ma ahane waa in aan edbiyo kuwa aan edebta lasoo barin ee uusan afkooda iyo dhagahooda iska warheyn.

Edeb laawe, karka waxa kaa keenay waa la yaqaan, laakiin cidina kuu juuqi meyso ilaa aad ka towbad keento.
 

quote:





Originally posted by: nin ween
"hahahahaha war yaa ila qoslo war midkaagan ku faanaayo in uu yahay reer xasa sxb boonta dhabta ahba in aad adinka tihiin sooma ogid  maxaad hawraarsame  afka ula laacaysaa maxaa yeelay sifooyinka aad sheegtayba adinkaa maanta mareexaan oogu badan haday tahay jaahilnimo haday tahay faqiirnimo hadaytahay caqli xumo saasooy tahabaa hadana adiga nagaylo ka imaaday waxaanba la yaabanahay oo aan  qaadan.lahay nin reer xasan ah oo waliba nagaylo ka imaadaybaaa maanta fikirkiisa  shabkadan caalamiga ah ku soo gudbinaayo run ahaantii taasi waaaba wax lala fajaco yaaba ka darane kkkkkkkkkk"






__________________
GENERAAL

Date:
Permalink   

HOLD YOUR HORSES.    u maleen mahayo inaad kuligiin magaca sade wada wadagno,waxaan la hadlaya kuwa sida waxuushnimada ah u jawaabaya. qabaa'ilada soomaaliyeed waxay is wetdaarsadaan waxqabdka deegaamadooda iyo wixii loo tari lahaa,inta aqoon yahaan qalin jebineysa IWM.Mareexaan ilaahey ha iska daayo,rag iyo dumar aad u fara badan oo weliba quality leh ayaan leenahay marka ilma adeerayaalow aan taas ka faa'iideysano oo kuwa inoo tuuraya LETS IGNORE THEM AND WORK ON STABILITY AND REFORMING THE THREE LANDS OF MAREEXAAN(MUDUG,GEDO IYO KISMAAYO).MY APOLIGIES IF IN ANY WAY YOU MAY FILL OFFENDED.GOD BLESS MAREEXAAN

__________________
Eelaay

Date:
Permalink   

Mareexaan af ingiriis aqaano majiraa horta........war luuqadaha wadamaha aad joogtiin barta dadyahoow aad u danbeeyo!

__________________
Cusman Mire Fartaag

Date:
Permalink   

Eelay iyadu waa un Eelay, waase asagii ooba magaciisiina Eelay ka dhigtay!  Mareexaan in uu dhintay waxaan ku gartay Eelay baaba caynaya oo wax ka sheegaya.  Eelaayow, English iyo luuqad kale oo aad ku hadasho iska daaye, maxaa kaa dhawaajiyay adiga oo aananba Af Soomaaligii garaneyn? 

Meelun habartii ki dhashay ee doorka laheyd ma jiifto ee adi iska joog aan un ka eri,  Kheeeekh, elay wiiq waaxid! Edab yeelo aan ani ka iri, haddii kale edeb aa la'kiin weeley. 




quote:

Originally posted by: Eelaay

"Mareexaan af ingiriis aqaano majiraa horta........war luuqadaha wadamaha aad joogtiin barta dadyahoow aad u danbeeyo!"



__________________
GENERAAL

Date:
Permalink   

quote:

Originally posted by: Eelaay

"Mareexaan af ingiriis aqaano majiraa horta........war luuqadaha wadamaha aad joogtiin barta dadyahoow aad u danbeeyo!"

WAR ILEEN TANOO KALE.EELAY BAA MAANTA MAREEXAAN AQOON DARO KU SHEEGEYSA.WAR SHALAY MARKUU SAYID MAXAMAD CABDULLE XASAN KUGU GARAACAY AF MUSLIN IYO AF GAALO AAN KUUGU IMAADO FIIGI KUGU DHACAY 21KII OKTOOBAR BAA KUUGU HOREYSAY UMAD AAD SOO DHEXGASHO IYO SCHOOL AAD LACAG LA'AAN KU DHIGATO MARKA ANIGU HADAAN ADIGA AHAY MARKII MA'DA LA SOO HADAL QAADO WAXAAN KU DIGRIN LAHAA(GOD BLESS MAREEXAAN) SO BEFORE YOU SPEAK,DONT FORGET IF IT WAS'NT MAREEXAAN,YOU COULDN'T EVEN SAY WHAT YOU ARE SAYING TODAY.

