Post Info TOPIC: Mareexaan sheegato
Cali Nuur

Date:
Mareexaan sheegato
Permalink   


Baayoow, Bare, Diini and many others that write on this forum are mareexaan sheegato. Their aim is to cause division and hatred between mareexaan subclans. Please don't fall for these peoples ill willed lies. Dadkaan camal diin malahan waxayna ka shaqeeyaan dhibaatada dadka kale. Iska ilaashe dadlaan camal walaalayaal....


Your brother, Cali Nuur

__________________
Guest

Date:
Permalink   



You are right Ali Nur. I too have noticed that.......All they want is devision between us. Well these guys or should I say Mahbarkaan are always working hard in order for them to acheive their mission which is ISKU DIRKA JAALE MAREEXAAN. Si ay Kismaayo nooga qabsadaan oo anakuna islaayno.



__________________
bayoow

Date:
Permalink   

kiciiikkkxkxkxk    waxaan maqli jiray naagi haday kacsta  nin ayya ku waalataa   war horta cali nuur  ha noqan like  that  naag kacsatay   oo kale  ee wax soo klala bara horta   waxad ku waalateen waxaad tahay mahbar  adigaba wxaad  tahay  yibro   dagaen geda   sada kiilaay  oo kklaw marka kan kalana    waa wcal soo habaabay  ee la hadli maayo meeqaa tihiin   soo safa in  yibir  ee aad ka koobantihiin 


bye  bayoow


ali nuur markaan sheegtagata noqda  adiga  waxad noqon wacal aan aabe lahayn  becouse   bayoow nows every body  of mareexaan  ask  every   body   



__________________
Cali Nuur

Date:
Permalink   

Ingiriis soo baro you illitrate bastard. Your somali is horrible as well. You can the people of Gedo yibiro as much as you like but no one will buy into your bull**** anymore. Now you made it clear to everyone that you are not mareexaan and have nothing to do whatsoever with the noble descendents of sade darood........

__________________
Cali Madoobe

Date:
Permalink   

Hey, I am sorry that you are even trying to pull your legs.  If an ignorant lives on this earth and if there is an idiot, no one else but it is U and your family.  Waryaa, ma waxaad mooday laba kalmadood oo English ah qofkii qori yaqaanaba in uu dadka wax dheeryahay?  Badow baad tahay aanan luuqad iyo aqoon toona laheyn oo waliba lasoo qalday ee ninka aad xag-xaganeyso ee kaa sharafta badan oo ah Bayow faraha kala bax.  Iminka luuqadeed taqaanaa oo aan wax kuugu soo qraa?  Arabi, English, Talyaani, Faransiis, Ksawahili iyo Xabashi kii aad rabto warkaaga kusoo bogo oo bal wax ku soo qor CAWAAN YAHOW lagu soo koriyay xoolaha lasoo dhacay.  Meesha ma waxaad moodeysaa in weli xoolihii la dhacayo?

Bayow, xaal qaado mar danbana waxaanoo kale hala hadlin waan ku baryayaaye.

__________________
Dalmar Maxamuud Seeraar

Date:
Permalink   

Waxaan jeclaan lahaa in aan wax yar kala iraahdo CALI NUUR IYO CALI MADOOBE.  Cali Nuur waxuu u hadlay sidii uu hadda baadiye ka yimid oo kale oo alifkii ugu horeeyay loo bilaabay, tusaale cadna waxaa u ah sida uu u weeraray walaalkeen BAYOW isaga oo waliba carabka ku dhuftay in ay haboon tahay in uu BAYOW luuqadda Ingiriiska soo barto.  Cali Nuur, horta waad is ceebeysay oo maradii baad geed saaratay, taasna wax lala yaabo ma ahan baan filayaa oo horaan u maqli jiray halka aad ka timid in ay dadka qaarkood maro la aan socdaan oo ay waliba ku faanaan in ay qaawan yihiin cidii dhar sidatana ay yiraahdaan "WAA BADOW OO DHAR BUU SITAA". 

Adiga marka Cali Nuurow hadalkaaga waaba naga reeban yahay.  Cali Madoobe, adigu waaba aragtay ninku inuusan aqoon laheyn oo uu badow yahaye, maxaad ugu dayatay oo aad uga aamusi weysay?  Adiga wax kale laguguma xukumaayo ee waxaan ku leeyahay oo kaliya "SIDAAS KU SOCO OO HUURAALIHII AAD ARAGTO EE REER GAL-GADUUDEED AH AFKA KA KABEE", haddii aad yeeli weyso oo aad ka xishootana, fadlan ugu yeer kuwa ay inta badan xushmeeyaan ee ay maqlaan ee ka adag oo ah SAYIDKOODA CAYR IYO DIR. 

