Post Info TOPIC: doqota agtiisa usha ku dhufo haduu garan wayana as
AAR

Date:
doqota agtiisa usha ku dhufo haduu garan wayana as
Permalink   





RE: doqonka agtiisa usha kudhufo haduu garanwayana as



as/c waxaa garatay birdhixle waa in reer siyaad xuseen ay yihiin qabiil weyn oo mareexaan ah  ama sade ah  waxaad kaloo garatay in aaney fiicneyn inla kal tago, oo  sixun loo kala tago in aysan habooneyn laakiin waxaadan garan in reersiyaad xuseen aysan baryeynin waxay xaqa uleeyihiin  oo ahaa kursigii ay soomali ula sinaayeen qabiil ahaan tiro iyo tayaba waxaad hilmaantay in ay kadagaalamaayaan dulmiga iyo qurun nimada uu bare  hiiraale iyo wixii lasocday sameeyeen oo intii magacii aasey  latirtiray lagu qoray indha buur  miyaysan kuu muuqan markii rersiyaad xuseen dulmigaads lagu sameeyay in mareexaan is qabto in ay reer siyaad xuseen  ileen waa qabiil weyn ay sida soomali goonida ugu taagan tahay u istaagto kaligeed meeshaasna lakala noqdo sida dhulbante warsangari  ogaadeen iyo wixii lahalmaama/waxaanad ogaataa taariiqda dib ubaar waxa kuligood kala kaxeeyay waa cad ama wxaan dhihi karnaa nina adeer nin in uu magaciisa qaato diyaar uma ahan waxa rag isku geeyana waa huguri ama cad hadba kaad ugarneysid waa dulmi in reerkiina anigu kuma aqaan laqadiyo raali kanoqonmeysid ana kama noqdeen hadfaad tahay xataa lafaha yaryar  ee mareexaan sade  mawaxaan noqonay muuse suudi iyo maxamed dheere markay lahaayeen abgaalka dhexdiisa afarta yaryar ee abgaal unukaa qaybtooda qaadaneyna ee 2 max,ed dheere hala siiyo 2 muuse suudi  mawaxaasaan isku quurnaa mise caqligaasaan kuwada joognaa? !!!!!!!  waxaad ogaataan lafaha mareexaan lafaha abgaal oo akale ma ahan waana doqonimo cidii hunguri kaqabto xoolo walaalkii oo xayi ah in uu cuno asna waa uceeb walaalkiina waa uceeb hadii alga cuno  marka kursigii baarlamaanka ee reer siyaad xuseen ilaa lasoo celiyo  in aan aqoon sano dowlada cabdulaahi yuusuf  ama aan isku soo noqono waa lakalguurey hadaan cida isqaban maal maha soosocda taana run weeyeeh qalbiga gali  anagu madiidanin  tolnimada wada sheegadka sade laakiin hadii  aaney micno badan lahayn wada sheegadku  ama aanan qaybtaan soomali ku dhex lahayn wada doonan karin oo aad u jeedo waxaaba laga tagay ama latirtiray qabiilo weyn ee sade magac coodii yaa bari kula duulibn yaa bari wax kula doonin yaad bari magaciisa sheegayn sidee soomali udhex tageysaa hadaad kaligaa wax rabtid kiikalana qadineysid macaqlibaa aan runta isku sheegno anigu hada malihi qoysbaa waxaa sameeyaya laakiin mareexaanoo dhan  eeda waa wada leeyahay maxaayeelay waaleys qaban karaa hadaan anigu maanta tago waanad ogtahay in aan meel istaagi karo kaligay qabiil ahaan iyo deegaan ahaan adiguna bari waad tagin ee ogow hays dhihin waa lawada socdaa wax wada socda majiraan mid sastana wuxuu lahaa alloow aan adiga lagaa tagin cid gacalo isku haysaa majirto tii gadey ahayd waxaan kala qaban weyney oo ilaa hada aan leenahay waa boontii iyo reer xasan iyo celi dheere iyo reer axmad iyo reer fulaan marka aaawey mareexaanimadaad sheegeysid iyo sade  meedey waatan lafihii weynaa ee muuqday latir tiraye magacoodii  maxaa laga qabtay yaa isku yimid  runtu waa cidna? inugu dadka iskuma diraayo laakiin waa run waxaan sheegaayo waana muuqataa waana waxa mareexaan lawada aamusan yahay waanad arki doontaa ayadoo kismaanyana kadilaacday oo laleeyahay labo reerood ayaa isku haysato ileen umaana baran in aan qaladaadka qabano anagoo isku duuban , waxaan jeclahay in aan siwanaag ah kuu tuso in aan anagu aanan cid gaara ku duuleyn laakiin waxaanu kuu sheegeynaa in aan siwanaagsan sade ku kala socdo si aan hadhoow anagoo reer hebel iyo reer hebel ah wax usoo wada raad sano sida qabiilooyinkii daarood ee aan kuu sooo sheegay ileen wax wada raad san meyno wax wada cuni meyno wax iskuma ogolin? ama caqli keen ama kaanaga qaado  sade been ah looma baahna  shaley anaa kula hor boodaayay meelkastana kula taagnaa ilaa aad  idulmisay  xumada haygu sii kicin  waan iswada ognahaye waxaan diideynaa war reersiyaad xuseen kii maxaa  ku dhacay ileen cadow bay ahaayeen oo waa kaligoode oomareexaan bay ubilaabeen kala go  iyo hadalo aan dibloofiirin shalay wixii dhacay  marka waa ogeysiis  iyo in aan iska fogeeyno eeda tolka kuwa badqabaa kujiree ama kuwa ladulmiyay sida reer siyaad xuseen iyo kuwa waxay qabtaan garan la 



