Post Info TOPIC: doqonka agtiisa usha kudhufo haduu garanwayana as
aar

Date:
doqonka agtiisa usha kudhufo haduu garanwayana as
Permalink   


waxay soomaali ku mahmaahdaa doqonta usha agteeda ku dhufo haday garan weydana ayada ku dhufo,qofkastoo aadami ah wuxuu rabo wuu iska dhaa dhicin karaa asagoon xaqiiqda kubeysgareyn laakiin sidag dag ah ayay waayahaan arimaha mareexaan iskaga daba imaanaayeen  hady tahay isku dhac jifo ama mid siyaasad loogu yeeray laakiin dulmi iyo inla kala dhinto ama colaad abuuranto mareexan dhexdiis ah ayadoo lagu dayanaayo muuse suudi yalaxoow oo kale <waxaa maanta mareexaan maraayaa in uu qaato siyaasadii muuse suudi yalaxoow  oo ahan jiray xeroow dhagaxlaa <kaawiiste>kuwa kaawada dhagaxda  kagura


maantana helay hubkii baylahdaahaa ee maxamed siyaad allaha unaxariistee mogdishu kaga tagay. muusana gacantiisa gashay asagiyo kuwa lamid ah  maantana ay maraayaan in ay yihiin xoog wax kasta ayaga ku xiran laakiin waxay hilmaameen xoogag kaloo kasiijeeda oo ahaa shacabkii caqli xumada ku raacay iyo dulinimada in hadii ay arkaan aykunoqoneyso saan mafileeyn iyo calaacal danbe?waxaase layaab ah in mareexan oo in taas oo madax siyaasiin odoyaal dhaqameed ay san kadamqan qurunka iyo kala dilka dadka dhexdiisa qabiilada waaweyn oo hadii ay gooni u istaagaan aan mareexaanimada hada lawada sheeganaayo aysan macne weyn yeelaneyn ee ay tahay dhabar jab weyn oo waligeed mareexaan sadexda meel oo ay dagaan  caabud waaq   gado iyo jubooyinka oo markii dhib mareexaan dhexdiis abuurmo ama qolokale ay ergo qabiil udiraayaan israacin jiray 9 lafood odoyaashood ama wax garad kood ama siyaasiinteed  ee lama arag sidii muuse yalaxoow nin amajifo kaligeed yaacaysa? waa yaab raali layskaga yahay bal waawada arkeynaa meesha ayku danbeyso arintaa ayadoo aan tusaale uga dhigeyno reer siyaad xuseen  oo kursigii xaqa ay ulahaayeen nin iyo jifadii oo raali markii danbe kanoqotay  ay katirtireen magacii ugu qornaa ee aaseey kuna badalay indhabuur  oo ah reer ugaas sharmaake reer diini? marka ururka <snp> siyaad xuseen national part oo lasugaayo ilaa inta ay socdaan siday soomali wax ula qaybsan lahayd sidii ay dowladaan ama utaageeri lahayd ama u canbaareyn lahayd hadii ay waayaan xaquuqdooda qabiil ah ee ay ula simanyihiin qabiilada waaweyn  ama kuwa deegaanka leh, sida bal mareexaanimada hada laqaban waayey qaladkeeda sida hadhoow loo qabto  waana sidii arday layiri fanta shiruu fil ardi  koeey waxaa lanoqon sida ogaadeen iyo warsan gari iyo dhulbahante hadeer cid kastooy meeshaad haysatid ku mintid ama xaafadaad haysatid waa hubaal qaar in uu noqon sida ogaadeen oo badnaan sheegta meel ay dagan yihiina aysan jirin, reer siyaad xuseen deegaamo ay soomali kula gortonto way haysataa waana dagan yihiin sida caabudwaaq  kismaanyo  oo hada xaafadeysi kasocdo  gedo oo mardhow  <dhubaa> lagu dari doono bardheere


by aar


aarali@hotmail.com        


         



