Post Info TOPIC: BANAAN BAX LAGUDIIDANYAHAY DOWLADA YUUSUF
AAR

Date:
BANAAN BAX LAGUDIIDANYAHAY DOWLADA YUUSUF
Permalink   


WAXAA BANAANBAX WEYN KADHICI DOONAA  OO SI WANAAGSAN LOO SOO AGAASIMAY  DAGMADA CAABUDWAAQ:10/1/2005, OO DHAMAAN WAXAA XIRNAANDOONA WADOOYINKA SOOGALA MAGAALADA SOO GALA OO DHAN WAXAA KALOO  DHAMAAN LA OGEYSIINAAYAA IN AY MEELA HA GANACSIGA OO DHAN AY ISKA XIRAAN SI AAN QASAARE UGA SOO GAARIN BANAANBAXAAS AYADOO WALI SITAXADAR LEH LOO ILAALIN DOONO WIXII KEENI KARA DHIBAATO BURCADNIMO  AYADOO CIIDAMADA BOOLISKA IYO KUWA DARAAWIISHTA LABADUBA ILAALIN DOONAAN  NABAD GALYADA CAABUDWAAQ AYADOO WALIBA MADAXDA  URURKA SNP  SIYAAD XUSEEN NATIONAL PART:  GUDOOMIYAHA DAGMADA CAABUDWAAQ OO ASNA SHEEGAY IN BAANBAXU MUHIIM UYAHAY DADKA DAGAN CAABUDWAAQ, DIIDANA SIDII DOWLADA YUUSUF AY UGA TAGEEN BEESHA WEYN EE DAGAN CAABUDWAAQ  KURSIGII  BAARLA MAANKA MANA AQBALEYNO IN UU MARNABA AAN KATANAANSULNO KURSIGII REER SIYAAD XUSEEN LAHAAYEEN  IYO WASIIRO  WAANA QODOB AY JABIYEEN DOWLADA YUUSUF IYO KUWA BAARLA MAANKA KULA JIRA DIB U HESHIISIIN MAAHANE WAA DIB ISKUGU DIR,


CAABUDWAAQNA KUMA SOO DHOWEYNEYNO  MANA SOOGALI KARAAN CID KASOCOTA DOWLADA CABDULAAHI YUUSUF.


AFHAYENKA URURKA SNP AHNA WAKIILKA UFADHIYA DIBADA


MR:AAR


AARALI@HOTMAIL.CO.UK


TELL:447932754313                 



__________________
bayoow

Date:
Permalink   

aar sxb  waa ka dartaye    waa maxay waxaan waxaan ka  baqayaa  in aad qaatumo     ku dhimatid waayo  qof walbe waxuu dhiman isagoo niyada ku haayo waxuu markaa  afkiisa  kuban


waayo hada ka hor ayaan maqlay  wadaa ka sheekaynaya  qaatuma   xumada wadaaka  waxuu soo qaatay  nin dharka  gadi jiray   waxauu yiri markay nafta  kabaxaysay waxuu lahaa  meeqa  yaardi


mid klana waxaa la sheegay in uu dalxiis  aday  markiuu cabaar socday ayaa waxaa  gadoomay gaarigii  markaas ayaa  isagaoo nafbaxaya wxauu qaaday hees  uu jeclaa


sxb isku bsoo wad a  duub ha dhiman adoo ku haya  rer siyaad xuseen iyo kursigeeni  meeya  waayo  kailigaa ma qadin    dad ayaa kula  qaday


waxaan kalaoan xan ku maqlay anigu majoogin   meeshii la qaybiyay  in aad    many ku badalteen taa  mahuba  laakin saas ayaan ka maqlay cida  qaadaty  afarta  kursi 


marka  sxb iskdaa waxaan aad wadid


waa waano sxb



__________________
aar

Date:
Permalink   

waankaxumahay bayoow in aad hada kahadashid jifo tolkaa ah oo dulmi diidan cidii akloo dulmiga diideysa waxaan leenahay gacmo furan kusoo dhowaada


mida kale anagu waxaa nahay  jifo aad  ubadan mana qarsoonin dhul iyo faraba waa muuqanaa


