Post Info TOPIC: BARRE AADAN SHIRE WARSAME GUULEED, MA OGTIHIIN?
NURADIIN

Date:
BARRE AADAN SHIRE WARSAME GUULEED, MA OGTIHIIN?
Permalink   


HADAAD BEENTEY MOODEEN WAYDIIDAYA ODAYAASHA.


WAA TAARIIKH DHEER OO LA WADA OGYAHAY. MANA AHAN CEEB HADII RUNTA SHAACA LAGA QAADA ( TRUTH CAN SET YOU FREE ), ANIGA OO HOREY U MAQLAY ARINTAAN AYAAN WAXAAN SAMEEYAY BAARIINTAN DHEER, WAXAAN KU GUULAYSTAY IN AAN OGAADO TAARIIKHDII OO DHAN. WAXAAN KALOO OGAADEY IN BARRE UU REERKALE KASOO JEEDO OO UU SI QARSOODIYA ULA XARIIRO, MAR AAN WAX KA WEYDIIYAY NIN AAN KA FOGEYIN, SUAASHAN AH MA RUNBA IN ARINTAN AAN MAQLAY AY WAX KA JIRAAN OO AY JIRAAN EHELO LABAAD OO AAD LEEDIHIIN AMA XIRIIR IDINKA DHEXEEYO? WAXAA UU IIGU JAWAABAY MA CID IYAGU KU QARAABEYSANAYSA AYAA LA DIIDI KARAA.


WAXAAN KALOO WAY DIIYAY SIDA WAX U JIRAAN WUXUU II SHEEGAY SOOMALIDU WAX UN BEY SHEEGTAAA LAKIIN KOLEY HADA MEEL AAN U SOCONO MA JIRTO.BALE ANIGA WAXAA IGU KALIFAY IN AAN ARINTAN SOO BANDHIGO,, AMA RUMEE AMA HA RUMEYINE WAAXA FAJAC IGALIYAY SIDA BARRE UUSAN MASLAXADA QOYISKA SIDII LA RABEY UGA SHAQIYNIN OO ISAGU HADA BILABAY IN UU DILO QAAR KAMIDA SARAKIISHII SARE, COL TIMAJILIC OO UU RABAY IN UU DILO IYO WAX YAABO KALE OO AANAN SHEGAININ.HADII AAD RABTAAN WAXAAN IDINLA SOO QORAYAA SIDA WAX U JIRAAN OO DHAN LAKIIN BAL ADINKUBA SOO OGADAA SIDA WAX U JIRAAN WAANA INOO WIIGA DAMBE HADII EEBE IDMO.



__________________
CALI CARI ( HOLLAND, AMESTRDAM)

Date:
Permalink   

WALAAL NUURADIINOW MA WAXAAD UGA JEEDA HADALKAAGA BARRE HIIRAALE, REER KOOSHIN MAAHA?


ANIGU WAXAN MAQLAY IN AWOOGIIS GUULED LIBAAX CUNAY, MARKAASNA REER KALE OO CUMAR DHEER AH WIILKOODI LAGA SOO XOOGAY OO LA YIRI, WIILKA LIBAAXU CUNAY MAHA KAAYAGII EE WAA KIINI.


WAXAAN MAQLAY MAR HADA KA HOR INA XAAJI XAASHI DAAHIR KOOGEY XIRAY OO UU YIRI ANIGU AWALBA WAXAAN AHAA HABAR CIISE.


HADIISE ARINTANI DHABTAHAY SAAXIIB HABAR CIISE WAA NIMAN MAREEXANA EE OGOW MA AHA CAYIR. MARKA KA FIIRSO. BALSE WAXAAN WAYDIIN DOONA ARINTAN ODOYAASHA



__________________
ashuluq

Date:
Permalink   

bismilahi raxmani raxiim.


war nimanyahow saad u socoteen ma waaxad gashen inaad hada barre hiiraale arintaan tiraadan, somalidu waxay ku maah'maahda saad wax u ogtahay wax looma wada sheego, ilaahow ceeb astur war ma ninka dhan oo dagaal yahankayagaa baad saas leedahay waxaas waxaan u maleynayaa in ay tahay dicaayad ee isku xishooda aqyaarey hadii la soo xoogayna hada kuma aanan qasaarin oo shaqo culus aya u qabtay


