WAXAA BANAANBAX WEYN KADHICI DOONAA OO SI WANAAGSAN LOO SOO AGAASIMAY DAGMADA CAABUDWAAQ:10/1/2005, OO DHAMAAN WAXAA XIRNAANDOONA WADOOYINKA SOOGALA MAGAALADA SOO GALA OO DHAN WAXAA KALOO DHAMAAN LA OGEYSIINAAYAA IN AY MEELA HA GANACSIGA OO DHAN AY ISKA XIRAAN SI AAN QASAARE UGA SOO GAARIN BANAANBAXAAS AYADOO WALI SITAXADAR LEH LOO ILAALIN DOONO WIXII KEENI KARA DHIBAATO BURCADNIMO AYADOO CIIDAMADA BOOLISKA IYO KUWA DARAAWIISHTA LABADUBA ILAALIN DOONAAN NABAD GALYADA CAABUDWAAQ AYADOO WALIBA MADAXDA URURKA SNP SIYAAD XUSEEN NATIONAL PART: GUDOOMIYAHA DAGMADA CAABUDWAAQ OO ASNA SHEEGAY IN BAANBAXU MUHIIM UYAHAY DADKA DAGAN CAABUDWAAQ, DIIDANA SIDII DOWLADA YUUSUF AY UGA TAGEEN BEESHA WEYN EE DAGAN CAABUDWAAQ KURSIGII BAARLA MAANKA MANA AQBALEYNO IN UU MARNABA AAN KATANAANSULNO KURSIGII REER SIYAAD XUSEEN LAHAAYEEN IYO WASIIRO WAANA QODOB AY JABIYEEN DOWLADA YUUSUF IYO KUWA BAARLA MAANKA KULA JIRA DIB U HESHIISIIN MAAHANE WAA DIB ISKUGU DIR,
CAABUDWAAQNA KUMA SOO DHOWEYNEYNO MANA SOOGALI KARAAN CID KASOCOTA DOWLADA CABDULAAHI YUUSUF.
AFHAYENKA URURKA SNP AHNA WAKIILKA UFADHIYA DIBADA
aar sxb waa ka dartaye waa maxay waxaan waxaan ka baqayaa in aad qaatumo ku dhimatid waayo qof walbe waxuu dhiman isagoo niyada ku haayo waxuu markaa afkiisa kuban
waayo hada ka hor ayaan maqlay wadaa ka sheekaynaya qaatuma xumada wadaaka waxuu soo qaatay nin dharka gadi jiray waxauu yiri markay nafta kabaxaysay waxuu lahaa meeqa yaardi
mid klana waxaa la sheegay in uu dalxiis aday markiuu cabaar socday ayaa waxaa gadoomay gaarigii markaas ayaa isagaoo nafbaxaya wxauu qaaday hees uu jeclaa
sxb isku bsoo wad a duub ha dhiman adoo ku haya rer siyaad xuseen iyo kursigeeni meeya waayo kailigaa ma qadin dad ayaa kula qaday
waxaan kalaoan xan ku maqlay anigu majoogin meeshii la qaybiyay in aad many ku badalteen taa mahuba laakin saas ayaan ka maqlay cida qaadaty afarta kursi
mida kale anagu waxaa nahay jifo aad ubadan mana qarsoonin dhul iyo faraba waa muuqanaa
mida kale waa kuu ceeb iyo waxaan fiicneyn oo tolnimo xumo aad muujineysid maraad tiraahdid kursigii reer siyaad xuseen oo gaalada iyo islaamkii meesha joogay ba ay ogaayeen in sicadaan ah ay utir tireen ayadoon qaris lahay bare hiiraale iyo in biixi iyo kuwii akle ee taageersanaa magacii aasey kuna badaley in dhabuur oo ah ina adeerkood reer ugaas sharmaake, ayagaana katagay mareexaanka kale ood sheegeysid hadaadan adigu jifo ahaan uhadlin ama ubanaanbixin ama duliga udiidin cidii diida haceebeysan lacagna waaba ceeb waxaad kahadleysid waayo waa sharftii jifada kursigu maahan in aan jago