Post Info TOPIC: ISBAHAYSIGA DOOXADA JUBA MA DANBAA INNOGU JIDHA HA
bayoow

Date:
ISBAHAYSIGA DOOXADA JUBA MA DANBAA INNOGU JIDHA HA
Permalink   


marka hore waan idiin salaamayaa   dhamaan rer sade    salaan kadib wxaan wada ognahay in uu jira     isbahaysi ay lee yihiin cayr iyo  sade   wxaa   hogaan u ah      hiirale  marka    ma danbaa  inoogu jirta  anagoo og   maamul xumada uu ku haya   ninka  hogaan sheganaya   kismaayo


iyadoo  maalin walbe la weeraraya  saraa kiisha  rer sade   oo uu ugu dan beeyay isku daygii  lagu dili rabay  timijilc   marka  nin walboow fikirkaaga soo dhhiba


 


afeef  waxaa  jira  rag baan oo   dhalada gadaasheed ka soo caaytama   caayda waa mam niuuc 



__________________
cabdisalaan

Date:
Permalink   

waryaa isku dirkii aad ka abaabulaysay stntv baad inta ka billaawday daba dhilif yahow ma rabo inan caytamo saa waxaa tahay oo idil baan ogahayee ee waxaan war ka sugayaa siduu maamulaka kaa yeeli lahaa hadii wax lagaa qaban waayane wacade meesha aad joogto waa la ogaan waxaad igu tiri carabta ayaan joogaa waxaad ogaataa carabta inay mareexaan badan oo aan aqaan inay joogaan ee meesha aad ka joogtid ii sheeg markasaa la ogaan mareexaan waxa lagaa siiyo tolbeelayay caawo meesha aad iga jirtid dheeraa

__________________
cabdisalaan

Date:
Permalink   

alloow ciil waynaa saa hadaladii aad mareexaanka kismaayo ku caynaysay waa laga saaray www.stntv.com oo waxaan rabay inuu mareexaanka arko wajiyadaada badan iyo ficilkaada aad kaga soo horjeedid mareexaanka reer galgaduud oo waa jeclaan lahaa hadaladii ay doodu nagu dhexmartay aniga iyo adiga in maanta mareexan arki lahaa oo aad leheed mareexaanka kismayo jooga in xoog looga saaro oo galgaduud lagu noqo weeye adigoo markaa u jawaabayay inan aan mareexaan aheen oo majeerteen ah hadad rabtaa marka inaad sidii maskiii inta meesha u soo gashid adigoo iska dhigaayo nin wax kala bad badinayo ayaad rabtaa inaad dab shido sida hada aad wadidba sida qoraalkaada ka muuqda nacalad baa kugu taal mareexaanoow ruufiyaankaan cabdulaahi yusuf u ruufiyaanaa ee iska ilaaliya oo waxaa la yiri isku dir kuwa kismayo jooga lakiin waa ciduu ka aqli badan yahay un haka dhagaysato

__________________
wadaadyare

Date:
Permalink   

asalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu  salaan kadib waxaan jeclaan lahaa  inaan halkaan kadhiibto  fikirkayga ku aadan  hadalkii uu qoray   bayoow  oo ahaa  isbahaysiga dooxada jubba  dan miyaa ku jirta  hadalkaas waxaan u arkaa inuu yahay  hadal aan meelna ku salaysnayn  hadii aaddan haysan  dooxada jubba miyaad wax noqon lahayd  dad waxaa igu liita ninka dadkiisa mucaaradka ku ah ee ninyahow iska ilaali halkaas



__________________
birlixle

Date:
Permalink   

waa ladin salaamay marka hore intaa kadib waxaan hadal ku darsanayaa cabdi salaan iyo wadaad yare horta waxaa igu marqaati ah hadalkuu cabdi salaan ka dhawaajiyay waan arkay oo waa runtii sabab too ah hada kahor baan stntv galay oo waxaan ku arkay hadalo uu naadinaayo ninka bayoow la yiraahdo oo uu kaga soo horjeedo wiilasha mareexaan ee kismayo inkastoo hadlkii uu wagaa mweesha ku qoray laga saaray marka walaal wadaadyare iyo cabdisalaan waa runtoodoo maxaa kuugu wacan inaad mareexaan kal saarsaartid mise lacag baa lagugu siiyaa oo waxaa ku soo dirsaday rag rabo inuu mareexaan kala qaybsamo war iyo dhamaantii cabdisalaan waanu la soconaa geedkaan abu yibirka ah danahiisa iyo labo kaclayn tiisa lakiin adeer waxaad ogaataan inuusan meelfog la gaaraynin cadow tinimada uu u hayo wiilasha sade ee walaalaha ah ee wada dhashay waad mahad san tihiin

