marka hore waxaan salamayaa maamul allgedo ,, salaan kadib maraba in aan hadalka badiya walaalyaa waxaan rabaa in an wax u sheea walaalahyga qaaliaga ee reer sade gaar ahaan dhalinta waaan arkayaa maal mahaan rag badan oo is caayay sidii dumarkii
marka looma baahna waxaas waxaad tihiin tiirkii bulshada rer sade looma baahna waxaad wadaan hada waa wa la ga il baxay waxaa loo baahanayhay maanta in aad is kaashataan hadaa tihiin dhalanyara waayo waxaad tihiih hogaankii loo baxsanai lhaa barita
runtii waa wax lala yaaba sida ay wax u qorayaan rag badan oo aan rabin in aan magcaaba oo waxy qoryaaan aya ah wax caqliga diidaya hada waxaa ku qoran bogaan markaan arkay waan yaabay walaalyaal waxaa xumaaday odaayashayadii iyo siyaasiinteeni marka loo baahna in aan anaga ku darsana waayo??
waxaan nahy jiilkii soo karayay marka walaalyaal iska daaya cadiifada xun ee quranka hada masal
waxaa ku dayasha mudan gobal;ka aan hada ku suganahay oo ah waqooyi bari waaa ka dhisan ilaa 25 urur oo dhalanyara ah waxaan ka ahay xubin runtii marka anaga waxaa loo baahanyahay in aan saa yeelna ee mahan in aan ku wareegna qaba il iyo wala mid ah gabgabdii waaan ku soo gababaynayaa gabay jacbur a
waxaan ku iraahdaba imow beejajka mareexaan leeyahay caawaad iskeentay adigoo iska dhigayo inaad ka talinaysid wanaag aloow nin aan ku aqoon sadow waxaan idiin sheegayaa ninkaan bayoow la yiraahdo hada kahor baan waxaan ku wada kulanay beej la yiraahdo stntv.com oo maantadaan aan figrado aan sidaa u wanaagsanayn isku kala dhaafsanay waxaan kaloo idinla socodsiinayaa ninkaan oo maantay iska dhigayo inuu nin tolka wax u wado yahay waxaad ogaataan inuu afar iyo labaatanka saac mareexaan caydiisa la fadhiyo webkaan idiin sheegay ee stntv oo waadka aqrisan kartaan waxuu qoray isagoo dadka u kala saarayo reer gal gaduud iyo reer gedo waana nin ku dheereeyo cayda mareexaan ee waxaan ka codsanayaa maamulka gedo.com hadii aydan rabin in meeshaan laisku caayo inaad waxa aan nii sheegayo rumaysataan booqataana webka aan idiin sheegay www.stntv.com waad mahad san tihiin oo wali caado waxaa jiray qoraal hore oo mareexaanka aad ugu caynayo oo markii danbe xitaa kuwa meesha leh inta u adkaysan wayeen meesha ka saaray oo marka marlabaad meeshaan waa tii cayda laga madnuucay ee walalayaal hadii aan in lais caayo aan larabin geedkaan xunka ah meesha ka saara waad mahad san tahiin