Waxaan maqli jiray wiil baa hadda ka hor waxuu ka baqay baa la yiri mid kale oo la eg, markaasuu aabihii ku yiri "AABOW IGA CELI KAN YAR KAN WEYN ANAA ISKA CELINAYEE", iminka waxaan la yaabanahay afar tuug oo aanan Mareexaan dhalad ah aheyn oo loo soo diray in ay kala geeyaan Mareexaan ayaa intaa qasaya.  War jooga ha dabar go'inee.  Alow yaa idin yiraahdo nasta waad xiiqdeene.  Bayow iyo Cali Madoobe iyo akhyaarta kale waxaan u sheegayaa in ay afka ka kabeeyaan tuugta meherad laaweyaasha ah.  Anigu maantaa iigu horeysa in aan FORUM-KAAN SOO GALO, waxaana joogaa MUQDISHO, haddii uu rabi idmana wixii hadda ka danbeeya ishaan ku hayn doonaa qurunka ay la wareegayaan kuwaan kasoo cararay dhulkoodii oo ay kasoo ceyrsadeen ceyr iyo dir. 

ILAAHOW HANA CEEBEYN ADAAN KU BARYAYAAE, WAR WAXU IL ADKAA OO ILOWSHO DHAWAA MA NAAG UMASHII KA BAXDAY BAA.


__________________
Cali Nuur

Date:
Permalink   

Waryaa ilma Xaarti ma naga daaysaan quuqdiina. Sheegta misa ha sheegan duriyada mareexaan laakin yibir baa tihiin by the end of the day. Baayoow aka badoow toban magac meesha lasoo gal hadaa rabto, you are still an ignorant jack ass and what you say does not make a difference to me or to anybody else. Now do us all a favor a disappear because I am really tired of dealing with your 24/7 nagging and whinning.....

By the way I from GEDO.........so much for insulting reer Galgaduud haye........you can't divide mareexaan my friend. I bet morons like you actually support the ethiopian invasion of our region. You probably support the rape our women go through and the torture our people experience at the hands of ethiopian faggots.......

__________________
bayoow

Date:
Permalink   

sxb   dalmar  horta   waxakan waa  wax baqtiyyay     sabatoo ah oday  gii  sade markuu dardarramayaya  ayaa waxuu yiri     galgaduud   dhul ayaa  idinka  jira mooyee dad  idinkama  jira    oo macnaha b dumarka    wax  ma dhaamaan   taan waxaa  ku garan kartaa  ilaawsha  dhawidooda 


hoo naagta  dhilafada hadaa caawa wastid oo aad bari caayda  habeen  danbe hahad u imaada  waa ayadii oo  ku  diidimaysa     marka  waa   uun  naaga dhilaa  oo klae rer galgaduud   waayo shalay ayay ahayd markii  ay hawiya  gabdha  ka    fuul fuulayeen  oo oday kasta  gabdhiisa lagu hor fuulay  xataa waaxan   maqlay in balan bale    ay ka dhacaday in oday la yiri gabadhaada   fuul angoo kuu jeedna  marka  maantana   bare huuraale ninma kii nayuu   dabada ku wataa     mtaa wxay cadaynaysaa in aysan lahayn abaal   


dirta  waad ogayd waxa u dagaalamaay oo dhabr jebibta  sameeay wxay ahaayeen cayr maanta kismaaya kula   rafiiqeen  war wxakan waa  wax  baqwtiyaya ee iskadaa


afaraxaobo ingiris ah ayuu soo bartay kan xun ee calui nuur labaxay   marka  inaga daa walaakay waxaan  


waxaan maqli jiray  rer galgaduud   gabar foodleh ayaa dhaantakkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk



__________________
Xuseen Gedo

Date:
Permalink   

Assalaamu calaykum?


Bayow aabahay Bayow baahi beer uma tabcane balkuu waylo udhigtiyo basarxumaas uga danleeya!.Waxaan maqli jirey Bayow wuxuu ahaa nin cibaado badan isagoo waysaysanayo oo ay hal lug uhartay ayuu maqlay heestaas oo ay gabadhiisu qaadayso intuu is ilaaway ayuu hal lug kusoo bood booday isagoo leh yaa usheegay,yaa usheegay.mahubo inay sidaas wax udheceen iyo inkale,waa sheekadii aan maqli jire caruurnimadii.