mida kale waa kuu ceeb iyo waxaan fiicneyn oo tolnimo xumo aad muujineysid maraad tiraahdid kursigii reer siyaad xuseen oo gaalada iyo islaamkii meesha joogay ba ay ogaayeen in sicadaan ah ay utir tireen ayadoon qaris lahay bare hiiraale iyo in biixi iyo kuwii akle ee taageersanaa magacii aasey kuna badaley in dhabuur oo ah ina adeerkood  reer ugaas sharmaake,  ayagaana katagay mareexaanka kale ood sheegeysid hadaadan adigu jifo ahaan uhadlin ama ubanaanbixin ama duliga udiidin  cidii diida haceebeysan  lacagna waaba ceeb waxaad kahadleysid  waayo waa sharftii jifada kursigu maahan in aan jago ubaahanahay iyo xukun ee waa quursi isku dir inla kala go o in lays laayo marka adigu hadaad dhimaneysid adoo baqaaya soobaro taariikh da reersiyaad xuseen dad baqa ama ladulmiyo maahan  is gaashaan buureeysiga aad maqashay oo dadka waalay waxaa hor kacaayay oo meelkastaba booliska mareykanka ka ahaa ee qalad loo jeedo aan sax kadhigi jirnay waana waxa is gaashaan buureysigu hada larabo in aan gabi ahaan bur burino waana bur buray sidii sofiyeedka oo akale


tankale waxaan kaloo gabi ahaan qaadacaynaa dowlada yuusuf oo ku guul dareystay in ay qodobkii ahaa in lagu qaybsado qabiil awooda tiro iyo tayo  oo lajabiyay axdigaas qarameed  lagana tagay jifooyin waaweyn oo ay kamid yihiin reer siyaad xuseen   in ay wax ka qabtaan


banaanbaxuna wuxuu ku saab san yahay maahan mareexaan dhexdiis  ee wa mid jifo qabiil ku mucaaradaayaan kaga soo hor jeedaan dowlada cabdulaahi yuusuf ilaaa ay wax saxaana masoo galaayaan caabud waaq  iyo meelaha kale ee reer siyaad xuseen dagan yihiin ama ay xooga ku leeyihiin sida kismaanyo iyo meela kamid ah gado


ogow in aan loo ogaal doonin gabi ahaan caabud waaq cid soo gasha oo taabacsan dowlada yuusuf


waa been lalawareegaayo in ay reer siyaad xuseen lagacqaateen nina sharaftiisa ma iibsado


ayaguna matir tirin  mareexan dhaxdiis kama ay sheegin in aysan rabin ama siiyaan reer kale


hana ulaaban hana rumeyn waa been hada abuuran tay waa dhibaato horleh nin aad kusoo duushay ood leedahay asagaa isku duuley     


afhayeenka ururka snp siyaad xuseen national part ahna wakiilka dibadaha ufadhiya


aarali@hotmail.co.uk


tell 447932754313


london  



__________________
bayoow

Date:
Permalink   

sxb aar  anigu    malihi   qaada  dulmiga  laakiin waxaan suura  gal ahayn  ayaad shegaysaa   tan kale        sxb  re siyaad xuseen ku sigiini    idin ma   diidin c/laahi  ee waxaa  idin dud siiyay  bare huuraale  marka    ha  qabsan c/laahi 


waayo  isaga  uma  qaybin  sade kuraasta  ee waxa aqaybiyay  ina   biixi  iyo   raga  kalae sida  hebel sayid oo kale  adder  anigu taas ayaan kaa lahadlay 


mida  kale  cabud waaq    kama  arimiyaan rer siyaad xuseen kaliya  anagu waa naqaan meesha  oo xaafad ayaad  ka dagtaan ee   ha duulin sxb  kismaayana  iskadaa war keeda  gedo ha sheegin    oo waa  layaaqaan  gedo  marka  xaalku  waa saa  oday  aayar  si klae wax u mucaarad  dawladaan waa soconaysaa   ee saa  ku seexa  kuna  soo toos


bye bayoow    u a e    97150 7423432



__________________
AAR

Date:
Permalink   

WARHORTA BAYOOW MAMAREEXAAN BAA KU DHALAY  SIBAAD UNA KALA TAQAAN CABDULAAHI YUUSUF CIDII SOO HADAL QAADANA UGU SOO BOODEEYSAA?TAN KALE MAWAXAAD MOODAY HADAAN MAREEXAANKIIBA DULMI KULA KALA DHINTAY IN AAN CID KALE IN DULANKOOD RABO AMA AY IGU TUMAN KARAAN JAAKLE MAREEXAAN KALA TAG MAJEERTEENA BAL WARKIISABA DAA. NINKII WUXUU YIRI MARXAAD ARAGTID DOOFAAR DOOFAR KAGARDARAN  CIIL MAKU QABTAA.


