Post Info TOPIC: Doqon magarato danteeda
Egal talyan

Date:
Doqon magarato danteeda
Permalink   


Bacda salaan : waxaad moodaa xaaladda soomaliya iyo tangoboleedba in dad badan oo wax garad ah ama aqoon yahanaa aysan cabiri karin meesha wax iska qaban la,yihiin, tusaale waydiih dadka maxay baa dhibtaan iyo islayntaan ugu soonoqnoqonaysaa guud ahaan soomaaliya gaar ahaan koonfurta soomaaliya, waxaa laga yabaa aragtiyo badan laakiin runta jirta waxay tahay.


1 soomaaliya 30 ee ugu danbeeyay waxaa laga abuurayay rag dhuuniqaatayaala oo aan dal iyo dad dantooda ahayn una adeega hadba meeshii loojeediyo. kuwaas oo siyaala kala gadisan loogu micnooyo danaha dadka ay ushaqeeyaan.


2- waxaa la abuuray kooxo dareen siyaasadeed leh una dulaysan danaha dowladaha gobolka qaar kamida sida itoobiya.


3- dadka dhexdiisa ayaa waxaa loo qaybshay qays kudhisan qaab qabiil oo qaran kaxoogbadan waxaana inta wax magaratadaah iyo waliba qaar isku sheegaya aqoon yahano laga dhaadhac shay in qabiil kal;e dulaysto si aysan u arag kuwii ayaga marin habaabinayay dantooda.


4- waxaa abuurmay kooxo ah gaariga aad wadoo hadba meel loojeediyo ayaguna aan lahayn ujeedo ilaa mooyeeh hunguri


intaas oo dhan kadib haddii xaaladdii soomaaliya sidaas tahay maxaybaa dadka qaar isku dayeen halka qaar aysan wali ogayn meeshii ay xalka umari lahaayeen, kuwo waxay ogolaadeen duligii dulsaarnaa dantoodana way wataan halka qaar wali raadinayaa meesga laga abaaray


waxaan aamin sanahay haddii dadku gartaa dantooda iyo ay yaraanayso dulinamada dulsaaran qof walibana ha garto waxa asaga lagudboon hana garto sidii gurigiisa uu udhisi lahaa dadkiisana uu wax u qabto hana u diyaar garoobo dhismaha dalka. 


2-



__________________
Page 1 of 1  sorted by
 
Tweet this page Post to Digg Post to Del.icio.us


Create your own FREE Forum
Report Abuse
Powered by ActiveBoard