ubaahanahay iyo xukun ee waa quursi isku dir inla kala go o in lays laayo marka adigu hadaad dhimaneysid adoo baqaaya soobaro taariikh da reersiyaad xuseen dad baqa ama ladulmiyo maahan is gaashaan buureeysiga aad maqashay oo dadka waalay waxaa hor kacaayay oo meelkastaba booliska mareykanka ka ahaa ee qalad loo jeedo aan sax kadhigi jirnay waana waxa is gaashaan buureysigu hada larabo in aan gabi ahaan bur burino waana bur buray sidii sofiyeedka oo akale
tankale waxaan kaloo gabi ahaan qaadacaynaa dowlada yuusuf oo ku guul dareystay in ay qodobkii ahaa in lagu qaybsado qabiil awooda tiro iyo tayo oo lajabiyay axdigaas qarameed lagana tagay jifooyin waaweyn oo ay kamid yihiin reer siyaad xuseen in ay wax ka qabtaan
banaanbaxuna wuxuu ku saab san yahay maahan mareexaan dhexdiis ee wa mid jifo qabiil ku mucaaradaayaan kaga soo hor jeedaan dowlada cabdulaahi yuusuf ilaaa ay wax saxaana masoo galaayaan caabud waaq iyo meelaha kale ee reer siyaad xuseen dagan yihiin ama ay xooga ku leeyihiin sida kismaanyo iyo meela kamid ah gado
ogow in aan loo ogaal doonin gabi ahaan caabud waaq cid soo gasha oo taabacsan dowlada yuusuf
waa been lalawareegaayo in ay reer siyaad xuseen lagacqaateen nina sharaftiisa ma iibsado
ayaguna matir tirin mareexan dhaxdiis kama ay sheegin in aysan rabin ama siiyaan reer kale
hana ulaaban hana rumeyn waa been hada abuuran tay waa dhibaato horleh nin aad kusoo duushay ood leedahay asagaa isku duuley
afhayeenka ururka snp siyaad xuseen national part ahna wakiilka dibadaha ufadhiya
sxb aar anigu malihi qaada dulmiga laakiin waxaan suura gal ahayn ayaad shegaysaa tan kale sxb re siyaad xuseen ku sigiini idin ma diidin c/laahi ee waxaa idin dud siiyay bare huuraale marka ha qabsan c/laahi
waayo isaga uma qaybin sade kuraasta ee waxa aqaybiyay ina biixi iyo raga kalae sida hebel sayid oo kale adder anigu taas ayaan kaa lahadlay
mida kale cabud waaq kama arimiyaan rer siyaad xuseen kaliya anagu waa naqaan meesha oo xaafad ayaad ka dagtaan ee ha duulin sxb kismaayana iskadaa war keeda gedo ha sheegin oo waa layaaqaan gedo marka xaalku waa saa oday aayar si klae wax u mucaarad dawladaan waa soconaysaa ee saa ku seexa kuna soo toos
WARHORTA BAYOOW MAMAREEXAAN BAA KU DHALAY SIBAAD UNA KALA TAQAAN CABDULAAHI YUUSUF CIDII SOO HADAL QAADANA UGU SOO BOODEEYSAA?TAN KALE MAWAXAAD MOODAY HADAAN MAREEXAANKIIBA DULMI KULA KALA DHINTAY IN AAN CID KALE IN DULANKOOD RABO AMA AY IGU TUMAN KARAAN JAAKLE MAREEXAAN KALA TAG MAJEERTEENA BAL WARKIISABA DAA. NINKII WUXUU YIRI MARXAAD ARAGTID DOOFAAR DOOFAR KAGARDARAN CIIL MAKU QABTAA.