__________________
birlixle

Date:
Permalink   

waxaan marka hore salaamayaa sade meel waliba ay aduunka dacaladiisa ka joogaan intaa ka dib aar walaal waxaad u egtahay nin kacsan ee bal horta isdaji walaal horta waxaan filayaa inaad tahay reer siyaad xuseen sidaan hadaladaada ka dhadhamsaday horta waa runoo reer siyaad xuseen waxay ka mid tahay lafaha mareexan ugu waaweeyn oo waa dad ilaa galgaduud ilaa gedo iyo kismayo dagan lakiin walaal ma kula quman tahay in maanta oo aanu ognahay xaladu meesha ay mareeyso inaan anaga kala go,naa oo isqabqabsanaa oo aan isku qabsanaa aniga wax la ima siin iyo aniga wax laima siin mise miis baan inta wada fadhiisano anu ka wada xajoonaa mise nin waliba intuu afka buuro sidii awalba nalagu yaqaanay buu qori ak47 garabka soo saranayaa hada war iyo dhaamaantii aar walaal waanu la soconaa ina heeraale dhibaatooyinka uu ku hayo wiilasha mareexaan lakiin waxaan ogahay wax waliba in lagu dhameen karo wada hadal iyo is maqal ee adeer waxaan ku soo koobayaa in la joojiyo saan saanta colaad oo aanu ka soo daalnay hadaan sade nahay ee wax waliba aanu ku dhameeno qalin iyo miis waad mahadsan tihiin

__________________
AAR

Date:
Permalink   

as/c waxaa garatay birdhixle waa in reer siyaad xuseen ay yihiin qabiil weyn oo mareexaan ah  ama sade ah  waxaad kaloo garatay in aaney fiicneyn inla kal tago, oo  sixun loo kala tago in aysan habooneyn laakiin waxaadan garan in reersiyaad xuseen aysan baryeynin waxay xaqa uleeyihiin  oo ahaa kursigii ay soomali ula sinaayeen qabiil ahaan tiro iyo tayaba waxaad hilmaantay in ay kadagaalamaayaan dulmiga iyo qurun nimada uu bare  hiiraale iyo wixii lasocday sameeyeen oo intii magacii aasey  latirtiray lagu qoray indha buur  miyaysan kuu muuqan markii rersiyaad xuseen dulmigaads lagu sameeyay in mareexaan is qabto in ay reer siyaad xuseen  ileen waa qabiil weyn ay sida soomali goonida ugu taagan tahay u istaagto kaligeed meeshaasna lakala noqdo sida dhulbante warsangari  ogaadeen iyo wixii lahalmaama/waxaanad ogaataa taariiqda dib ubaar waxa kuligood kala kaxeeyay waa cad ama wxaan dhihi karnaa nina adeer nin in uu magaciisa qaato diyaar uma ahan waxa rag isku geeyana waa huguri ama cad hadba kaad ugarneysid waa dulmi in reerkiina anigu kuma aqaan laqadiyo raali kanoqonmeysid ana kama noqdeen hadfaad tahay xataa lafaha yaryar  ee mareexaan sade  mawaxaan noqonay muuse suudi iyo maxamed dheere markay lahaayeen abgaalka dhexdiisa afarta yaryar ee abgaal unukaa qaybtooda qaadaneyna ee 2 max,ed dheere hala siiyo 2 muuse suudi  mawaxaasaan isku quurnaa mise caqligaasaan kuwada joognaa? !!!!!!!  waxaad ogaataan lafaha mareexaan lafaha abgaal oo akale ma ahan waana doqonimo cidii hunguri kaqabto xoolo walaalkii oo xayi ah in uu cuno asna waa uceeb walaalkiina waa uceeb hadii alga cuno  marka kursigii baarlamaanka ee reer siyaad xuseen ilaa lasoo celiyo  in aan aqoon sano dowlada cabdulaahi yuusuf  ama aan isku soo noqono waa lakalguurey hadaan cida isqaban maal maha soosocda taana run weeyeeh qalbiga gali  anagu madiidanin  tolnimada wada sheegadka sade laakiin hadii  aaney micno badan lahayn wada sheegadku  ama aanan qaybtaan soomali ku dhex lahayn wada doonan karin oo aad u jeedo waxaaba laga tagay ama latirtiray qabiilo weyn ee sade magac coodii yaa bari kula duulibn yaa bari wax kula doonin yaad bari magaciisa sheegayn sidee soomali udhex tageysaa hadaad kaligaa wax rabtid kiikalana qadineysid macaqlibaa aan runta isku sheegno anigu hada malihi qoysbaa waxaa sameeyaya laakiin mareexaanoo dhan  eeda waa wada leeyahay maxaayeelay waaleys qaban karaa hadaan anigu maanta tago waanad ogtahay in aan meel istaagi karo kaligay qabiil ahaan iyo deegaan ahaan adiguna bari waad tagin ee ogow hays dhihin waa lawada socdaa wax wada socda majiraan mid sastana wuxuu lahaa alloow aan adiga lagaa tagin cid gacalo isku haysaa majirto tii gadey ahayd waxaan kala qaban weyney oo ilaa hada aan leenahay waa boontii iyo reer xasan iyo celi dheere iyo reer axmad iyo reer fulaan marka aaawey mareexaanimadaad sheegeysid iyo sade  meedey waatan lafihii weynaa ee muuqday latir tiraye magacoodii  maxaa laga qabtay yaa isku yimid  runtu waa cidna? inugu dadka iskuma diraayo laakiin waa run waxaan sheegaayo waana muuqataa waana waxa mareexaan lawada aamusan yahay waanad arki doontaa ayadoo kismaanyana kadilaacday oo laleeyahay labo reerood ayaa isku haysato ileen umaana baran in aan qaladaadka qabano anagoo isku duuban , waxaan jeclahay in aan siwanaag ah kuu tuso in aan anagu aanan cid gaara ku duuleyn laakiin waxaanu kuu sheegeynaa in aan siwanaagsan sade ku kala socdo si aan hadhoow anagoo reer hebel iyo reer hebel ah wax usoo wada raad sano sida qabiilooyinkii daarood ee aan kuu sooo sheegay ileen wax wada raad san meyno wax wada cuni meyno wax iskuma ogolin? ama caqli keen ama kaanaga qaado  sade been ah looma baahna  shaley anaa kula hor boodaayay meelkastana kula taagnaa ilaa aad  idulmisay  xumada haygu sii kicin  waan iswada ognahaye waxaan diideynaa war reersiyaad xuseen kii maxaa  ku dhacay ileen cadow bay ahaayeen oo waa kaligoode oomareexaan bay ubilaabeen kala go  iyo hadalo aan dibloofiirin shalay wixii dhacay  marka waa ogeysiis  iyo in aan iska fogeeyno eeda tolka kuwa badqabaa kujiree ama kuwa ladulmiyay sida reer siyaad xuseen iyo kuwa waxay qabtaan garan la 