__________________
bayoow

Date:
Permalink   

marka  hore waxaan salamayaa  aqyaarta  oo dhan   marka  laga reeba wiilkaan   cabdisalaan   la yiraahada  oo  aan u malaynaya inuusan  xalaal  ku dhalan sxb   anigu   fikirkaygaan  ka hadlay ee cid ma caayin       soomaalidu   waxay  tiraa  nin caaytamay   ri   candha  goan ayaa   dhaanta   adigu taa qabsa  horta   qofkana  waa xoriyad waxuu doonaa qoraa   


waxaa haray ninkaan kale   labaxay birixle   ha is qarain   sidii  ri  hargabaysan nee magcaaga    soo sheeg saan u  sooqoray  kayga  caanka  ah    waxaad tiri  waa   yibir  taa  ilaah ayaa  wax kaa oran hadaad aniga  igu sheegtay wax aan ahayn   laakiin waxaan ku oran lahaa   soo bara  aqlaaqda  doodaha    aniga  waxaan ahay  mareexaan hadaa  rabta   cidaan ka hay waydii odayaasha  mareexaan magaca  ii qoran  


 


marka  adeer  isbahaysigu   yuu wax u qabtaa yuuse  wax taraa waan ognahay   odayga  xun ee  hogaanka  sheeganaya   ayaa meesha ku biisha cayaalkiisa   adeer    maxaa no keenay  cayr angaa isku filanee      sxb   aniga    runtii  cidna     daba dhilif   uma   ihi  laakiin      waxaa  daba  dhilif ah ninkii  cayr  kismaya b   keenay      taana qabsa 


 


waxii  caay  waa   xagiina 



__________________
birlixle

Date:
Permalink   

waa la idin salaamay intaa ka dib bayow adeer horta war lagu sii adeer waxaan ahay mareexaan oo waxaan ka sii ahay reer dalal kana sii ah reer cabdile ala magan magaratay waxaan amin sanahay inaadan adigu mareexaan ahayn saa hadalaadaada oo idil hada kahor waan arkay waana aqrisaday wax yaalihii aad stntv ku soo qortay adigoo amaanayo buntulaand mareexaana caynayo matalan hadal aad hada kahor meesh ku soo qortay oo aad ugula jeeday webkaan gedo.com oo aan erayadaadii ka xasuusto gedo.com waxay soo qortaa hadalo been ah oo ay ka soo tabisaa kismayo waxaana hadaladaa soo qoro deeqo  waa gabadha wariyaha ah ee wararka kismayo soo tabiso waxaa kaloo tiri walaalayaal waxaan idinka codsanayaa in aan ka madnuucno buntulaand net iyo sbc gabadhaas oo aad walicaado tiri waa butaano wali hadaalkaada ma iloobin marka waryaa bayoo aniga waataan isku kaa sheegee adigu yaa tahay wacadalaadan mareexaan ahayn hadaatahayse adeer  soo ab tirso sidaan aniga u soo abtirsaday

__________________
Libaax

Date:
Permalink   

Horta Ilaah ka baqa dhamaantiin, tan kalena anigu inta badan websiteyada waan un indhe-indheeyaa laakiin waxba kuma qoro.  Iminka ninkaan waxaan rabaa in aan ninkaan aan u jawaabayo ee birlixle isku magacaabay mid yar iraahdo.  Horta ninyahow adiga waxaanba ku oran lahaa iska aamus, maxaa yeelay websiteyada waad un booqataa ee xataa markaad booqaneyso makala ogid kuwa ay yihiin iyo wariyeyaasha ka kala shaqeeya.  Tusaale ahaan, waxaad dhowr jeer ku celcelisay in Bayow uu qas ka wado Gedonet.com iyo in Deeqo ay u shaqeyso Gedonet.com.  Adeer, horta wax sax baad isleedahay ee adiga ayaaba saxitaan u baahan, maxaa yeelay Bayow meesha uu iminka ku qorayo doodihihiisa waa allgedo.com ee Gedonet.com ma'ahan, tan kalena Deeqo waxay u shaqeysaa allgedo.com ee Gedonet uma shaqeyo.  Sidaas la soco saaxiib, haddii kale adiga oo qaldan ha'isku dayin in aad wax saxdo. 

Anigu Nairobi, Kenaya ayaan joogaa kumana caytamo shebakadaha caadadeyna ma ahan, marka dhamaantiina waxaan idinkula talin lahaa ama allgedo ama gedonet kuu doonaba ha noqdee in aanan midna lagu caytamin oo la'is xurmeeyo, taasaana idiin roon dhamaantiine.