WAXAADAN KALOO LASOCON REER SIYAAD XUSEEN WAAD MAQASHAYE HADAAD XATAA TAHAY MAJEERTEEN IN AY CAABUD WAAQ TAHAY BU, DA RASMIGAA EE REERSIYAAD XUSEEN WAXAY RABAANA KASAMAYN KARAAN WAALAWADA DAGAN YAHAY LAAKIIN KARAALINOQOSHADA REERSIYAAD XUSEEN BAA LAGU WADA DAGAN YAHAY TAAS OGOW 14 SANO DAGAAL SOCDAY SOMALIYA WAAKA BAD BAADAY WAXA BOOLISKA KA AHNA WAA CIDA AWOOD BAYNA KU XALIYAAN IYO CAGA JUG LEYN EE MAAHAN BARYYO IYO INA ADEEROOW QABIIL HEBEL ISKA DHAAFA WAA WALAALAHEENE WAXAASU MAJIRAAN
GADAANA WALAAL NIMO LAYSKU DAYN LAHAA HADAY JIRTO NIN WAX BADAN OG BAAN KUU MALEYNAAYAY LAAKIIN WAXAAD TAHAY QOF QOF UUN QURA DIFAACAAYA
GADANA WAX KAMA TAQAANID EE WAXAY DAGAAN BUUR DHUUBO DHUBAA IYO ILAA BAAR DHEERE GEELA REER SIYAAD XUSEEN BUU AHAA WIXII MARKII CAYDIID GADO QABSADAY CAANAHA LAGA CABAAYAY KUWA KAMID AHANA WAXAA DILAY DADKII QAXAAYAY
WAX BADAN KAMA TAQAANID KISMAANYO CID UGA XOOG BADAN OO JIFO MAREEXAAN AH MAJIRAAN MOORYAANTA UGU MUJRISAM EE MAREEXAANKA KISMAANYO JOOGAA WAA REER SIYAAD XUSEEN WAANA LAWADA OG YAHAY HADA WAXAY JOOGAAN BEER XAANI EE CIDII WAX ISKU HAYSAA EE AMA MAJEERTEEN AH AMA JIFO MAREEXAAN AH JAALE HA AADEEN CIDNA KAMA CELI NEYSEE
WAR WAXAAD OG TAHAA ISKA YARE CAGA DHIGO RAGUNA WAA TOLEE HAKU DAG DAGIN
NAXDIN IYO IS CIIL KAAMBI CAAWA WUXUU KU HAYN LAHAA CAAWA ADOO DHEX JOOGA OO AY KU YAQAANAAN HORAANA USHEEGAY YUUSUF WAXAAN KU TAAGEERNO KAMA HAYNO WUXUU NOO DHIMAYNA MAJIRAAN WAXAAN RAAD SANEYNANA MA AHAN WAXAAN BARYAYNO EE WAA WAXAAN XAQ ULEENAHAY UBANAAN BAXAYNO SOOMALI UTUSEYNO CABDULAAHI YUUSUFNA WAA KAMID SOOMALIDA AAN TUSAYNO DULMIGA IYO AXDI QARAMEEDKII AHAA IN QABIIL TIRO IYO TAYABA LAGU QAYB SADO XUKUNKA WAA LAJABIYAY CIDII DOONTAA HAJABISO WAA IN AY JIRAAN WAX SHAER CIGA ILAALIYA ILEEN NABAD BAA LADOONAYAAYE
WAXAADAN GARANEYN IN AY LAMID YIHIIN REER SIYAAD XUSEEN LE EG YIHIINA DAD IYO DEEGAAN AHAAN TUSAALE CAYR SALEEBAAN SACAD IWM INTA AAN ISLEEYAHAY WUU GARANAAYAA LAFAHA MAREEXAANA ISKABA DAA KUWA MAJEERTEEN ISKABA DAA WAXAY LE EG YIHIIN IYO WAXAY KA BADAN YIHIIN WEEYEH CID MAANTA OGOL INTA LAGA TAGO AMA LA DHACO DHOWLADA CABDULAAHI YUUSUF USACABTUN MAJIRAAN REER SIYAAD XUSEENA KAHELI MAYSID TAARIIKH DA AAN KUSOO QORAY BEEJKII HORE FIIRI WUXUUNA BANAAN BAXAASU TUR JUMI DOONAA IN AAN CIDUNA SOO GALEYNIN DEEGAAMADAAS CAABUDWAAQ CID TAAGEER SAN DAWLADA CABDULAAHI YUUSUF HADAAN BEESHA CABASHADEEDA LATIXGALIN IYO XAQUUQAHEEDA AY ULA SIMANTAHAY SOMALI WEYN
BAROOW KUMANA AQAAN WAANA KUGU DHEERAADAY. CID TOOS AH OOD SHEEGANEYSIDNA MAJIRAAN KOLEY HADAAD TAHAY NIN DAAROOD AH CIDAAD RABTO KA AHOOW DULMI LOOMA BAAHNA IYO IN AAD KU XAD GUDUBTID JIFO GAAR AH AMA TOL WEYNE AAD ISKUGU TIMAADAAN SIDA SADE AMA DAAROOW