hadal iyo dhamaantii markaad  jawaabeyso adoo xog ogaal ah jawaab  adoo mahadsan


tix galinahayana jifada sade ee dulmiga diidan hana ku dhin marnaba dulmi qaata waa kursigiina haka hadlinina manaka aqoon sanin deegaanka yaga  dowlad isku sheega jabisay qodobkii ahaa awooda waxaa lagu qayb san qabiil  oo waliba cabdulaahi yuusuf afkiisa kayiri asagoo uwaramayaa siciid cali muuse  waxaan  wax ku qaysan doonaa tiro iyo tayo labadaba baarlamaan iyo wasiiro intaba xagee bay kamaraayaan dowlada cabdulaahi yuusuf  ileen reer siyaad xuseen waa qabiil tiro iyo tayaba leh  ilaa qodobka badalaan ama kursigii rer siyad xuseen keenaan mataageereyno waliba urur cusub ayaan sameysanay oo layiraahdo snp siyaad xuseen national part mana soogali karan asaga iyo wixii raacsan dowladiisa musuq maasuqaa? tii sade  ayadana halkaas ayaan marsiiyay cidii fikirka nala qaadaneysana waxaan leenahay kusoo dhowaada, majecli in aan qabiil sigaara ugu gafo , waxaan raaligalin kasiinayaa aqristayaasha wixii gaf umuuqda, maba umaleynaayee in aan qoray,


aarali@hotmail.com


aar                



__________________
Page 1 of 1  sorted by
 
Tweet this page Post to Digg Post to Del.icio.us


Create your own FREE Forum
Report Abuse
Powered by ActiveBoard