Post Info TOPIC: TALO OO JEEDIN KU SOCOTA DHALANYARAD A BEESHA SA
yuusuf maxed bayoow

Date:
TALO OO JEEDIN KU SOCOTA DHALANYARAD A BEESHA SA
Permalink   


marka   hore waxaan salamayaa  maamul  allgedo   ,,   salaan  kadib maraba in aan hadalka    badiya    walaalyaa   waxaan rabaa in  an wax   u sheea walaalahyga qaaliaga    ee reer sade gaar ahaan    dhalinta  waaan arkayaa  maal mahaan rag badan oo is caayay    sidii    dumarkii


marka   looma baahna  waxaas    waxaad tihiin  tiirkii  bulshada rer sade      looma baahna  waxaad wadaan hada  waa wa la ga il baxay    waxaa loo baahanayhay  maanta  in  aad is kaashataan   hadaa  tihiin dhalanyara   waayo  waxaad tihiih   hogaankii loo baxsanai lhaa  barita


runtii  waa wax lala yaaba sida  ay wax u qorayaan rag badan oo aan rabin in aan magcaaba    oo waxy qoryaaan aya ah wax caqliga diidaya  hada  waxaa ku qoran bogaan markaan arkay waan yaabay  walaalyaal  waxaa  xumaaday odaayashayadii  iyo  siyaasiinteeni      marka  loo baahna in aan anaga ku darsana     waayo??


waxaan nahy jiilkii     soo karayay  marka  walaalyaal iska daaya  cadiifada  xun ee quranka   hada   masal 


waxaa ku dayasha   mudan  gobal;ka  aan hada ku suganahay oo ah waqooyi bari  waaa ka dhisan ilaa   25 urur oo dhalanyara  ah waxaan ka  ahay  xubin runtii  marka   anaga waxaa  loo baahanyahay  in aan saa yeelna   ee mahan in aan ku wareegna  qaba il iyo wala mid ah      gabgabdii  waaan  ku soo gababaynayaa gabay   jacbur a


sadoo   heedhe sidatabn danteen maha


sadoo dan sarqaan maha


sacsac aan wax kala garn maha


dulinimo samaan ma aha


sidana caqli maha


sumcad xumo iyo qarmuun weeye


sadoow  sidaas ha labadalo


 


 



__________________
cabdisalaan

Date:
Permalink   

waxaan ku iraahdaba imow beejajka mareexaan leeyahay caawaad iskeentay adigoo iska dhigayo inaad ka talinaysid wanaag aloow nin aan ku aqoon sadow waxaan idiin sheegayaa ninkaan bayoow la yiraahdo hada kahor baan waxaan ku wada kulanay beej la yiraahdo stntv.com oo maantadaan aan figrado aan sidaa u wanaagsanayn isku kala dhaafsanay waxaan kaloo idinla socodsiinayaa ninkaan oo maantay iska dhigayo inuu nin tolka wax u wado yahay waxaad ogaataan inuu afar iyo labaatanka saac mareexaan caydiisa la fadhiyo webkaan idiin sheegay ee stntv oo waadka aqrisan kartaan waxuu qoray isagoo dadka u kala saarayo reer gal gaduud iyo reer gedo waana nin ku dheereeyo cayda mareexaan ee waxaan ka codsanayaa maamulka gedo.com hadii aydan rabin in meeshaan laisku caayo inaad waxa aan nii sheegayo rumaysataan booqataana webka aan idiin sheegay www.stntv.com waad mahad san tihiin oo wali caado waxaa jiray qoraal hore oo mareexaanka aad ugu caynayo oo markii danbe xitaa kuwa meesha leh inta u adkaysan wayeen meesha ka saaray oo marka marlabaad meeshaan waa tii cayda laga madnuucay ee walalayaal hadii aan in lais caayo aan larabin geedkaan xunka ah meesha ka saara waad mahad san tahiin

__________________
Page 1 of 1  sorted by
 
Tweet this page Post to Digg Post to Del.icio.us


Create your own FREE Forum
Report Abuse
Powered by ActiveBoard