WAANAD KU GAFTAY REER SIYAAD XUSEEN ANIGU JIFO AHAANA KUUMA AQAAN QOF AHAANA KUUGU GAFI MAAYO EE QORAALKAAGA SAX
CIDII HADA XOOG KAWAYN KAN REER SIYAAD XUSEEN SHEEGANEYSANA CAABUD WAAQ HATAGEEN IYO MAGAALOOYINKA KALE EE CIDU DAGAN TAHAY.
600, OO SANO KA HOR BAA SADE IS BARTAY HADAY TAHAY TIRO IYO TAYABA HOREYNA USOO DAGAALAMEEN HADA LAYS BARAN MAAYO KUWA GADO JOOGAA XOOGAA IS HIL MAAMAY
AYAGUNA HADA WAA IS BARTEEN KISMAANYANA NINBA TABARTIIS WEEYEH CID CID U HANJABTAANA MAJIRTO CID HADA ISKU DAG DAGEYSAANA MAJIRTO CADOW DIBADAANA WAA JIRAA OO UBAAHAN IN MAAMUL GUUD LAGA DHISTO XAMAR BA WAAD ARAGTAY INTA REER OO WADA DAGAN
WAXAAN KU BAAQEYNANA MAAHAYN DAGAAL EE IN JIFO KASTAA XAQUUQDEEDA HESHO WEEYEH HADII LAWAAYANA CIDNA SIDAYDOONTO NAGAMA YEELI KARTO
BAYOOW HADAAD DAAROOD TAHAY DAAROOD NIMO UTAAGEER BANAANBAXA REER SIYAAD XUSEEN HADAAD SADE TAHAYNA SADE AHAAN U TAAGEER BANAANBAXA,
mida aad tiri waxaan joogay 7 sano gedo waxay ku xiran tahay meesha aad ka joogtay anigu caabudwaaq baan ku dhashay xamerna waa ku barbaaray qaxiina gadaan joogay dhowr sano
qabiilo waaweyn oo mareexaan kala barkiis ah ugu yaraan ayaanan meel ay dagan yihiin arag ama lagu tilmaamo saasooy tahay gado meel aysan joogin ama xoog ku lahayn majiraan
mawaxaan oran karaa gedo talxe ama reer saxan madagaan jawaabtu waa maya hadii dad qura ay awal gedo kadhexmuuqdeen hada waalawada muuqdaa nabadii baa lala muuqan waayey laakiin Ak47 aad sheegeysaa lagu muuqday gedo kuwa layaqaaney oo dadka aan kabadnayna wey jireen miyaad tagtay buur dhuubo ilaa dhubaa ilaa baar dheere yaa dagan baadiyahaas isweydii ama dadka waydii reer gada ha ah < tuulada dhubaana ayagaaba leh kaligoodbaana dagan sanad kastayna ku geel qashaan,
adigu cidna gaar haw mu caaradin hadaadan xaqdaro cad sheegeynin ama aadan dhex dhexaadin wadin, dowlada yuusuf hadii aniga lay qadiyo adiga waxba kuu tari mayso maxaa yeelay amba wax iima tarteen hadii jifo daarood ah laqadiyo ama jifoweyn oo somali ah sabaBTOO AH dowlada waxay ahayd dib u heshiisiin ma ahayn dib iskugu dir dadbaana ka shaqaynaaya in qabiilooyinka waaweyn laqadiyo si ay ukacaan deegaamadooda hadii talada kuwa xun laqaatana saaseynoqon waa lamuda haraadin ak47 maahane waxaadan ogeyn in reersiyaad xuseen taangiyo. teedhi. saman. suu. jiib. baasuukayaal dhashiike ay caabud waaq ku haystaan. adigu maad tagin caabudwaaq baaldoos iyo taangi baa is daba socda ayleeyihiin reersiyaad xuseen caabud waaqna maahan gedo oo akale sidii baa dowladii siyaad bare hubkeedii uyaalaa ciidankii mila tariga ee ahaa dadka deegaan ka udhashayna waa joogaan reer baadiyihii qoryaha watay oo ladagaalamijiray cadowga amxaaro waa joogaan waa diyaar
