marka hore waan idiin salaamayaa dhamaan rer sade salaan kadib wxaan wada ognahay in uu jira isbahaysi ay lee yihiin cayr iyo sade wxaa hogaan u ah hiirale marka ma danbaa inoogu jirta anagoo og maamul xumada uu ku haya ninka hogaan sheganaya kismaayo
iyadoo maalin walbe la weeraraya saraa kiisha rer sade oo uu ugu dan beeyay isku daygii lagu dili rabay timijilc marka nin walboow fikirkaaga soo dhhiba
afeef waxaa jira rag baan oo dhalada gadaasheed ka soo caaytama caayda waa mam niuuc
alloow ciil waynaa saa hadaladii aad mareexaanka kismaayo ku caynaysay waa laga saaray www.stntv.com oo waxaan rabay inuu mareexaanka arko wajiyadaada badan iyo ficilkaada aad kaga soo horjeedid mareexaanka reer galgaduud oo waa jeclaan lahaa hadaladii ay doodu nagu dhexmartay aniga iyo adiga in maanta mareexan arki lahaa oo aad leheed mareexaanka kismayo jooga in xoog looga saaro oo galgaduud lagu noqo weeye adigoo markaa u jawaabayay inan aan mareexaan aheen oo majeerteen ah hadad rabtaa marka inaad sidii maskiii inta meesha u soo gashid adigoo iska dhigaayo nin wax kala bad badinayo ayaad rabtaa inaad dab shido sida hada aad wadidba sida qoraalkaada ka muuqda nacalad baa kugu taal mareexaanoow ruufiyaankaan cabdulaahi yusuf u ruufiyaanaa ee iska ilaaliya oo waxaa la yiri isku dir kuwa kismayo jooga lakiin waa ciduu ka aqli badan yahay un haka dhagaysato
marka hore waxaan salamayaa aqyaarta oo dhan marka laga reeba wiilkaan cabdisalaan la yiraahada oo aan u malaynaya inuusan xalaal ku dhalan sxb anigu fikirkaygaan ka hadlay ee cid ma caayin soomaalidu waxay tiraa nin caaytamay ri candha goan ayaa dhaanta adigu taa qabsa horta qofkana waa xoriyad waxuu doonaa qoraa
waxaa haray ninkaan kale labaxay birixle ha is qarain sidii ri hargabaysan nee magcaaga soo sheeg saan u sooqoray kayga caanka ah waxaad tiri waa yibir taa ilaah ayaa wax kaa oran hadaad aniga igu sheegtay wax aan ahayn laakiin waxaan ku oran lahaa soo bara aqlaaqda doodaha aniga waxaan ahay mareexaan hadaa rabta cidaan ka hay waydii odayaasha mareexaan magaca ii qoran
marka adeer isbahaysigu yuu wax u qabtaa yuuse wax taraa waan ognahay odayga xun ee hogaanka sheeganaya ayaa meesha ku biisha cayaalkiisa adeer maxaa no keenay cayr angaa isku filanee sxb aniga runtii cidna daba dhilif uma ihi laakiin waxaa daba dhilif ah ninkii cayr kismaya b keenay taana qabsa
waa la idin salaamay intaa ka dib bayow adeer horta war lagu sii adeer waxaan ahay mareexaan oo waxaan ka sii ahay reer dalal kana sii ah reer cabdile ala magan magaratay waxaan amin sanahay inaadan adigu mareexaan ahayn saa hadalaadaada oo idil hada kahor waan arkay waana aqrisaday wax yaalihii aad stntv ku soo qortay adigoo amaanayo buntulaand mareexaana caynayo matalan hadal aad hada kahor meesh ku soo qortay oo aad ugula jeeday webkaan gedo.com oo aan erayadaadii ka xasuusto gedo.com waxay soo qortaa hadalo been ah oo ay ka soo tabisaa kismayo waxaana hadaladaa soo qoro deeqo waa gabadha wariyaha ah ee wararka kismayo soo tabiso waxaa kaloo tiri walaalayaal waxaan idinka codsanayaa in aan ka madnuucno buntulaand net iyo sbc gabadhaas oo aad walicaado tiri waa butaano wali hadaalkaada ma iloobin marka waryaa bayoo aniga waataan isku kaa sheegee adigu yaa tahay wacadalaadan mareexaan ahayn hadaatahayse adeer soo ab tirso sidaan aniga u soo abtirsaday
Horta Ilaah ka baqa dhamaantiin, tan kalena anigu inta badan websiteyada waan un indhe-indheeyaa laakiin waxba kuma qoro. Iminka ninkaan waxaan rabaa in aan ninkaan aan u jawaabayo ee birlixle isku magacaabay mid yar iraahdo. Horta ninyahow adiga waxaanba ku oran lahaa iska aamus, maxaa yeelay websiteyada waad un booqataa ee xataa markaad booqaneyso makala ogid kuwa ay yihiin iyo wariyeyaasha ka kala shaqeeya. Tusaale ahaan, waxaad dhowr jeer ku celcelisay in Bayow uu qas ka wado Gedonet.com iyo in Deeqo ay u shaqeyso Gedonet.com. Adeer, horta wax sax baad isleedahay ee adiga ayaaba saxitaan u baahan, maxaa yeelay Bayow meesha uu iminka ku qorayo doodihihiisa waa allgedo.com ee Gedonet.com ma'ahan, tan kalena Deeqo waxay u shaqeysaa allgedo.com ee Gedonet uma shaqeyo. Sidaas la soco saaxiib, haddii kale adiga oo qaldan ha'isku dayin in aad wax saxdo.