Saaxiib hadaad tahay Bayow waxaa tahay nin layaqaan oo Sade laf dhabartiisii ah,taasi iswaydiinmaleh,balse Bayow laguma aqoon jirin kaqayb qaadashada kala soocidda Mareexaan,anigu Gedo ayaan ku dhashay inkastoo aanan arkin aabbaha waxaanse ku maqlay inuu ahaa:


1=Nin xoolo badan,deeqsi ah,ehel jecel.


2=Nin aan kala aqoon wiilkiisa iyo wiilka Sadaha kale ah.


3=Nin ehluddiin ah.


 


 Saaxiib hadaad tahay Bayoow ,wixii aan aabahaa kumaqli jirey qaybo kamida kuguma arko waxyaalaha aad ka hadashana qofkii sade ah oo nadiif ah majeclaysanayo.haddaba saaxiib laba mid yeel inaad kadhex baxdo cayda iyo caraatanka wax magaratada,iyo inaad baddalato magaca Bayoow oo aad magac kale sheegato illeen waxad wadataa magac looga bartay waxa aad qorayso maahee,saaxiib adiga iyo kuwa aad is caydaanba waxaan idin leeyahay Sade waa Facayo iyo Mareexaan, Owsame iyo Uurmidig,Xiinle iyo Baalyari,Xasan iyo Isaaq.Mid caylehna kuma jiro,Galguduud iyo gedo waa degaan Sade,dhulkana ilaahaybaa leh dadkuna waa addoomadiisii,markaa wax kale iyo horumar kahadla,hadda kaddib fadlan naga joojiya caraatanka,inaad kukala fogaataan mooyee ku kala adkaan maysaane.



__________________
Ismaciil Gedoon

Date:
Permalink   

[size=18]
Xusen Gedo, walaal nin aad u aqli badan baatahay wallaahina waan ku farxaa markaan arko nimanka walaalahay ah oo aadka u maskax badan sida adiga camal. Walaal anigu xitaa waan aqanaa ninka baayoow layidhaahdo oo bayoow waa nin caan ka ah Gedo laakin wiilkaan magaca baayoow wato ma ila ahan inuu yahay nin wax ugale baayoowgii la aqaane. Ninkaan dhiigiisa ayaa kaco markii wax laga sheego cabdilaahi yusuf iyo nimanka kaloo harti. Anigu waxay ilatahay ninkaan inuu daris la ahaan jirey reer bayoow misa gabadh ina baayoow ah eey dhashay. Labadaas midkood ayaa sax ah siday anigu ilatahay.

Walaal waa runtaa mareexaan waa hal mid meeshuu joogaba. Anigu waxaan ahay wiil cali dheere ah hooyadayna waa gabar udhalate talxe. Ninka baayoow layidhaahdana waxuu iigu qumanyahay abti. Ninkaan magaca abtigay sita ma noqon karo ina baayoow. Abtigay waa nin mareexaan jecel oo kala soocida iyo kala qaybiska reer sade aad u neceb. Wiilkaan waa wiil harti siiba majeerteen siday ani ilatahay. Haduusan aheen iga raali ahoow saaxib.


Mac salaamo gebigiinba!
[/size]

__________________
bayoow

Date:
Permalink   

ismaaciil and xuseen gedo  waxaan idiin sheegyaa   sxbayaal horta  waxa fiican in la is fama  is fahann ka   waa muhiin  warbal is wayddiiya  rag meesha  ku caytamaya    bayyoe maxuu ka hadalayaa  oo arin ah


ma saduu kla dilayaa mise shqsi sade ka mid ayuu qaladkiisa  tusayaa  sadaha  kale ee sxan wxaan filayaa in n jawaabta ninkii caqli leh  uu haya   


aniga  waxan ahay  nin  sade   oo kasii   tlx   walaigau magalin dagaal u dhexeeya  sade dhexddisa   mana kala dilin  wxaan taagnaa baardheera dhexdeeda oo dagaal ka dhacay   qori ma qaadan oo  waxaan ku jiray ragii wax waanijinaayay


laakin mid waan diidi in sade la  lala  hoos fadhiya  da aan siyasad wax ka  aqon   sida  cay oo klae iyo in sade laka jeclaysta  sidaan had ognahay


tan bayoow saa ma aheen waagii bayoow  waabay ahayd laakin  laga soo bilaaba  xiligii afweyne ilaa hada   mareexaan mareexaan   maha  adder waad ogtahay     niman ka hada sheegta  ugaasyo inh ay qabiil dhan ka saaren sade                 oo ay byiraahdeen nasab maha


marka ilaa sdae sade noqda oo raga aan ogahay ay daayaan waxay wadaan waxaan wadaa  af iyo adin intaan kara  waadna  arki doontaan waqti dhwa  iyo wax dhaca


wiilkaan cel dhhera  adiga  aayar soco  sxb kuma  caayi kara oo wdaaddayada ayaad tihiin