kuwo daraawiish ah oo hada lasameeyay waa joogaan boolis aan ciduna mushaarsiinin oo mareexanka lafihiisa meesha magaalada ku dagaala kala celiya waa joogaan?
baroow cabdulaahi ciduna shaqsi ahaan uma diidanee waa dowlada musuq maasuqu ku dhexjiro waxa ladiidan yahay saas ufahan asagaana madaxii ugu sareeyey ah waana nin maamul yaqaana ma ahan duliga jamhadaa oo aan maamulna sameynaynin in lasameeyana ogoleyn
cabdulaahi maadaama uu qabaailada soomali kala yaqaano maamulna yaqaano rabana in uu soomali madaxweyne unoqdo waa lagu banaan bixin wixii qalad ah oo ama xad gudub ah oo jifo weyn lagu sameeyo waana ninkii sixi lahaa ileen waxaa layiri nin xil qaaday eed qaad hadii duli wax wanaag san kaa qaldo miyaad ku dhowran maya waad xasaysaa hadaad sixiweydana aday kugu soo laaban. sidaa ula soco baroow
afhayeenka ururka snp siyaad xuseen national part ahna wakiilka ufadhiya diba
sxb aar waan ku fahmay laakiin aniga hdaanh kuu warama gedo mel aan ka tagin majirta oo xataa waxaan geeyaya hay ada 7 degmo iyo tuullooyinkooda waan tagay walaahi inaan arag cid la shegi kara oo rer siyaad xusen oo meel degan ama geel ay leeyihiin oo meel daaqaya sida loo arka qabiilooyin kala rer xasan cali dheere talxe urrmidig wagardhac
laakkin waan arkay nin socda oo meel maraya tan aan isku qilaafasanahay waxaa weaya dawlda gedo matagaysa sababtoo ah geda waa ladaganyahay mareexan oo dhan hada waa lagu kala badanyahay baardheera wan daganahay oo gurigena ku yaal ma arag wali rer siyaad xuseen meel wada joga oo shiraya oo caan ah adiga ha isa dhigin nin geda ilaa cabudwaq xoraysaty oo kale hada leedahay cabudwaaq haa waa loo qaateen laakin gedo maya ama waxaad tiraa baangalay ma imaan karta dawlda c/laahi waan kaa qabalayaa
marka adeer cadiifad ayaa kula tagatay ee aayar geda anaga degna dawlada hadaan rabna waan gayn hadaan rabana waan diidi taas waxy u taal ururka midayta rer guriga oo aya hada ku haya gobalka gacantooda marka diga hadaa mu caaradtahay aan ku aragna horaa loo yiri nin magaala ka didoow yaa ku og hadii ay dawlada rer siyaad xuseen fashilin karaan aragaane
tan ah ma laoran karaa gedo talaxa iyo rer xasan madagaan taa waaa qorax soo baxaday sacaba ma qarinkaraan oo waa la ogayahay waa dada ka ugu badan miyi iyo magaala
marka aar magacana ha iga qaldihn markaad wax qoraysa waxaan filayaa inaad aad u xaaq badantahay ee ii sax sxb
