Walaaleyaal waxaan idinla socodsiineynaa in aan dib u furnay Allgedo Forum oo intii muddo ahaaba hawada ka maqnaa. Sababta ugu weyn ee aan Forum-ka meesha uga bixinay waa inaga oo aragnay in lagu caytamo ama la'isku aflagaadeeyo Forum-ka. Kaddib markii aan akhriste-yaashayada ka helnay codsiyo badan oo ah in Forum-ka dib loo furo waan yeelnay codsigaas waana furnay Forumka. Sidaas awgeed, waxaan akhriste-yaasha allgedo iyo inta Forum-kaan soo gashaba ka codsaneynaa in aanan nala ku kalifin in aan mar kale xirno Forumka. Walaaleyaal, cayda ama aflagaadada waa xaaraan sharci islaam iyo mid gaalaba. Marka waxaan mar labaad codsaneynaa in aanan lagu caytamin ama la'isku aflagaadeyn Forumkan.
waxaan halkaan ka salaamayaa walalaha sade meel waliba ay aduunka dacaladiisa ka joogaan intaa ka dib waxaan mahad u celinayaa maamulka gedo.com oo marlabaad isku taxluujiyay inay noo furaan meel aan figradaheena ku kala dhiibano aad baad u mahad san tihiin hoosha aad wadaan waa hool culus ee ilaah ha idinla gacan qabto aniga waa markii iigu horaysay aan soo booqdo gedo.com umana malaynayo inay noqndoonto tii iigu dan baysay waad mahadsan tihiin GOD BLESS MAREEXAAN EVERYWHERE
marka xalku waaxuu iman karayaa marka dad ay noqdaan dad siman waan oganhay hadaan sade nahay cid dhan ayaan ka saarnay qabiilka oo aan ka dhignay daad aan nasab ahayn oo gabdhahooda aan la guursan oo la takooray maxay ku dhacaday taas yaase sameeyaya
jawaabta waxaan ka sugayaa cid walaboo caqli u saaxiib ah waan ognahay wax lagu haya beelsha dhexdeeda waliba raga hoganka sheeganya
marka xussen geodow xal saa ma ku iman karaa sxb jawaabata waa xagaaga