WAXAADAN KALOO LASOCON REER SIYAAD XUSEEN WAAD MAQASHAYE HADAAD XATAA TAHAY MAJEERTEEN  IN AY CAABUD WAAQ TAHAY BU, DA  RASMIGAA EE REERSIYAAD XUSEEN  WAXAY RABAANA KASAMAYN KARAAN  WAALAWADA DAGAN YAHAY LAAKIIN KARAALINOQOSHADA REERSIYAAD XUSEEN BAA LAGU WADA DAGAN YAHAY TAAS OGOW 14 SANO DAGAAL SOCDAY SOMALIYA WAAKA BAD BAADAY WAXA BOOLISKA KA  AHNA WAA CIDA AWOOD BAYNA KU XALIYAAN IYO CAGA JUG LEYN EE MAAHAN BARYYO  IYO INA ADEEROOW QABIIL HEBEL ISKA DHAAFA WAA WALAALAHEENE WAXAASU MAJIRAAN


GADAANA WALAAL NIMO LAYSKU DAYN LAHAA HADAY JIRTO  NIN WAX BADAN OG BAAN KUU MALEYNAAYAY  LAAKIIN WAXAAD TAHAY QOF QOF UUN QURA DIFAACAAYA


GADANA WAX KAMA TAQAANID  EE WAXAY DAGAAN BUUR DHUUBO  DHUBAA  IYO ILAA BAAR DHEERE  GEELA REER SIYAAD XUSEEN BUU AHAA WIXII MARKII CAYDIID GADO QABSADAY CAANAHA LAGA CABAAYAY  KUWA KAMID AHANA WAXAA DILAY DADKII QAXAAYAY


WAX BADAN KAMA TAQAANID  KISMAANYO  CID UGA XOOG BADAN OO JIFO MAREEXAAN AH  MAJIRAAN  MOORYAANTA UGU MUJRISAM EE MAREEXAANKA KISMAANYO JOOGAA WAA REER SIYAAD XUSEEN  WAANA LAWADA OG YAHAY HADA WAXAY JOOGAAN BEER XAANI EE CIDII WAX ISKU HAYSAA EE AMA MAJEERTEEN AH AMA JIFO MAREEXAAN AH JAALE HA AADEEN CIDNA KAMA CELI NEYSEE


WAR WAXAAD OG TAHAA ISKA YARE  CAGA DHIGO  RAGUNA WAA TOLEE HAKU DAG DAGIN


NAXDIN IYO IS CIIL KAAMBI CAAWA WUXUU KU  HAYN LAHAA CAAWA ADOO DHEX JOOGA OO AY KU YAQAANAAN  HORAANA USHEEGAY YUUSUF WAXAAN KU TAAGEERNO KAMA HAYNO WUXUU NOO DHIMAYNA MAJIRAAN  WAXAAN RAAD SANEYNANA MA AHAN WAXAAN BARYAYNO EE WAA WAXAAN XAQ ULEENAHAY UBANAAN BAXAYNO SOOMALI UTUSEYNO  CABDULAAHI YUUSUFNA WAA KAMID SOOMALIDA AAN TUSAYNO  DULMIGA IYO AXDI QARAMEEDKII AHAA IN QABIIL TIRO IYO TAYABA LAGU QAYB SADO  XUKUNKA WAA LAJABIYAY CIDII DOONTAA HAJABISO  WAA IN AY JIRAAN WAX SHAER CIGA ILAALIYA ILEEN NABAD BAA LADOONAYAAYE