hadal iyo dhamaantii markaad  jawaabeyso adoo xog ogaal ah jawaab  adoo mahadsan



tix galinahayana jifada sade ee dulmiga diidan hana ku dhin marnaba dulmi qaata waa kursigiina haka hadlinina manaka aqoon sanin deegaanka yaga  dowlad isku sheega jabisay qodobkii ahaa awooda waxaa lagu qayb san qabiil  oo waliba cabdulaahi yuusuf afkiisa kayiri asagoo uwaramayaa siciid cali muuse  waxaan  wax ku qaysan doonaa tiro iyo tayo labadaba baarlamaan iyo wasiiro intaba xagee bay kamaraayaan dowlada cabdulaahi yuusuf  ileen reer siyaad xuseen waa qabiil tiro iyo tayaba leh  ilaa qodobka badalaan ama kursigii rer siyad xuseen keenaan mataageereyno waliba urur cusub ayaan sameysanay oo layiraahdo snp siyaad xuseen national part mana soogali karan asaga iyo wixii raacsan dowladiisa musuq maasuqaa? tii sade  ayadana halkaas ayaan marsiiyay cidii fikirka nala qaadaneysana waxaan leenahay kusoo dhowaada, majecli in aan qabiil sigaara ugu gafo , waxaan raaligalin kasiinayaa aqristayaasha wixii gaf umuuqda, maba umaleynaayee in aan qoray,



aar                






Page 1 of 1






__________________
bayoow

Date:
Permalink   

sxb  aar waan ku salaamay   salaan kadib waa runtaa   cidi yeelimaysaa xaqaaga  la qaata   waxa ka dhacay meesha    waa  la soconaa  laakiin eed a waxaa leh   odayga  kismaayo   jooga  anigu magac kalaan u aqaan   magciisa  hada  maraba  in aan qoree     eeda   cid  kale ha saarin    waayo   meesha   waxaa wax loo qaybsaday  qabiil isagaana  meesha  madax taagayay   marka   daaroodka   kalaba waxay wax u qaybasdeen   si wacan   marka  in rer siyaad xuseen la qadiya  waa maskaxda  ka wayn nwaayo waxay  ka midyihiin beelaha  ugu wayn sade   waana la ogyahay  aaga  ay ka joogaan   difaaca   galgaduud     iyo  ka qayb qaadshada  ay ka qayb qaateen dagaalkii xiraale 


 


marka  eeda  kuli waa   odayga  kismaayo  fadhiya  dufowga  ah



__________________
birlixle

Date:
Permalink   

kexkexkexkexkex waryaa adeer mid ma kuu sheegaa adeer rufiyaan baatahay oo rabo mareexaan inuu isku diro ee adeer waan la socdaa sidaad u faaniso buntulaand iyo cabdulaahi yuusuf ee adeer mahbarow ha sheegan mareexaan saa wacadlaadan mareexaan aheyn hadaad mareexaan tahay shego haybtaada iyo cidaad ka soo jeedid iyo adoo hebal iyo hebal oranayo  markaas ka bacdi baan kula doodi karaa inta ka horayso waxaad tahay mahbar xuna oo rufiyaan u ah cabdulaahi biijo oo rabo inuu mareexaan iska horkeeno marka adeer shaqo yeelo meesha tani shaqo kagama banaanee 



