Post Info TOPIC: bare huuraale inlacayriyo mooyee cidu madhaqna
isaaq gaalshireedle

Date:
bare huuraale inlacayriyo mooyee cidu madhaqna
Permalink   


horta waa isku bariiqateen laakiin cayweeyeh iyo waxyaala run ah waxaad isweydaarsateen  hadalku haduu kulu laado caybuu u ekaadaa hadii runta la sheego caybay u ekaataa


marnaba ma isweydiiseen bare huuraale ciduu u shaqeeyo iyo cida lashaqeysa in taba  magacaan beentaa ee uu wato iska dhaafa


ninka layiraahd bayoow maxaad uleedihiin majeerteen baadtahay  ee talxe maahid ama gabarbaa ku dhashay.waxaad ku haysataan waa kala soocsoocid iyo cay aad sheegeysaan in uu mareexaan meelkasta ku caayo  laakiin ma is weydiiseen  midka asagu dilaaya  sharafta ka qaadaaya meelkasta marsiiyay mareexaan maamul mayaqaan ana uma sameyn karo  midka maalinkasta hawiyaha wata oo ay kismaanyo dhaexdeeda afar cayr ah wax ku dilaayaan  saraakiisa mareexaan ee u dhimatay gobolka ilaa 1992 ilaa hada  ilaa hadana aan ogoleyn in mareexaan wax noqdo iskuna diraaya hadana kadhigay jabhad xeradeed kismaanyo oo soomaaliya ugu daqliga badan ama dadka ugu nabad galyada badan ay joogaan xukumaan hayastaan  sidee loo waayay ileen ilaa hada xataa mareexaan ku dagaalay kismaanyo majiro dhexdiisa  asagaaraba dilka dhaca maamul la aanta mareexaan amasade  mawaxaad loo arki la yahay magaca diini ee uu wato oo aan lagaraneyn meeshuu akala yimid cadeymo qaarna laba hayo inuusan ba ahayn laakiin ficiladiisa ayaa nooga filan cidii yahay ee cayda iyo xumaanta ninka wada halala aado asagaa maanta gaarsiiyay in  bayoow lagu sheego majeerteen ama mahbar waa nacayb bilaamaaya oo aan ujeedno hadii lays aqoon lahaana in lays xabadeyn lahaa maanta hadaad moodeen in aad difaaceysaan mareexaan  waxaad kadifaacdaan cadowga waaweyn bayoow xataa haduusan mareexaan ahayn waxaad dhahdeen waa daarood ismaaciil


oo qab iyo xukun isku haya waxaana hada qabkii iyo xukunkii mareexaan sheegan jiray dilay bare huuraale 


waxaad ogaantaan mareexaan cid soomaaliyeed oo kadaris iyo qadarin iyo xush mad badan haday tahay dhexdooda iyo haday tahay dadku dhex nool malahan waana dad loo talin karo  waxna utalin kara talana yaqaana waana dadkii soo xukumi jiray 30 wadanka soomaliya uguna danbeeyay dowlad soomaliyeed


xag xagashada dhaafa hadaad sade sax ah tihiin koleey sade wax kumaanaan helin soomaali dhexdeed ee mareexaan baan wax ku raad sanay ee aan iska dhaafno odagaan sade oo lasheeganaayo ileen kablalax wax buu ku helay kablalax 


joojiya birdhixle iyo c/salaan iyo nimanka mareexaanoow weerarka aad ku qaadeysaan bayoow


midka sheeganaaya reer xasan asagu waa daba dhilif meel laga hadlaayo iyo meel loo hadlaayo miodna mayaqaan haduu nin yahay ama qabiil kuu sheeganaayo yahay wuxuu u hadli lahaa xasan ahaan ileen harti kama badna reer xasan  mana uu rumeysna  ama ogaadeen


ogaadeen wuxuu somali kadhexqaatay 1o kursi reer xasana waxay ku qanceen 2 kursi oo waliba amxaarku uxoogey  muu ka dhex baxo isaaq uu lasheeganaayo snf kaharo raxanweyn ileen waxaba maahane 6saac baa dhulkeda mareexan ku qabtay  waxayna dagantahay45 km baydhabo iyo bakool intaas bay isku jioraan awoodna malahan amxasaro weytagin


waana qabiil istaagi kara kaligood mareexaan badan baa taageeri lahaa ogow adoo sadaa hadii cadow kale kuweeraro waan kula safanahay waana caadada mareexaanka anigu sade dhihi maayo  ilaa aan arko ayadoo sade ahnkiisa layeesho


fadlan yaan sade layasin cidkale dabadhaq loonoqon 


waa  in bare huuraale lacayriyaa iyo cayrka uu dabada ku wato


ayagu labo ninkaliya hadii lagfa taabto afgooyay kasoo jeedasanaayaan


gudoomiyaha afmadoow mar ay  radio laascaanood wareysteen wuxuu yir ee ga kadaan  mareexaanku waa yaraayeen ee dadkii nalaayay waxay ahaayeen hawiye  ee qoryaha badan watay beenloow buu ahaa baqaaya oo ilaah hawiye markuu maqlo xaar sii deynaaya  waxaa qabsaday oo sida buuxda u hubeysnaa waxay ahaayeen mareexaan waana uu ogyahay in jifo mareexaan ah aysan u babacdhigi karin hadii ogaadeenka ithopia xataa sooraacaan


waxaaba caraaraayay majeerteen kii ahaa dhafoor qiiq  xagee ogaadeen joogaa


ciidamada daraawiishta ee maamul goboleedka daawad ama jubaland  iska daayee jabhada talxe


iskama celinkaraan ee dagan dhoobleey korkeeda mare haina ceebeysto in taan dileyno ileen tagimaayee hadeeruu wasiir yahaye hatago mareexaan kismaanyo iyo maamul goboleedka daawad  juba land hadhaafo     