WAXAADAN GARANEYN  IN AY LAMID YIHIIN REER SIYAAD XUSEEN  LE EG YIHIINA DAD IYO DEEGAAN AHAAN TUSAALE  CAYR  SALEEBAAN SACAD IWM INTA AAN ISLEEYAHAY WUU GARANAAYAA LAFAHA MAREEXAANA ISKABA DAA  KUWA MAJEERTEEN ISKABA DAA WAXAY LE EG YIHIIN IYO WAXAY KA BADAN YIHIIN WEEYEH  CID MAANTA OGOL INTA LAGA TAGO  AMA LA DHACO  DHOWLADA CABDULAAHI YUUSUF USACABTUN  MAJIRAAN  REER SIYAAD XUSEENA KAHELI MAYSID  TAARIIKH DA AAN KUSOO QORAY  BEEJKII HORE FIIRI  WUXUUNA BANAAN BAXAASU TUR JUMI DOONAA IN AAN CIDUNA SOO GALEYNIN DEEGAAMADAAS CAABUDWAAQ  CID TAAGEER SAN  DAWLADA CABDULAAHI YUUSUF  HADAAN BEESHA CABASHADEEDA LATIXGALIN IYO XAQUUQAHEEDA AY ULA SIMANTAHAY SOMALI WEYN


 BAROOW KUMANA AQAAN WAANA KUGU DHEERAADAY. CID TOOS AH OOD SHEEGANEYSIDNA MAJIRAAN  KOLEY HADAAD TAHAY NIN DAAROOD AH  CIDAAD RABTO KA AHOOW  DULMI LOOMA BAAHNA IYO IN AAD KU XAD GUDUBTID JIFO GAAR AH AMA TOL WEYNE AAD ISKUGU TIMAADAAN SIDA SADE AMA DAAROOW


WAANAD KU GAFTAY REER SIYAAD XUSEEN ANIGU JIFO AHAANA KUUMA AQAAN QOF AHAANA KUUGU GAFI MAAYO EE QORAALKAAGA SAX


CIDII HADA XOOG KAWAYN KAN REER SIYAAD XUSEEN SHEEGANEYSANA CAABUD WAAQ HATAGEEN  IYO MAGAALOOYINKA KALE EE CIDU DAGAN TAHAY.


600, OO SANO KA HOR BAA SADE IS BARTAY  HADAY TAHAY TIRO IYO TAYABA  HOREYNA USOO DAGAALAMEEN HADA LAYS BARAN MAAYO  KUWA GADO JOOGAA XOOGAA IS HIL MAAMAY


AYAGUNA HADA WAA IS BARTEEN  KISMAANYANA NINBA  TABARTIIS WEEYEH  CID CID U HANJABTAANA MAJIRTO  CID HADA ISKU DAG DAGEYSAANA MAJIRTO  CADOW DIBADAANA WAA JIRAA OO UBAAHAN IN MAAMUL GUUD LAGA DHISTO  XAMAR BA WAAD ARAGTAY INTA REER OO WADA DAGAN 


WAXAAN KU BAAQEYNANA MAAHAYN DAGAAL EE IN JIFO KASTAA XAQUUQDEEDA HESHO  WEEYEH  HADII LAWAAYANA  CIDNA SIDAYDOONTO NAGAMA YEELI KARTO


BAYOOW HADAAD DAAROOD TAHAY DAAROOD NIMO UTAAGEER BANAANBAXA REER SIYAAD XUSEEN   HADAAD SADE TAHAYNA SADE AHAAN U TAAGEER BANAANBAXA,


BY AAR              



__________________
bayoow

Date:
Permalink   

sxb  aar  horta  anigu waxaan ahay b mareexaan  hadaa i mooday majeerteen   laakin waxaan diidanahay waxa  aan suura  galka  ahyn aad wada  c/laahina   anigu  wax iimja galin laakin waxaan sheegay libainttisa    oo waa nin  rag  ah


tan klae  rer siyaad xuseen waa saan iyo buurahay  dumiyaan  aad wad adinkay  idin  anfacaysaa  taas horta    gedaan degnaa  taa  waxaan u arkaa  ii dheh iyo  ogaysiis  waayao gedo waxaan joogay ilaa  7 sano wali  rer  meel dagan oo rer siyaad xuseen ma arag  nin socataa  oo dadkiisa  dhinaca  kaga jira  ma  a  ane   kismaayana waan ku dhshay    wagaas  aaan joogayna  waxay ahayd magaala  sooomaali oo dhan dagantahay hadana  waad ogtahay oo    waxy noqotay  ceel  biya  laga cabo oo kale  micnaha  cid waklabaa sheegata  oo cidna  cid kama  xoog roona  kismaayo