 



__________________
bayoow

Date:
Permalink   

nuradaiin sxb afkaaag caana lagu qabay   walaahi   waa runtaa in bare cid kala   ka soo jeeda   waaya  hada  ka hor ayaa  waxaa kaftamay  wiilkkisa  alaha  ha u naxariistee  iyo wiil  kale  anagoo markaa ku sugan   degmada  baardheera     wiilkii   waxaa la  yiri    adiga  iga  aamu  abahaa  lama  hubee    markaa suu aamausay isagoo yaaban  anoo taa haya      ayaa hada  maalin  aan ka maqlay  odayaal  ku sheekeesanaya   markaa   waa wax ll ogyahay   odayga  in uu nagu soo galay      si qalooc ah oo  aan la hubin 


Taa  waxaa  u daliil ah  siduu  uga  xigsada  qaaa ilkiisa  nimankaa  cayraka  ah meesha  jooga   waad ogtihiin   markii la joogay   ma dhamaata  waxaa  hiil iyo  ladaba taagnaa   bulshada    rer ged o  oo geela  lagau qalanayay   ma dhamaata   markii laqabsaday meesha  maxuu qabtay  rer gedo   xataa  dad walalalha ayaa ku kala dhintay     gurmadkii loo fidinanay   odayga  iyo  wiilasha     marka  waa  wax cad oo aan qarsoomin   ee  inoo daaya  ina  aabayaalow  odayga


bye bayoow



__________________
birlixle

Date:
Permalink   

waa xaal aduun oo ninba ninac u arkee ee ma maantaa gisiyaashii mareexaan ku tilmaanteen inuu bare ahayn wiil mareexaan waa u maleenayay inaad waxaanoo kale ku hadlaysaan saa waxaad wada tihiin dad aan nasab ahayn ee adeerayaalow shaqo la,aan baa idin haysee shaqo yeesha ee raga geesiyaasha ah ee mareexaan ha u gafina duliyaal yahow uqdada ka wada buuxda ee iska soo nadiifiya uqdada calooshiina ka buuxda

__________________
nuuradiin

Date:
Permalink   

waxaa ay ila tahay in Barre huuraale... barre Hiiraaale uusan ahiyin mareexan Saxa ee waa  soo dhacay, isaguna waa ogyahay, waxaana uu sameyin kara aarsi uu dhib cadownimo noo soo jiido. waxaa iiga marqaati ah arinta 70% mareexaan weyne oo dhan.


anigu maahi nin ku hadla wax aan jirin, laakiin waxaan ahay nin aan qarin wixii jiri.


waxaana qabaa nin aan sade dhab ahayni in uusan noo qaban karin xil weeyin. sababo nabad galyo awgeed ee waa in aan ka tashano wixii nagala gudboon?


waxaa kaloo igu maqaala in isaga iyo hogaamiye yaala kale oo xamar kasoo jeeda ay ariman isku soo qaadeen, waxna hoosta ka wada xariiqeen.


we must be carefully consider who is going to lead us. i mean it


if you don't what i am talking about you must be pretty naive. so SADE should act now.


nuuradiin.



__________________
bayoow

Date:
Permalink   

sxb  nuuradiin waa runtaa waxaa sheegaysa  xaqiiqadii    laakin ninkaan   lagu sheega  birixle  ayaan layaabanay   waryaa  yaa kaa nasab  dhinsan  adiga  dad ku caayayay nasab dhiman    taa qabsa   mida  kale  bare in uu san ahayn   sade dhab ah  adiga waxaad tahay cayaal ee waxaa way diisaa   aabahaa   haduusan ku noran waa la xantaa  waxaan sheegayna   waa   been aniga  iyo walalakay nuuradiin    adder  adaa cuqdad qabaa   aklah ku caafiya

__________________
Page 1 of 1  sorted by
 
Tweet this page Post to Digg Post to Del.icio.us


Create your own FREE Forum
Report Abuse
Powered by ActiveBoard