Post Info TOPIC: laga bartaa laga badaiyaa
bayoow

Date:
laga bartaa laga badaiyaa
Permalink   


aqyaarta markaan soo qaadanaya  maah maah maahdaan waxaa    u soo qaatay maal mahaan waxaa soo baxay dad   wabsiteyada ku caayay       isbahahaysiga  geesiyaasha  ah  snf   srrc    waxy daba  dhilif u yihiin itoobiya     iyo  amaxaara  waa guuraysaa ee xagee v galaysaann  dadkaas ayaga  ah   waa dadkii ugu  horeeyay  ee keenay ciideena   ciidama    itoobiyaan ah


waan wada ognahay     hebel masluu   ahaa ninkii  keenay    itoobiyaan isagoo   ku mar  mar siyoonaya  waxaan   la dagaalamayaa  itoobiyaan iyo  wax la mid ah  


laakiin xaqiiqada  saa ma ahayn ee waxay ahayd    dhul fidsi  iyo nhogaan jaceel   iyo   hunguri xuma   waa tii arintaas  fashilantay oo snftii kala  daadatay  


maxaa dhacay kadib  waxaa dhacay  in  dhgar   qabaayshii ay dileen    ragii  ku fahamay siyasadooda    xun   oo  ay kamid ahaayeen dr cali nuor  iyo  xasan ugaas 


gabagabdii waxaan oran lahaa   raga  aan kor ku soo xusay  iska  adkaysata  ama  isga  guura  gedo waxii ay  in ku sameeyaanh  snf  srrc  waayo idinkaa bilaabay shisheeya  wadan ka la keena  


bye bayow



__________________
Page 1 of 1  sorted by
 
Tweet this page Post to Digg Post to Del.icio.us


Create your own FREE Forum
Report Abuse
Powered by ActiveBoard