__________________
AAR

Date:
Permalink   

BIRDHIXLOOW  ADIGU MAWAXAAD WAAR DIYE HADALADA BAYOOW ILAALIYAAD TAHAY  TANKALE CAYDU HORTA MAFIICNA IN  QOFKA FIKIRKIISA LAGU CAAYO AMA LOOGA SAARO SADE  OO LAYIRAAHDO MAHID  RUNTUNA WAXAA WEEYEH HADII MAREEXAAN ISWADAN WAAYO WAALAKALATAGIN  CID CID JAJUUB UGU JIRTAA MAJIRTO SIDA DAAROOW UKALA DAGAY AYAA LOO KALA DAGIN  CEEB IYO DAD NIMO XUMANA MAAHAN  HADII BISAYLKA LAGU HESHIIN WAAYAY WAA IN CEERIINKA LAGU KALA QAYB SADAA? ADIGU KII HADLABA MAWAXAAD LEEDAHAY  WAXAAD TAHAY MAHBAR AM RUUFYAAN WAXAASOO DHAN WAA CAY MIDA KALE WAXA MADAXWEYNAHA  MAREEXAAN DOORTAY SOW MAHBARKAAD SHEEGEYSID MA AHAN  AMA AAN HOOS JIIFNO  OO U KALA DHUUMANEYNO   HA UMALEYN INA AAN CABDULAAHI YUUSUF  JIFO  JIFO LOOGU TAGIN  WAXAAN UWADA NOQONEYNAA ASKAR HADUU GARTO IN JIFO KASTOO MAREEXAAN AH CAD BANAANKA LOOGU TUURO AMA WAXA AY ISKU QUURI WAAYEEN AMA QAYB SAN WAAYEEN ASAGU QAYBIYO? XAQIIQDU WAXAA WEEYEH ANIGA IGA QOR  CIDUU RABO HA AHAADO BAYOOW  QASKA HADAAN DADKA DHEXDIISA CIDA WADA LAQABAN WAA LAKALA TAGIN WAXAA LOOWADA TAR TAMIN SIDII GAASHAAN BUUREYSI  CIDII CID LANOQONKARTA IYO CIDII AYADU IS TAGI KARTA IYO CIDII HADA BOOS SIIBANEYSANKARTA  SIDII HOREY AAN USHEEGAY  CIDII WANAAG DADKA DHEXDIISAA WADA WAA LA ARKIN HORAYNA WAA LOO ARKI LAHAA  KOLEY CIDUNA WANAAG IYO XOOG ARURSAN MADIIDANA HADII LA HELAAYO LAAKIIN TAAD WADAA WAA HOOSAASIN  WAXAYNA KAMID TAHAY HOOSAASINTU DULMIGA QAYBKAMID AH WEEYEH  CIDII HADA RUNYA SII SHEEGTA AYADOO XAQIIQDU IMAANEYSO JIFADII UHOREYSANA AYBA BAXDAY KUWII KALE NA WAA KU DABA JIRAAN  WAXAAD KALOO ISWEYDIISAAN HADII HOF KALIGII QALAD LAGA QABAN WAAYEY QABILL MIYAA LAQABAN DULMI DIIDAN JAWAABTU WAA MAYA


BY AAR


AARALI@HOTMAIL.COM   



__________________
bayoow

Date:
Permalink   

aar  waan ku salaamay sxb salaan kadib ninkaan birixlaa  waad u jawaabtay haduu wax  fahmaya     horta    ok  marka  in uu cid walaiba caay waa  is xaal aduun     soomaalidu waxay tiraa      laba  gaoobood lama jooga b   kun kibirtay   iyo  gole ceebeed   maraka  ninkaan   waxaan filayaa isagaa  aahayn dsade    ee iska daa sxb

__________________
Page 1 of 1  sorted by
 
Tweet this page Post to Digg Post to Del.icio.us


Create your own FREE Forum
Report Abuse
Powered by ActiveBoard