__________________
bayoow

Date:
Permalink   

sxb isaaqow waad ka baxasatay horta  laakin soomaalidu wxay tiraa dameer xun   dameerv ayuu  racaa   markaan sa leeyahay waxaan  kawadaa  birixle iyo waxii soo raaca   oo dhan waa caynkaa       sxb horta  aniga  waan ka yaabay  ilaa maantaan bilaabnay doodaan waxy ku hayuaan waxaad tahay majeer teen ilaa aan ka dhaaratyu   


marka   maqaan horta  taas  waxay  kawdaan malaha  waabaa lafara xumeeyya  aniga saan horay u sheegay   hada u sheegayaa in aan ka soo horjeeda siyaasada bare iyo   waxii la socda    


birixle horta  ma huba  aniga laakin aniga  waxaan oran lahaa daaer dadka soo waydii bayoow  yaa ladhahaa  markaas ii keen jawaab 


bare huuraale sxb xataa waxaan haynaa taariikhdiisa in uu san ahayn mareexaan oo ka soo jeeda cid kale   hadaad tihiin rer galgaduud waxaad qabtaan  cuqdada oo ninkii  idinka soo horjeesa  waa   mahbar taa ka saar  maskaxdadada  


tan kale  hadaa mooday in  aad taahy     furaha  sade ka saar taa  maskaxdada  waayo  adaeer siyaad waa dhintay oo gacmaha dadka kuu hayay   oo maanta wxade tihiinh isku mid   dadka kan ugu liita    waayo  gabdhiina  yaan maalin walba ka furnaa ma dhibaanka   dadaka loo yaqaan ee dage waqooyi bari  aagaao marka ku hay6sta  xaraan


waad ogayd waxy  kuugu dhigeen   dir aad atahy rer galgaduud  


marka  birixloow   cayr naf ka raadi maalin walbana     ha ku gumaadaan


 


isaaq gaarsireele qoraalkaan kuma quseeya adiga 


waxaan kuus heegi aniga wxaan ahay  nin rag ah  haday keeneen aabayaalkod waa isga  filanahay awalbaa la yiri    toban rag ah  oo rer galgaduud   hal gabar oo rer gedaa dhaanta  kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk   caaw waxaan waa qoraal ee waaxan fiicnayd in aan is hor fadhina  birixle iyo  dameerihiisa   



__________________
GENERAAL 1

Date:
Permalink   

MAKHAANIIDII MAJIDHAAN WAX DHABA INTEY WAAYEEN BAY WAXAY KU SARKHAAMEEN MAREEXAAN IYO GEN/BARRE HIIRAALE. war majeerteenow xabashidii idin wasi jirtay orda raadsada birlixle iyo barre iyo mareexaan futadiina dhamaatay wax ku fali mahayaan ee.HA INAGU WAALANINA MURAN NAAGODLAYAALOO MAJIDHAAN.

__________________
kamaal

Date:
RE: bare hiiraale waa kuma?
Permalink   


Bare hiiraale waa geesiga mareexaan . maxaase lagu xasuustaa bare hiiraale. Anaa idiin sheegaya wax bare hiiraale lagu xasuusto waxaa ka mid ah in geela mareexaan EE DAAQA IYO BIYAHA U SOO DOONTA JUBOOYINKA INUU KU DAAQO SHARAF KUNA CABO SHARAF BARE HIIRAALE AYAA GARSIIYAY TAAS IYO ILAAHAY IYO WIILASHA MAREEXAN. TAN LABAAD IN CAYR ISMOODAY THE KING OF THE KINGS UNA QAATAY IN MAREEEXAAN WUXUU DOONO KA YEELI KARO LAKIIN CAYR WUXUU ILOOBAY HADAAN OGADEEN IYO MAJEERTEEN NALA DHASHAY AAN KA DIIDNAY INAY WAX NOOSHEENAA MEESHA UU KALA YIMID CAQLIGA AAN ASAGA KU DHAGAYSANO...MARKA BARE WAXAA LAGU XASUUSTAA AMAANTA GEELA MAREEXAAN EE ILAA CEELWAAQ ILAA KISMAAYO DAAQA AYAA THANK YOU BARE YIRAA MARKAY COSKA DHULKA KA GOOSATO IYO INUU CAYR TUSAY INUU YAHAY MORYAAN KA DILAALA DAGALADA U DHEXEYA SOAMLI OO DHAN ILAA BAYDHABO ILAA KISMAAYO UUSANA MAREEXAAN SUU DOONO KA YEELI KARIN AYAA BARE LAGU XASUUSTAA.....

__________________
Page 1 of 1  sorted by
 
Tweet this page Post to Digg Post to Del.icio.us


Create your own FREE Forum
Report Abuse
Powered by ActiveBoard