sxb aar waan ku salaamay salaan kadib waa runtaa cidi yeelimaysaa xaqaaga la qaata waxa ka dhacay meesha waa la soconaa laakiin eed a waxaa leh odayga kismaayo jooga anigu magac kalaan u aqaan magciisa hada maraba in aan qoree eeda cid kale ha saarin waayo meesha waxaa wax loo qaybsaday qabiil isagaana meesha madax taagayay marka daaroodka kalaba waxay wax u qaybasdeen si wacan marka in rer siyaad xuseen la qadiya waa maskaxda ka wayn nwaayo waxay ka midyihiin beelaha ugu wayn sade waana la ogyahay aaga ay ka joogaan difaaca galgaduud iyo ka qayb qaadshada ay ka qayb qaateen dagaalkii xiraale
marka eeda kuli waa odayga kismaayo fadhiya dufowga ah
aar waan ku salaamay sxb salaan kadib ninkaan birixlaa waad u jawaabtay haduu wax fahmaya horta ok marka in uu cid walaiba caay waa is xaal aduun soomaalidu waxay tiraa laba gaoobood lama jooga b kun kibirtay iyo gole ceebeed maraka ninkaan waxaan filayaa isagaa aahayn dsade ee iska daa sxb