Post Info TOPIC: yaa mareexaan qasaaya
maxamed cali waraabe

Date:
yaa mareexaan qasaaya
Permalink   


dhammaan waxaan salaan gaar siinayaa  dadka ku ab tirsada mareexaan ama sade walaalayaal ma waxaa dan noo ah sidaan aan maanta nahay mise in aan xaalka wax ka badalno waxaad moodaa maanta in somalida kale gaartay wax ay ku faanaan hadaan tusaale ahaan u soo qaato waxaa kamida iskuulaad jaamacado isbitaalo iyo iyagoo samaystay maamul taas waxaad moodaa in ay mudantahay ku dayasho laakiin waxaan dib u fiirinayaa dhulka aan daganahay oo aad moodid midka maanta somalia ugu liita haday noqodo aqoon caafimaad maamul iyo wixii lamida  horumarka waxaa keena dadka dada yar anaguna waxaan maanta isku haysanaa wax laga yaqyaqsado oo ah in aan isku laynay isbaaro taasoo ay nagula yaaban yihiin somalia oo dhan waxaan ku talibayaa in ay ka caan dhalinta yar oo aysan fiirin danaha siyaasi isku sheegyada manaxayaasha ah waad salaamantihiin

__________________
bayoow

Date:
Permalink   

sxb waraabe  waa d  mahadsantahay     intaa   kadib    waa su aal u baahan jwaab  yaa mareexaan qasaya    laakiin jawaabtu  waxaa  weeye   mareexaan waxaa  qasaaya  waa layaqaan   waa da ku mamay      siyaasad xumo   iyo   in ay ka la dilaan n  mareexaan dhexdiisa  kooxahaas  waa l ayqaan   anigu  kolay  nin ayaan ahay waan aqaan   laakiin   ma  magaacaabaya     waa da u bartay in ay  xagqa   waalalhhod dud siiyaan     waa  daka  ka  shiday  g gedo  dabka   dami la  ilaa hada     waa dad  soo  geliyay  wadanka  amxaarada   oo ugu horeeyay  


waa  raga   ugu sheekeeyay    wiilashii sade  ee doolaw tagay   itoobiya  walaala  ayaa  nahay  oo  waa ilma  cajab   iyo carab   marka   xaqiiqada  ayaa laga eexanayaa   ma ahane  waa la iska yaqaan   dadka  mareexaan qasaya 


anigu  kolay  waxaan oran lahaa mareexaanka  saafida  iska qabta b ragaa   


 


bye bayoow



__________________
wadaadyare

Date:
Permalink   

walaal bayoow  waa runtaa w in mareexaan laqasay  laakiin waxaad tiri ma magacaabayo hadana dib ayaad ka magacowday  taasna la soco anigu hada waan ogaadayu dadka aad sheegayso


__________________
bayoow

Date:
Permalink   

soomaalidu  waxay tiraa  cayrin  cune calloshiisu  ka  tuhun qabaa  walalaale  wadadaow  maxaa ku   waalay   oo kaa hadashiinaya  anigu wax jiraan sheegaye   mise wax ayaad isku ogtahay  wadaadow   ma  iga  wareegtid mise  runtaan alaabada   nka soo qaadaa      ma  wax jiraa diidaysaa  in  ina  xaaji masale  wiilasha  ku oran jiray  itoobiya  walaala   nahay  waa  ilama daarood    taa  miyaa   diidaysaa    hady tahay jawaabtaadu  haa ii soo sheeg anaa caday kuu haaya  


bye bayoow



__________________
Page 1 of 1  sorted by
 
Tweet this page Post to Digg Post to Del.icio.us


Create your own FREE Forum
Report Abuse
Powered by ActiveBoard