__________________
kayf sade girl

Date:
RE: aqoon u yeelo barashada sade mareexaan
Permalink   


maskiin bayow waa hurudaa hurdada ka kac dhagta bidixda ah maa ku maqashay mareexaan waa wacal sxb barsha kugu dhiman sade mareexaan somalida wax dhalad ah ayakaa ka jiraan ee soo baro somalida una sooo laabo sade barshadiisa

__________________
Guest

Date:
RE: Mareexaan sheegato
Permalink   


It is funny to me; which Mareexaan father will name his son Bayoow



__________________
muslima06

Date:
Permalink   

salaam,
let's not say this qabil is better than this. every qabiil has it's bad and good people. what sadens me how some qabil's make themself superrior than others subxanallah. for example in this post some people used the yibir people to insult others. walayaal Allaha na abuuray aan ka baqno. I was reading about the somali clans in the internet tonight and I realized they were all good in their way. back in the day, they lived peacefully together. it's the clonial periods that thos british, italian and french decided to turn us agains eacheother for their benefits. those kufaars are wining makeing us the enemy. all they want is to destroy us and take our land and its resources.

again lets think our future cause our country istead of developing has been going backwords. may Allah save somalia.amiin.
ur sis in islam,
muslima 06

__________________
waa aabihii somaliyeed

Date:
RE: Mareexaan jawaab
Permalink   


saxb kuma caayayo sidaa dookale lakiin intaas akhriso kadib adaaba is kadeen cayda aad cayasid dad sharaf kaamudan noTaariikh nololeedkan waxaa soo diyaariyay taariikh-qore Dr. Harvel Sebastian, waxaana lagu so qoray kitaabka la yiraahdo The Encyclopaedia Africana Dictionary of African Biography (Vol. 1) waaxana tarjumay Warsame101 (Warsame101@gmail.com). Photokopiga artikalka Dr. Harvel Sebastian qoray, waxaad ka akhrin kartaa linkaan:


Nuur ibnu Mujaahid oo ku magac dheer Nuur binu al-Waziir, oo u dhashay beesha Mareexaan SADE, wuxuu ka mid ahaa madaxdii ka katalin jirtay saldanaddii Muslimiinta ee Adal. Markii uu geeriyoodey Imaamkii Muslimiinta ee Adal, Imaam Axmed Ibraahim Garaad (Gurey), waxaa kala wareegay kursiga madaxnimada, Amiir Nuur oo dumaaley haweenaydii uu ka geeriyoodey Imaam Axmed Gurey.

Amiir Nuur waxaa loogu magic daray Shahib al-Fath at-Thani oo micnaheeda tahay Afadii Halyeygii Labaad. Markii Imaam Axmed Ibraahim Garaad (Gurey) la dilay sanadkii 1543kii, ciidankii uu hogaaminayeyna aya dib ugu soo laabtay xaruuntoodii Harar, waxaa soo muuqday firaaq hogaamineed oo la soo gudboonaadey Saldanadda iyo shucuubtii ay mas'uulka ka ahayd. Waxay cid kasta oo ku jirtay xayndaabka Imaarada ay ku noqotay naxdin iyo anfariir in ay waayeen Imaamkoodii geesinimada, caddaaladda, iyo hogaaminta eebbe u hibeeyey.
 
Amiir Nuur waxaa dhashay Imaam Axmed walaashiis; (laakiin qaar kamid ah dadka taariikhdan waxa ka qoray waxay rumaysanyihiin, in Amiir Nuur uu la walaal ahaa Imaam Axmed Gurey), Amiir Nuur wuxuu dadaal dheer ku bixiyey dhisitaanka maamulkii Imaarada, iyo ciidankeedii oo uu ka muuqdey niyad jab ka yimid sidii aan horay u soo xusnayba geeridii Imaam Axmed Gurey.