walaal aar war lagu sii hada kahor geedkaan waa bayowbee ayuu wuxuu ii sheegtay oo waa igu bilaahi oo ilaah igu ogyahay inuu ku dhashay baardheere hadalkaasna wuxuu ku qornaa stntv beej ka mid ah oo markii danbe laga saaray haatana wuxuu sheeganayaa inuu kismayo ku dhashay marka walaal wacade kitaab jamac ah ayaan ku marayaa kani inuusan mareexaan ahayn oo adigaba waad u jeedaa markii la soo hadalqaado ina biijo siduu u soo bodahayo marka mareexaana la soo hadal qaado siduu kula jibinayo ee ka fiirso mahbarkaan adeer salaama calaykum
kkkkkkkkkkkkkkkkkk waa yaab kanaa klaa mareexaan ku jira waryaa cabdiya salaan yaa ku dhalay horta is sheeg car horay ayaan kuu iri aabahaa yaa yaqaan anigu magacaan wataa ka caansan waxs walbe ta c/laahi ayauu faaniyaa adeer c/laahi waa nin daarood ah
ana wxaan sheegay wax run ah waayo bare huuraale iyo raga sheegta siyaasiinta malaha siyaasad fadhida oo cid ayaya ku lamaan sanyiin c/laahina isagaa ladaba socdaa waa run hadaad leedahay runata ka leexa runta rag kama naxisaa la yiri
adder waa col bare c/laahina waa lamid waa la ogyahay siday kala yihiin oo c/laahi shan gobal iyoi degmada buuhoodliuu maamul u dhisay waa la ogayahy dhaqaalahuu ka helay dekda boosaaso iyo bda cas ayauu madaxweyne ku noqday
bare kismaayoo laba xaafad ayuu kla celin la yahay marka ha u diidin libintiisa ninka
hahahahaha waryaa bayow wiil mahbar adeer mareexaan lama kal qaad qaado sida mahbarkiiyee adigoo kalena waxba kaama galin cidaan mareexaan ka ahay mana qusayso sheekada mareexaan nexdiisa saaba mareexaan ma tihidee hadiise aad rabto cidaan mareexaan ka ahay adeer waxaan ahay wiil wagardhaceedee afkana qori ka galiyo kuwa aad adigu dowlad ku tilmaamayso ee afbiijo hogaanka u yahay ee adeer shaqo yeelo waanu ku ognahay fidnadaad wado mahbar yahow meel fadhiiso aniga filin iima dhigaysidee waa malyan aan is aqoon cid waliba waa ay sheegan kartaa lakiin filinkaada filin ka raqiisan wacadluu waligay isoo marin saa hadaad mahbar wax ka sheegi lahayd waxaan is oran laheen kani waa cida lakiin markii la soo hadal qaado unbaa iscelin waydaa saa dhiigaadu meeshuu jiro un baad inoo sheegtaa lakiin waad ku fiican tahy sida mareexaan loo caayo ama loo kala qaybiyo walatuxaraan yahow walatul xaraanku dhalay hana sheegan midgaan yahow mahbareed
MAKHNUUDKI CALI SALEEBAAN MIYAA BAYOWGAANMAREEXAAN MIYUU KU KUFSADAY HADA KA HOR FADHI KU DIRIR YAHOW FADARADA AH OO FUTADA LAGA DHALAY??KA DHEX BAX MAREEXAAN WALATUL NIJAAS YAHOW S S D F(SII SOCO SOO SOCO DUMARKA U FAAN). GOD BLESS AND UNITE MAREEXAAN EVERYWHERE.AAAMMMIIINNN