marka  walaakay dawladaan anigu waan taageersanahay banaabaxaan aad sheegaysa  ha  dhaca  aan aragnee  horta   cabud waaq anigu warkeeda  mahaayo laakin waxaan maqlay in ay tahay  magaala  mareexaan leeyahay  oo  la wada daganyahay  kuma  maqal rer siyaad xuseen ayaa  boolis ka  iyo waxaad sheegaysa waayo maba  aqaan   o caga  ma dhigin   hadaad  is  bixin kartaan mucaarad   noqda  oo waxs sameeya  aan aragnee  


oo qoraha  qaata adiga   haka soo hadlin uk    ee imoow  ak47 ayaa wax lagu helaa qaada  markaas ayaan kuu saxiixayaa nin meel ismarin kara


inta kahoreysa  mareexaankaaga  dhinac ka raac   sxb haadaan kuu dheeraaday raali ahoow


bye  bayoow    u a e



__________________
AAR

Date:
Permalink   

baroow kismaanyo waa isla garanay waa ninba taag tiis baa qodoxdu ugu tagtaa


caabudwaaqna waa magaalo reersiyaad xuseen  aashuun ku adin na maahan warkaygu ee


waa xaqiiq  waanad iisheegtay in aadan waligaa tagin laakiin waxbadan baad  maqashay in reer siyaad xuseen cidkastaa marti ugu tahay cidaan aqoonsana  mareexaanimadu waa laad ladaaye mar kay dhacdaan ogaaneynaa


tankale reer siyaad xuseen wixii jifo weyn oo somali ah kasuuroobaa kasuurtooba haday dagaalami lahaayeen iyo haday sikale wax u nidaamsan lahaayeen.hasugi waayin waxaa layiri fardo layku hayo maxaa layskaga faanin


mida aad tiri waxaan joogay 7 sano gedo waxay ku xiran tahay meesha aad ka joogtay anigu caabudwaaq baan ku dhashay  xamerna waa ku barbaaray  qaxiina gadaan joogay dhowr sano


qabiilo waaweyn oo mareexaan kala barkiis ah ugu yaraan ayaanan meel ay dagan yihiin arag ama lagu tilmaamo saasooy tahay gado meel aysan joogin ama xoog ku lahayn majiraan


mawaxaan oran karaa  gedo talxe ama reer saxan  madagaan  jawaabtu waa maya  hadii dad qura ay awal gedo kadhexmuuqdeen hada waalawada muuqdaa  nabadii baa lala muuqan waayey laakiin Ak47 aad sheegeysaa lagu muuqday gedo kuwa layaqaaney oo dadka aan kabadnayna wey jireen miyaad tagtay buur dhuubo ilaa dhubaa  ilaa baar dheere yaa dagan baadiyahaas  isweydii ama dadka waydii reer gada ha ah < tuulada dhubaana ayagaaba leh kaligoodbaana dagan  sanad kastayna ku geel qashaan, 


adigu  cidna gaar haw mu caaradin hadaadan xaqdaro cad sheegeynin ama aadan dhex dhexaadin wadin, dowlada yuusuf hadii aniga lay qadiyo adiga waxba kuu tari mayso maxaa yeelay amba wax iima tarteen hadii jifo daarood ah laqadiyo ama jifoweyn  oo somali ah sabaBTOO AH  dowlada waxay ahayd dib u heshiisiin ma ahayn dib iskugu dir  dadbaana ka shaqaynaaya in qabiilooyinka waaweyn laqadiyo si ay ukacaan deegaamadooda hadii talada kuwa xun laqaatana saaseynoqon waa lamuda haraadin ak47 maahane waxaadan ogeyn in reersiyaad xuseen  taangiyo. teedhi. saman. suu. jiib.  baasuukayaal  dhashiike ay caabud waaq ku haystaan. adigu maad tagin caabudwaaq  baaldoos iyo taangi baa is daba socda ayleeyihiin reersiyaad xuseen caabud waaqna maahan gedo oo akale sidii baa dowladii siyaad bare hubkeedii uyaalaa ciidankii mila tariga ee ahaa dadka deegaan ka udhashayna waa joogaan  reer baadiyihii qoryaha watay oo ladagaalamijiray cadowga amxaaro waa joogaan waa diyaar


kuwo daraawiish ah oo hada lasameeyay waa joogaan boolis aan ciduna mushaarsiinin  oo mareexanka lafihiisa meesha magaalada ku dagaala kala celiya waa joogaan?