Anigu Nairobi, Kenaya ayaan joogaa kumana caytamo shebakadaha caadadeyna ma ahan, marka dhamaantiina waxaan idinkula talin lahaa ama allgedo ama gedonet kuu doonaba ha noqdee in aanan midna lagu caytamin oo la'is xurmeeyo, taasaana idiin roon dhamaantiine.
kkkkkkkk birixle waxaad ii sheegtay in aad tahay rer dalal anigu hada rer dalal wax ka sheegi maayo laakiin aan iskaa bara waxaan ahay wiil mareexaan nkana sii ah talxe malabllow oo ka sii lafta rer cali marka waa ikaa adiguse waxaan malayn dhaladkii matihid saan hadalkaaga ka dha dhan sanaya mida ah waxaa caaysay mareexaan xaashaa wajuud anigu mareexaan ma caayn mana caayi kara waayo anaa ka soo jeeda una malayn mayo in aad iiga ficil badantahay laakiin waxaan wax ka sheegay shaqsi kaliya wana aragtidayda waxaan ka hadlay bye
salaan gaaban intaa kadib libaax adeer xgee ku aragtay anigoo dhahayo deeqo waxay hadalka u soo tabisaa gedonet am inankaan la yiraahdo bayoow wuxuu wa ku soo qoraa gedont waa adigaan waxaanan dhihin iga sheegayee bal horta adeer hubso erayada aan meshaa ku soo qoray adigoon waxba ogeen ha iska soo boodinee mida kale camow waxaad tiri cayda ha laiska ilaaliyo waaruntaa ee ma kaa maqlayaan kuwa 24ka saac reerdiini un hadalhayo rabana inay mareexaan hal halu kala qaadaan sida ninka la baxay bayow oo sheegtay inuu ka soo jeedo laf ka mid ah mareexaanka oola yiraahdo talxe iyo ninka isku magacabay aar oo aan garanaynin cida uu ka soo jeedo lakiin hadaan hadaladiisii fiiriyay waxaan ka dhadhansaday inuu yahay reer siyaad xuseen oo markaad aragto wuxuu ka hadlayaa inaga saan ah iyo inagaa dowlad nimadii naloo diiday adeer waxaan ku waydiiyay dowlada aad sheegayso ma waxaa qaybiyay reer diini waa adiga 24ka saac ku waashay baraa saan yiri iyo bare ayaa inta ka dhacay iyo bareayaa meeshaan ku kaadiyay misa waxaad ka xanaaqsan tahay sabab uu cabdulaahi biijo wasiirka u siiyay reer diini mideeda kale waryaa ma adiga kaligaa baa qatan waa adiga ku barooranayee waxba ma helin imisa mareexaan oo kaa oo adiga laf ahaan kaa badan ayaan waxba helin adeer filinkaada wali ma fahminee ee yaad u caraysan tahay ma waxaad u caraysan tahay reeer diini mise cabdulaahi biijo saa meel laguu raaco wacadlaadan lahayn waxaan kaloo idiin sheegayaa inay cayda reeban tahay am sidii la idinku yaqaanay caya reer diini saa wacadala buu reer diini inaad jirtaan iyo inkale warba u hayninee saa waan hubaa labadiinuba wacadlaynan ka masuul ahayn reer siyaad xuseen iyo talxe saa waxaan ogahay sida labadiina uqdada idiinkugu jirto inaysan iyaga ugu jirin ee adeerayaal iska soo nadiifiya malaxda caloosha idin fadhido
haye birixle maxaa haysaa cida ma nabdaa waa aadigii ilahaa waalaadan mareexaan ahayn ee ma yaabatay horta mida kale waa daiga leh laf la yiraahda talxaad ka dhalatay adiga ma waxaad dhagax ka dhashay sade
tan kale rer diini haduusan na ogayn in aan jirna anaga iyo rer siyaad xuseen talxe iyo iyo rer siyaad xuseen rer diinui wasx uma oga adeer taa xasuusa
tan kale adaa u caaytama sidii dumarkii ee inaga ma caytana sxb ok
rer diini hadii la sheegay waxy yihiin ma waxaad leedahay yaan la sheegin sxb