aqyaarta markaan soo qaadanaya maah maah maahdaan waxaa u soo qaatay maal mahaan waxaa soo baxay dad wabsiteyada ku caayay isbahahaysiga geesiyaasha ah snf srrc waxy daba dhilif u yihiin itoobiya iyo amaxaara waa guuraysaa ee xagee v galaysaann dadkaas ayaga ah waa dadkii ugu horeeyay ee keenay ciideena ciidama itoobiyaan ah
waan wada ognahay hebel masluu ahaa ninkii keenay itoobiyaan isagoo ku mar mar siyoonaya waxaan la dagaalamayaa itoobiyaan iyo wax la mid ah
laakiin xaqiiqada saa ma ahayn ee waxay ahayd dhul fidsi iyo nhogaan jaceel iyo hunguri xuma waa tii arintaas fashilantay oo snftii kala daadatay
maxaa dhacay kadib waxaa dhacay in dhgar qabaayshii ay dileen ragii ku fahamay siyasadooda xun oo ay kamid ahaayeen dr cali nuor iyo xasan ugaas
gabagabdii waxaan oran lahaa raga aan kor ku soo xusay iska adkaysata ama isga guura gedo waxii ay in ku sameeyaanh snf srrc waayo idinkaa bilaabay shisheeya wadan ka la keena