baroow cabdulaahi ciduna shaqsi ahaan uma diidanee waa dowlada musuq maasuqu ku dhexjiro waxa ladiidan yahay saas ufahan asagaana madaxii ugu sareeyey ah waana nin maamul yaqaana ma ahan duliga jamhadaa oo aan maamulna sameynaynin in lasameeyana ogoleyn


cabdulaahi maadaama uu qabaailada soomali kala yaqaano maamulna yaqaano rabana in uu soomali madaxweyne unoqdo waa lagu banaan bixin wixii qalad ah oo ama xad gudub ah oo jifo weyn lagu sameeyo waana ninkii sixi lahaa ileen waxaa layiri nin xil qaaday eed qaad hadii duli wax wanaag san kaa qaldo miyaad ku dhowran maya waad xasaysaa hadaad sixiweydana aday kugu soo laaban. sidaa ula soco baroow


afhayeenka ururka snp siyaad xuseen national part ahna wakiilka ufadhiya diba


mr:AAR


aarali@hotmail.co.uk


tell 447932754313


london      



__________________
bayoow

Date:
Permalink   

sxb aar  waan ku fahmay  laakiin aniga   hdaanh kuu warama   gedo mel aan ka tagin majirta  oo xataa waxaan  geeyaya  hay ada    7 degmo iyo  tuullooyinkooda  waan tagay   walaahi inaan arag  cid   la shegi  kara  oo rer siyaad xusen oo  meel degan   ama  geel  ay leeyihiin    oo meel daaqaya    sida  loo arka  qabiilooyin   kala   rer xasan   cali dheere  talxe   urrmidig  wagardhac


laakkin  waan arkay nin socda   oo meel maraya   tan aan isku qilaafasanahay  waxaa weaya  dawlda   gedo matagaysa    sababtoo ah geda   waa  ladaganyahay mareexan oo dhan hada waa   lagu kala  badanyahay   baardheera  wan daganahay  oo gurigena   ku yaal  ma arag  wali rer siyaad xuseen  meel  wada joga  oo shiraya  oo  caan ah   adiga  ha isa dhigin  nin geda  ilaa cabudwaq xoraysaty  oo kale  hada leedahay cabudwaaq  haa waa loo qaateen laakin gedo maya    ama  waxaad tiraa  baangalay ma imaan karta  dawlda  c/laahi   waan kaa qabalayaa


marka  adeer cadiifad ayaa kula  tagatay ee aayar geda anaga degna  dawlada hadaan rabna  waan gayn   hadaan rabana waan diidi   taas waxy u taal   ururka  midayta  rer  guriga  oo aya hada ku haya   gobalka  gacantooda   marka diga   hadaa mu caaradtahay   aan ku aragna   horaa loo yiri  nin magaala  ka didoow  yaa ku og  hadii ay dawlada  rer siyaad xuseen fashilin karaan aragaane


tan ah   ma laoran karaa gedo talaxa  iyo  rer xasan  madagaan  taa waaa  qorax  soo baxaday sacaba  ma qarinkaraan  oo waa la ogayahay waa dada ka  ugu badan   miyi iyo magaala 


marka  aar  magacana  ha iga  qaldihn markaad wax qoraysa waxaan filayaa inaad aad u xaaq badantahay  ee  ii sax sxb


bye bayoow   u, a, e



__________________
cabdisalaan

Date:
Permalink   

kixkixkixkix alow maxaan mareexaan kal dardaarmay ninkaan bayow la yiraahdo waryaa adeer aar walaal horta nin yahow aqli isku yeel oo garo cidaad la hadlaysid ama aad u jawaabaysi adeer ninkaan hada kahor baanu wada doodnay isagoo cabdulaahi biijo faninayo masuliyiinta mareexaana hoos u dhogayo markaan markuu arkay anigoo qabiilkayga faninayo ayuu wuxuu damcay inuu mareexaan ii sheegto taasi waanu garanay oo cid waliba qabiilkay rabto ayay sheegan kartaa oo mareexaan waa dad aad u tiro badan oo somaliyo meel wailba ka dagan iyo itobiyo lakiin waxaan kaga shkiyay oo aan markii iigu horaygartay inuusan mareexaan aheen markuu cayay qabiil dhan

