Post Info TOPIC: CIID WANAAGSAN(1DA LUULYO)
GENERAAL 1

Date:
CIID WANAAGSAN(1DA LUULYO)
Permalink   


JAALEYAAL WAAD SALAAMAN TIHIIN.salaan bacdigeed waxaan halakan kaa salaamayaa guud ahaan ummada soomaaliyeed,gaar ahaana ummada sade maanta oo ay tahay maalin taariikhi ah oo ku beegan xoriyadii dhulka soomaaliyeed(waqooyi &koonfur)laga xoroobey gumeystayaashii talyaaniga&ingriiska.shaki kuma jiro maanta inay ka liidato soomaaliya 1960kii siday ahayd.   abshirta allaha ina waafajiyo,ilaahey ha loo noqdo,carra alle ayaa ina haysata.WAXAAN ILAAHEY KA RAJEYNAYAA INUU SANADKAN KIISA KALE SOOMAALI OO NABAD,HORUMAR IYO BARWAAQO KU CIIDAYA INA TUSO.AAAAAAAAAAMMIIIIIIIIIIIIINNNNNNNN!!!!!!!!!

__________________
Page 1 of 1  sorted by
 
Tweet this page Post to Digg Post to Del.icio.us


Create your own FREE Forum
Report Abuse
Powered by ActiveBoard