Post Info TOPIC: ABDULLAHI YUUSUF OO MAANLAAWE KUTIMAAMAY DIIRATADA
AAR

Date:
ABDULLAHI YUUSUF OO MAANLAAWE KUTIMAAMAY DIIRATADA
Permalink   


 
Abd Allah Yusuf oo maanlaawe kutilmaamey qabqalayaasha dagaalka !!!!!
waxaa maalmahaandanbaba is dhex ordayay qilaaf iyo isdiidanaan kadhex abuurantay  qabqablayaasha goobaha haysta iyo cabdulaahi yuusuf oo kutilmaamay maanlaawe dagaal oo aan micne dowladeed iyo micne jifaba aqoon ee raba dadka in ay bililiqaystaan,waxaa laga soo wariyay dad aad ugu dhow cabdulaahi yuusuf oo waliba in tii hore moodayay in kuligood ay maamulo fiican sida tuu kasameeyay puntland oo kale ay haystaan oo xukun qaybsi ama xukun wadaagsi rabaan asna madex weyne unoqondoono laakiin waxay kala noqdeen kaaf iyo kala dheeri? waxayba ku tilmaamaan in uu yahay inkii dowladii dhisnayd dumiyay ayaguna ay siidiir diirteen,sida mararbadan laga dhadhemiyay muuse suudi iyo qanyare iyo maxamed dheere iyo kuwa lamid ah hadaladooda, oo waliba udheertahay xalinta qabiilooyinka waaweyn ee kacsan ee kabiya diidan kuraastii baarlamaankoo laga qadiyay ayagoo shaqsiyadaad ay tir tir bilaabeen magacyadii qabiilada ugu jiray oo kuwa kale ay ku badasheen iyo xeerkii ay dhigteen baarla maanka oo inbadan ooy kamid yihiin in tayo iyo tiraba wax lagu qaybsado qabiilooyinka waaweyna baarla maanka galaan,waxaa kaloo hortaagan dagmooyin iyo gobolo badan oo uu tagi karin asaga iyo dowlada uu dhowaan kula shirgoobay diirata goobahan haysta qaarkoodna aysan dhaafikarin goobtay joogaan oo kali ah,waxaa kaloo dhibaato ka haysataa haduu damco in qabiilada waaweyn ee larabay in ay meesha kamuuqdaan ee ayagu deegaamada waaweyn iskaleh larabana in codkooda lahelo ileen waxay ahayd dowladu dib u heshiisiin,in dhib badan uu kala kulmay saxidii in baarlamaanka dib loogu soo celiyo wixii lagu heshiiyay qabiilooyinka waayeyn ee kamaqan loo yeero kuwa wax saluugey wax laga qabto arin tooda,arimahaasoo dhan waxaa cabdulaahi yuusuf kayeersiinaaya waa in ay ka go anthay in uu madaxweyne soomaliyeed noqdo xalkastana uu raadiyo maadaama aanu usuuroobeyn in uu xoog sidii puntland ku xaliyo oo reerihiisu sigaara ayaga laftoodu maamulka urabay iyo kala danbeynta laakiin way adag tahay in uu qabiil weerar kusoo qaado uu ku qabsankaro horuuna usameyn lahaa hadii ay usuuroobeyso laftigeeda marka waa ka go aan waxtarku ayguna waa ka go aan in ay dowladsa diirtaan waxay qasi karaan qasaan ninkastana wuxuu meesha uyimid yaan kaligaa farta lagu gusoo taagin ee lugna kula jir lugna banaanka hakuu taalo?oo waxaad sii diiran kartid diiro,waxaakaloo hada gabaabsi ka ah rajadii baydhabo iyo kismanyo uu kalahaa wuxuuna ayada laftigeeda kadhex arkay in aysanba dhexdoodu istaagersaneyn maamulna kajirin ee ay yihiin qabaa ilo doonaaya in qabaailkale kursigood kusad birsadaan wuxuuna kuquustay wax qaybsigii sade oo sida xun loogu tasa ruftay,kala fogaan shaha iyo is gaashaan buureysiga horleh ee kataagan kismaanyo iyo aageeda iyo waliba waliba deeganka caabudwaaq oo qarka usaaran in uu butaaco diidana in uu xataa waan waan lagalo dowlada cabdulaahi yuusuf &diiratada dugsiga kadhiga tay dulmigana wada?  
BY:AAR
AARALI@HOTMAIL.COM           
 


__________________
bayoow

Date:
Permalink   

aar sxb   bes naga   dheh intaan kabadan  waa     ka  gadoonay waxad tahay mucaarad wayn     meel  walab wax ayaad ku qortay  bes bes



__________________
Page 1 of 1  sorted by
 
Tweet this page Post to Digg Post to Del.icio.us


Create your own FREE Forum
Report Abuse
Powered by ActiveBoard