__________________
bayoow

Date:
Permalink   

kkkkkkkk  birixle  waxaad ii sheegtay in aad tahay    rer dalal  anigu hada  rer dalal wax ka sheegi maayo  laakiin aan iskaa bara  waxaan ahay wiil mareexaan nkana     sii ah  talxe  malabllow oo ka sii lafta        rer cali    marka  waa  ikaa     adiguse  waxaan malayn  dhaladkii  matihid  saan hadalkaaga  ka dha dhan sanaya     mida  ah waxaa caaysay  mareexaan     xaashaa  wajuud anigu   mareexaan ma caayn mana caayi  kara   waayo  anaa ka soo jeeda  una malayn mayo  in aad iiga  ficil  badantahay      laakiin waxaan  wax ka  sheegay  shaqsi  kaliya  wana  aragtidayda waxaan ka hadlay     bye

__________________
birlixle

Date:
Permalink   

salaan gaaban intaa kadib libaax adeer xgee ku aragtay anigoo dhahayo deeqo waxay hadalka u soo tabisaa gedonet am inankaan la yiraahdo bayoow wuxuu wa ku soo qoraa gedont waa adigaan waxaanan dhihin iga sheegayee bal horta adeer hubso erayada aan meshaa ku soo qoray adigoon waxba ogeen ha iska soo boodinee mida kale camow waxaad tiri cayda ha laiska ilaaliyo waaruntaa ee ma kaa maqlayaan kuwa 24ka saac reerdiini un hadalhayo rabana inay mareexaan hal halu kala qaadaan sida ninka la baxay bayow oo sheegtay inuu ka soo jeedo laf ka mid ah mareexaanka oola yiraahdo talxe iyo ninka isku magacabay aar oo aan garanaynin cida uu ka soo jeedo lakiin hadaan hadaladiisii fiiriyay waxaan ka dhadhansaday inuu yahay reer siyaad xuseen oo markaad aragto wuxuu ka hadlayaa inaga saan ah iyo inagaa dowlad nimadii naloo diiday adeer waxaan ku waydiiyay dowlada aad sheegayso ma waxaa qaybiyay reer diini waa adiga 24ka saac ku waashay baraa saan yiri iyo bare ayaa inta ka dhacay iyo bareayaa meeshaan ku kaadiyay misa waxaad ka xanaaqsan tahay sabab uu cabdulaahi biijo wasiirka u siiyay reer diini mideeda kale waryaa ma adiga kaligaa baa qatan waa adiga ku barooranayee waxba ma helin imisa mareexaan oo kaa oo adiga laf ahaan kaa badan ayaan waxba helin adeer filinkaada wali ma fahminee ee yaad u caraysan tahay ma waxaad u caraysan tahay reeer diini mise cabdulaahi biijo saa meel laguu raaco wacadlaadan lahayn waxaan kaloo idiin sheegayaa inay cayda reeban tahay am sidii la idinku yaqaanay caya reer diini saa wacadala buu reer diini inaad jirtaan iyo inkale warba u hayninee saa waan hubaa labadiinuba wacadlaynan ka masuul ahayn reer siyaad xuseen iyo talxe saa waxaan ogahay sida labadiina uqdada idiinkugu jirto inaysan iyaga ugu jirin ee adeerayaal iska soo nadiifiya malaxda caloosha idin fadhido

__________________
bayoow

Date:
Permalink   

haye   birixle  maxaa haysaa    cida  ma nabdaa  waa aadigii   ilahaa   waalaadan mareexaan ahayn   ee  ma yaabatay horta     mida    kale waa daiga  leh    laf   la yiraahda     talxaad ka dhalatay  adiga  ma waxaad   dhagax  ka dhashay   sade


 


tan kale  rer diini haduusan na  ogayn      in aan jirna  anaga     iyo  rer siyaad xuseen    talxe  iyo   iyo  rer siyaad xuseen rer diinui wasx uma  oga  adeer   taa xasuusa 


tan  kale adaa  u caaytama  sidii dumarkii ee   inaga  ma  caytana  sxb   ok


rer diini hadii la sheegay   waxy yihiin   ma  waxaad leedahay yaan la sheegin sxb


bye bayyow



__________________
Anonymous

Date:
Permalink   

Magacaygu waa Adams Kevin, wakiil ka socda shirkada Adams bixinta amaah amaah laga amaahdo, waxaan siinayaa amaah ugu dulsaarka 2%. waxaan ku siin dhan nooc oo kala duwan oo amaah ah. haddii aad u baahan tahay amaah hadda nagala soo xiriir email this: adams.credi@gmail.com



__________________
Page 1 of 1  sorted by
 
Tweet this page Post to Digg Post to Del.icio.us


Create your own FREE Forum
Report Abuse
Powered by ActiveBoard