__________________
Anonymous

Date:
Permalink   

walayaab waxaanba layaabanahay ninkan leh qofnageeyla ka yimid in uu furumka n soo galo allah hu akbar waxaanba layaabanahay ninkan wax barashada uu ku faanayo iyo meesha uu ku bartay?  war sxb ma waxaad iloowday in uu reer xasan kaa aqoon badanyahay hadii aay tahay mid diin  iyo  mid kalaba hadii aan ku caaynlahaa waxaan noqonayaa mid kula daraja ah sidaa daraadeed waxaan dhooranayaa sharafteeyda  taaa waa intaa'  tan kale ma waxaad hilmantay

qodobadan hoos ku xusan                   1= mahilmaantay inaay yihiin reer xasan nimankii  ciirta idinku soo koriyay  idinkoo ceeyr ah 2= ma hilmaantay inaay yihiin rag ii aad lajirka u ahaan jirteen  oo waliba geela aad afka ku maali jiteen liaa iyo hadeerna aay naasaha marooreen hadii uu jooga gedo  iyo nageeyla  maka hadii aan sii wado ceebahada waxan halkan iska dah inta cimrigeeyga ka dhiman soo koobi karo ma aha   ee bal marka hore adiga is xisaabi in taan lagu xisaabin  dhanka kale waxaan rabaa inaan ku xasuusiyo ileen waxaa kugu yar aqoonte in uu mariixaan 2bo ukala baxo  xasan iyo isaaq  kadibna cida aad boonta ku sheegtayna aay ka dhalatay  isaaq kkkkkkkkk adiga is xisaabi kkkkkkkkk from nageeyla                                                         

__________________
Anonymous

Date:
Permalink   

BISMILLAH waxaan jeclahay iin aan fikir keyga ka dhiibto comment oo dad badan fikir radahooda ku soo bandhigay marka aniga waxaan ahay nin mareexaan oo hawraarsame ah waxaan jeclahay in sina aan idinka faaideysto sina aan idiinfaaiideeyo taana dunida ayaa ku dhisan marka hore waxaan ahay ahay arday mar dhaw jamacada dhameystay waxaana diyaariyay (BACHOLAR OF MEDICINE AND SURGRY) waxaan ka diyaariyey (CORADNO STATE MEDICAL IN BELARUS) run ahaan ma rabo in aan guda gali fikir ay dadi hori ugu soo hadleyn lkn waxaan la yaabanahay sababta keentay in aan mar walba dadka ka yaraano xaga aqoonta macnaha Jamacad baan waxaan ku dhiganeynay 25 arday oo somali ah waxaan is jirnay 6 mariixaan oo afar ka mid hawraarsame tahay midna reer siyaad midna reer ugaas sharma,arke run ahaan anagoon meesha ku badnaan somali ahaan dadka oo idil ka dhaxeeysa ayaa mararka jaaar  waxaad dareemi in aan ahmiyad badan siin wax barasha marka walaahi waan jeclahay in somali oo idil wax bartaan hadana marka aan arko meel mariixaan looga badan yahay waxbarasha waan damadaa miyeysan aheyn in dhiigu na dhaqaaqo oo aan yar iyo weyn wax barano ileen wax barasha weynan iyo yaraan malaha marka walaalaha an jeclaayow qabiil yaan ku habsamin ee hadaad rabtaan qabiil sharaftiis aan wax barana oo aqoon miisa la soo fadhiisan waad mahadsan tiin kuligeen
have nice work for study

__________________
Anonymous

Date:
Permalink   

waan ku salaamayaa walaal waxaan ahay wiil hawraarsame ah waxaanan ku noolahay kuwaiyt inaan xiriirno ayaan jeclaan lahaa waxaad igala soo xariiri kartaa emilka  faras_cade@hotmail.com

__________________
wiil Howrarsame

Date:
Permalink   

waxaan rabi lahaa maanta dadka inaay fahmaan dhibka meesha uu kahaysta iyo wanaaga meesha uu kujira waxaa muhiim ah qofka inuu ogaada hadafka uu raba inuu kagaara aduunya waxa uu tiigsana kadibna iyo cimriga ilaah uu sii waxa uu ugu faa iida kara waxaan filayaa qofki ilaah uuna kaqaadin caqliga inuu kala garan doona waxa xun iyo waxa wanaagsan ehelka iyo shisheeya hor marka iyo dib udhac ws wr



__________________
Page 1 of 1  sorted by
 
Tweet this page Post to Digg Post to Del.icio.us


Create your own FREE Forum
Report Abuse
Powered by ActiveBoard