__________________
cabdisalaan

Date:
Permalink   

walaal aar war lagu sii hada kahor geedkaan waa bayowbee ayuu wuxuu ii sheegtay oo waa igu bilaahi oo ilaah igu ogyahay inuu ku dhashay baardheere hadalkaasna wuxuu ku qornaa stntv beej ka mid ah oo markii danbe laga saaray haatana wuxuu sheeganayaa inuu kismayo ku dhashay marka walaal wacade kitaab jamac ah ayaan ku marayaa kani inuusan mareexaan ahayn oo adigaba waad u jeedaa markii la soo hadalqaado ina biijo siduu u soo bodahayo marka mareexaana la soo hadal qaado siduu kula jibinayo  ee ka fiirso mahbarkaan adeer salaama calaykum



__________________
bayoow

Date:
Permalink   

kkkkkkkkkkkkkkkkkk  waa yaab  kanaa  klaa  mareexaan ku jira  waryaa cabdiya salaan yaa ku dhalay  horta   is sheeg   car horay ayaan  kuu iri  aabahaa yaa  yaqaan anigu  magacaan  wataa  ka  caansan  waxs walbe     ta c/laahi ayauu faaniyaa adeer   c/laahi waa nin daarood  ah


ana  wxaan sheegay wax run ah   waayo  bare  huuraale iyo   raga  sheegta siyaasiinta   malaha siyaasad fadhida oo cid ayaya ku lamaan sanyiin   c/laahina  isagaa  ladaba socdaa   waa run hadaad leedahay runata ka leexa  runta  rag kama naxisaa la yiri    


adder waa  col bare c/laahina  waa lamid    waa  la ogyahay  siday kala yihiin   oo c/laahi   shan gobal iyoi  degmada buuhoodliuu  maamul u dhisay waa la ogayahy  dhaqaalahuu ka helay   dekda boosaaso iyo bda cas ayauu   madaxweyne  ku noqday


bare  kismaayoo laba xaafad ayuu  kla  celin la yahay  marka  ha u diidin libintiisa  ninka


 


bye bayoow



__________________
cabdisalaan

Date:
Permalink   

hahahahaha waryaa bayow wiil mahbar adeer mareexaan lama kal qaad qaado sida mahbarkiiyee adigoo kalena waxba kaama galin cidaan mareexaan ka ahay mana qusayso sheekada mareexaan nexdiisa saaba mareexaan ma tihidee hadiise aad rabto cidaan mareexaan ka ahay adeer waxaan ahay wiil wagardhaceedee afkana qori ka galiyo kuwa aad adigu dowlad ku tilmaamayso ee afbiijo hogaanka u yahay ee adeer shaqo yeelo waanu ku ognahay fidnadaad wado mahbar yahow meel fadhiiso aniga filin iima dhigaysidee waa malyan aan is aqoon cid waliba waa ay sheegan kartaa lakiin filinkaada filin ka raqiisan wacadluu waligay isoo marin saa hadaad mahbar wax ka sheegi lahayd waxaan is oran laheen kani waa cida lakiin markii la soo hadal qaado unbaa iscelin waydaa saa dhiigaadu meeshuu jiro un baad inoo sheegtaa lakiin waad ku fiican tahy sida mareexaan loo caayo ama loo kala qaybiyo walatuxaraan yahow walatul xaraanku dhalay hana sheegan midgaan yahow mahbareed

__________________
GENERAL 1

Date:
Permalink   

MAKHNUUDKI CALI SALEEBAAN MIYAA BAYOWGAANMAREEXAAN MIYUU KU KUFSADAY HADA KA HOR FADHI KU DIRIR YAHOW FADARADA AH OO FUTADA LAGA DHALAY??KA DHEX BAX MAREEXAAN WALATUL NIJAAS YAHOW S S D F(SII SOCO SOO SOCO DUMARKA U FAAN).   GOD BLESS AND UNITE MAREEXAAN EVERYWHERE.AAAMMMIIINNN

__________________
Page 1 of 1  sorted by
 
Tweet this page Post to Digg Post to Del.icio.us


Create your own FREE Forum
Report Abuse
Powered by ActiveBoard