Bacda salaan : waxaad moodaa xaaladda soomaliya iyo tangoboleedba in dad badan oo wax garad ah ama aqoon yahanaa aysan cabiri karin meesha wax iska qaban la,yihiin, tusaale waydiih dadka maxay baa dhibtaan iyo islayntaan ugu soonoqnoqonaysaa guud ahaan soomaaliya gaar ahaan koonfurta soomaaliya, waxaa laga yabaa aragtiyo badan laakiin runta jirta waxay tahay.
1 soomaaliya 30 ee ugu danbeeyay waxaa laga abuurayay rag dhuuniqaatayaala oo aan dal iyo dad dantooda ahayn una adeega hadba meeshii loojeediyo. kuwaas oo siyaala kala gadisan loogu micnooyo danaha dadka ay ushaqeeyaan.
2- waxaa la abuuray kooxo dareen siyaasadeed leh una dulaysan danaha dowladaha gobolka qaar kamida sida itoobiya.
3- dadka dhexdiisa ayaa waxaa loo qaybshay qays kudhisan qaab qabiil oo qaran kaxoogbadan waxaana inta wax magaratadaah iyo waliba qaar isku sheegaya aqoon yahano laga dhaadhac shay in qabiil kal;e dulaysto si aysan u arag kuwii ayaga marin habaabinayay dantooda.