Sanadkii 1551kii waxaa Amiirnimada Saldanadda Awdal loo caleema saaray Amiir Nuur ibnu Mujaahid al-Waziir. Markii la caleema saaray, wuxuu bilaabay abaabul ballaaran oo dhowr sano soo socotey wuxuuna amaray in magaalada lagu wareejiyo darbi adag oo gaashaan uga noqda cid kasta oo ku soo duusha.

Sanadkii 1554kii, Amiir Nuur wuxuu ku dhawaaqay Jihaad ka dhan ah Boqortooyada Ethiopia, wuxuuna qabsaday gobolada Charchar, Arusi, iyo Hadeya. Sanadkii 1559kii, Amiir Nuur wuxuu markiisii ugu horaysay weerar lixaad leh ku qaaday Gobolka la oran jiray Fatajar halkaasna waxay isaga hor yimaadeen ciidamadii Boqor Galawdewos oo horay uga war helay in Amiir Nuur weerar ku soo yahay. Dagaalkaas waxaa lagu jabiyey ciidamadii Boqor Galawdewos. Markii gacanta lagu soo dhigay Boqor Galawdewos waa la toogtay.

Amiir Nuur markuu Jihaadka mudo 12 sano ku jiray buu ku dhawaaqay erayga Kaffa oo macnihiisa tahay joojis, dibna ugu laabtay xaruuntoodiisi Harar.

Markuu Amiirka ku laabtay magaalada Harar, wuxuu ka war helay in qowmiyadda Oromadu duulaan ku yihiin caasimada Adal. Sanadkii 1568kii, Amiirka ayaa weerar culus ku qaaday Oromada duulaan ku ahaa. Markuu soo afjaray weerarkii ku qaaday Oromada, buu Harar ku soo laabtay. Markuu magaalada ku laabtay wuxuu la kulmay cudur ummadda baabi'iyay.

Asxaabtiisiisa waxay sheegayn inuu ahaa nin caan ku ahaa geesinimo, karti iyo indheer-garadnim. Wuxuu kale oo caan ku ahaa dhisida darbiga adag oo gaashaan uga noqday cid kasta oo ku soo duushay iyo difaaca diinta iyo badbaadada ummadiisa


__________________
Ballikibir

Date:
RE: Mareexaan sheegato
Permalink   


Bayow inuu sheegato yahay waxay ka muuqataa magaciisa iyo dhaqankiisa.  Mareexaanku waa dad xushmad badan qofkii ku khaldamana si macquul ah oo aan cay iyo aflagaado lahayn ola garrama.

 

 

Xagga aqoon ku faanka.

Qofka cilmiga leh waxbuu hagaajiyaaye wax ma khaldo. sidaas daraadeed kan kalena ha u jawaabin.  u ducee kaliya.



__________________
marehan finest

Date:
proud to be marehan.
Permalink   


am thrilled now that am learning my tribe and all tha, i was born in a foreign country, and am planning to go to ohio in dec to learn more about my people.smile



__________________
Garaad looge

Date:
Marexan waa mid
Permalink   


Bayow waa boqorkii kadhigay walaalihii inay hantaan gobolka gedo. Waxaan maqli jiray samo haflin shar kuuma timaadee. Bayow iyo xasan dabac waxaa taariiqda ugu jirta inay u hadiyeeyeen boqortooyada mareexaan ragii kadaalkagaarka ahaa ii gobolka dib ka yimi. Talyaanigii ayaa yiri midan waxaad kashalaayi doontaan sanado kadib. Talxe waa hooyada mareexaan. Waa geesiga mareexaan. Waana nasabka mareexaan. '' baadida ninbaa kula daydayo daalna kaabada  oon doo iheyn inaad heshana daa'in abidkaa'' aabayaasheen aabayaashiin ayay soo korsheen oo dad kasoo dhigeen. Ninka bayow sheegad ku tilmaamay. Ma heysaa taariiqda ugaaska ugu horeyay ee ay u hadiyeeyeen bayow iyo xasan dabac. Wuxuu kunoolaa caro raxaweyn wuxuu ahaa qabaan xoolaha uraaco raxaweyn. Waa lasoo xoreeyay. Waa walalbaahane xilkan qabo naso inaga mashqulkeenaa badane ayaa lagu yiri. 

 



__________________
Page 1 of 1  sorted by
 
Tweet this page Post to Digg Post to Del.icio.us


Create your own FREE Forum
Report Abuse
Powered by ActiveBoard