Post Info TOPIC: WANTED(CABDI BILE)
GENERAAL 1

Date:
WANTED(CABDI BILE)
Permalink   


JAALAYAAL MAALIN WANAAGSAN:waxaa loo baahan yahay nin ama naag guuxa gawaarida ka dheereysa oo soo qabata gen.morgan(CABDI BILE) nolol iyo geeri midba sababtu waxa weeye mar alaale markay xabadu bilaabato x seedigeen lugahiisa iyo wadada cad buu is baraa.waan ku aqaanay inuu xabada ka xishoodo(ilaahey amarkii)laakin kuma aan ogeyn inuu sidaa u dheereeyo.WE NEED QUALIFIED APPLICANTS ASAP.THANX!!!     GENERAAL 1.

__________________
TAF & MIRIQ

Date:
Permalink   

Haa sxb,
Waxaan u lameynayaa in cid iiga haboon shaqadan aysan jirin. Anniga waxaan ahay orodyahay natural ah iyo weliba a sharp-shooter weyn, caana ka ah goboladda dhexe oo dhan, Puntland & Xamar, waxaa laa iiga yaqaanaa dhulkaa Gaalkacyo, GAroowe, Burco, matabaan, CaliXasan, Ballanbale, C/Waaq, Burgesole, B.Omane, Baydhabo, jawhar, Guriceel, Dhuusomareeb, Yeed, Xeraale, Balli Kibir oo aan hwlo xasaasi ah ka soo qabtay. Shaqooyinka aan qabtaa lacagaha waa la ii hormariyaa.

Waxaa la igu naaneesaa Rashiid Taf & Miriq, Haf & Balaw, Farabaxsay, Rooraaye, Fakatay, magacyadaas oo dhan waa magacyadeyda, waxayna sifaynayaan halka aay le egtahaya kartideyda orodada. Marka Anniga waxaan haystaa rag calooshiis u shaqeestayal ah, adinka wzxaa la idinka rabaa oo kaliya inaad bixisaan qarashka 80% 20 ka kalena marka howsha la dhameeyo. Anniga igu halee haddii aad mar dambe aad maqashid moorgan hadalkiisa. Waxaan u dhigeyna sun sunta cayaanka oo kale ah oo lagu soo farsameeyey shaybaarada CIA-da ee California ku yaala oo aanu si sir ah ku soo gadanay. Orodna meel iigama uu gaarayo haddii uu is yiri cid ku gaareysa malahan.

CV-geyga oo kooban waa kanaa asagoo buuxa emailkaada ii dhaaf waankuu soo dirayaa.

Name: Rashiid Muuse Cilmi
Nickname: Haf& Balaw, Farabaxsay, Taf & Miriq
Type of sport: Orodada dhaa-dheer & Fagaxda
Proffession: Runner
Achiements: 5 times record breaker, ka dhereeyey gaari xaajiyadda, la baratay Landcruiser, barejo, haysta Koobka koobabka ee Afrika ee Africa Wild Runner & Africa Cross Country-side Ruff Runner titles.

Usoo shaqeeyey: C/yusuf maruu uu idiray inan soo dilo Jamac cali Jamac, Natiijo: Jaamac doon ayuu iga koray, way o way ila hada wan ka shalaayaa!

La soo shaqeeyey Caydiid maruu uu idiray inaan marxuunkii Maxamed Siyaad ahaa intuusan xadka kenya gelin soo qabto, Natiijo: Waa loo geli waayey oo xaajiga rag & Hub culus ayuu watay, ragii ila socday oo assistantiga ii ahaa 5n wuu cunay (la dilay).

Xamar howlo badan oo weli sir ah (a classified information) ka soo qabtay oo kulligood wada ahayen mission accomplished!.

La soo Shaqeeyey Cusmaan Caato, mission-kii lagu dilayey Caydiid, Waan soo qabtay Caydiid, balse illaaladiisi ayaa xabad la heleen si aanu nolol ula tegin. hilibkiisi meel kasta ayuu ku firfirdhay, rageygii 5 aa asaga raacday, annagana dhawacyo ayaa naga soo gaaray.


Haddii aad rabtid waxaad iga soo hubin kartaa dhamaandadki aan howlaha gaargaarka ah u qab-qabtay oo hadana weli xirriir leenahay waa aay badanyihiin, balse kuwaan ayaa ugu waaweyn: Korneel C/hi Yuusuf, Cusmaan Caato, Qanyare, Maxamed Dheere, Shaati guduud, Silaanyo, Xuseen Caydiid, C/Qasin Salaad.


Haddee haddii aad mareexaamoow Morgan maara u la'dihiin la baxa lacag.

nabadeey
Rashiid Farabaxsay

__________________
Yaasiin

Date:
Permalink   


Kkkkkkkkkkk, sxb wad iga qoslisay, waxaan umaleynayaa in aan ku aqaano mid la dhihi jiray Manaxe sow adiga ma ahan? ninkii 97dii uglay C/yusuf jidka meel u dhexeysa Gaalkacyo iyo Garoowe oo watay hak gaari oo tigniko ah iyo xaajiyad? kkkkkkkkkkkkk, Sidee kaga fakaday korneelka waagaas, haddaad run sheegesid korneelka orod kaagama baxsadeeene.

__________________
Page 1 of 1  sorted by
 
Tweet this page Post to Digg Post to Del.icio.us


Create your own FREE Forum
Report Abuse
Powered by ActiveBoard