waxay soomaali ku mahmaahdaa doqonta usha agteeda ku dhufo haday garan weydana ayada ku dhufo,qofkastoo aadami ah wuxuu rabo wuu iska dhaa dhicin karaa asagoon xaqiiqda kubeysgareyn laakiin sidag dag ah ayay waayahaan arimaha mareexaan iskaga daba imaanaayeen hady tahay isku dhac jifo ama mid siyaasad loogu yeeray laakiin dulmi iyo inla kala dhinto ama colaad abuuranto mareexan dhexdiis ah ayadoo lagu dayanaayo muuse suudi yalaxoow oo kale <waxaa maanta mareexaan maraayaa in uu qaato siyaasadii muuse suudi yalaxoow oo ahan jiray xeroow dhagaxlaa <kaawiiste>kuwa kaawada dhagaxda kagura
maantana helay hubkii baylahdaahaa ee maxamed siyaad allaha unaxariistee mogdishu kaga tagay. muusana gacantiisa gashay asagiyo kuwa lamid ah maantana ay maraayaan in ay yihiin xoog wax kasta ayaga ku xiran laakiin waxay hilmaameen xoogag kaloo kasiijeeda oo ahaa shacabkii caqli xumada ku raacay iyo dulinimada in hadii ay arkaan aykunoqoneyso saan mafileeyn iyo calaacal danbe?waxaase layaab ah in mareexan oo in taas oo madax siyaasiin odoyaal dhaqameed ay san kadamqan qurunka iyo kala dilka dadka dhexdiisa qabiilada waaweyn oo hadii ay gooni u istaagaan aan mareexaanimada hada lawada sheeganaayo aysan macne weyn yeelaneyn ee ay tahay dhabar jab weyn oo waligeed mareexaan sadexda meel oo ay dagaan caabud waaq gado iyo jubooyinka oo markii dhib mareexaan dhexdiis abuurmo ama qolokale ay ergo qabiil udiraayaan israacin jiray 9 lafood odoyaashood ama wax garad kood ama siyaasiinteed ee lama arag sidii muuse yalaxoow nin amajifo kaligeed yaacaysa? waa yaab raali layskaga yahay bal waawada arkeynaa meesha ayku danbeyso arintaa ayadoo aan tusaale uga dhigeyno reer siyaad xuseen oo kursigii xaqa ay ulahaayeen nin iyo jifadii oo raali markii danbe kanoqotay ay katirtireen magacii ugu qornaa ee aaseey kuna badalay indhabuur oo ah reer ugaas sharmaake reer diini? marka ururka <snp> siyaad xuseen national part oo lasugaayo ilaa inta ay socdaan siday soomali wax ula qaybsan lahayd sidii ay dowladaan ama utaageeri lahayd ama u canbaareyn lahayd hadii ay waayaan xaquuqdooda qabiil ah ee ay ula simanyihiin qabiilada waaweyn ama kuwa deegaanka leh, sida bal mareexaanimada hada laqaban waayey qaladkeeda sida hadhoow loo qabto waana sidii arday layiri fanta shiruu fil ardi koeey waxaa lanoqon sida ogaadeen iyo warsan gari iyo dhulbahante hadeer cid kastooy meeshaad haysatid ku mintid ama xaafadaad haysatid waa hubaal qaar in uu noqon sida ogaadeen oo badnaan sheegta meel ay dagan yihiina aysan jirin, reer siyaad xuseen deegaamo ay soomali kula gortonto way haysataa waana dagan yihiin sida caabudwaaq kismaanyo oo hada xaafadeysi kasocdo gedo oo mardhow <dhubaa> lagu dari doono bardheere
waxaan marka hore salaamayaa sade meel waliba ay aduunka dacaladiisa ka joogaan intaa ka dib aar walaal waxaad u egtahay nin kacsan ee bal horta isdaji walaal horta waxaan filayaa inaad tahay reer siyaad xuseen sidaan hadaladaada ka dhadhamsaday horta waa runoo reer siyaad xuseen waxay ka mid tahay lafaha mareexan ugu waaweeyn oo waa dad ilaa galgaduud ilaa gedo iyo kismayo dagan lakiin walaal ma kula quman tahay in maanta oo aanu ognahay xaladu meesha ay mareeyso inaan anaga kala go,naa oo isqabqabsanaa oo aan isku qabsanaa aniga wax la ima siin iyo aniga wax laima siin mise miis baan inta wada fadhiisano anu ka wada xajoonaa mise nin waliba intuu afka buuro sidii awalba nalagu yaqaanay buu qori ak47 garabka soo saranayaa hada war iyo dhaamaantii aar walaal waanu la soconaa ina heeraale dhibaatooyinka uu ku hayo wiilasha mareexaan lakiin waxaan ogahay wax waliba in lagu dhameen karo wada hadal iyo is maqal ee adeer waxaan ku soo koobayaa in la joojiyo saan saanta colaad oo aanu ka soo daalnay hadaan sade nahay ee wax waliba aanu ku dhameeno qalin iyo miis waad mahadsan tihiin