Post Info TOPIC: allgedo maxay kujeclaatay qoralka qays
talxe

Date:
allgedo maxay kujeclaatay qoralka qays
Permalink   


sxb waan kaxunahay in ay ay dhowr qof u arkaan in qoraalkoodu yahay mid qiima leh laakiin markaan runta idiin sheegno xataa wax aqrista malahan sababtoo ah waa dhowr qof oo kaliya  qoraalkood sida ninka layiraahdo qays ood moodo in uu sigaara wax uga diyaariyo allgedo


hadii aad rabtaan in uu noqdo webside dadku wada aqristaan  waa in aad dadka qoraaladooda tix galisaa oo soo deysaa hadii aad lacag rabtidna waa lagu soo qoraa si aan kuugu soo dirno lacagta  hadii wuxu ay tahay wax qabiili ah ama inyar oo is taqaana ay wax ku qoraan   sxb magaca badal aad wada taan ee ah allgedo


hadii dhowr qof oo qabiila kalaa wax idin laqoraan aan badnayn sida ninka xayeeysiiya ciyaaraha iyo ninka isaaq ee dheer 


maahan wax la dhihi karo waa caadi  


waxbadan oo qoraal aan soo diray aan shaqsi kahadleynin ama qabiil jka hadleynin ee ahaa qoraal aad loogu baahnaa in uu gaaro sade 


mid kahadlaayay  kuraastii 14 ahaa ee sade qaatay iyo sababahii  kalifay


iyo mid ku wajahnaa kismaanyo  <ama kuligeen ama ku liqday> waana ciwaankii aan kusoo qoray  oo macnighiisa cid kastaa garaneysay muhiimna u ahayd xataa aqristayaasha qoryah wata ee kismaanyo jooga iyo kuwa sida xun u taakuleeya iyo gabi ahaan nolosha taala iyo tan mustaqbalka ifafaalaheeda


waxaasoo dhan waxay ahaayeen muhiim laakiin madhicin in ay soo daayaan waayo magacaygaa kadhex muuqanwaayay meeshii ay larabeen


sxb dadbadan oo wax qoraoo sade ah oo aan iswareysanay sidoo akale ayay ii sheegeen 


meeshaana caydu way dhamaan  oo runtaa laga wada hadlin ama wey ku daalin kuwa caytamaaya 


koleey allgedo waa ilaalo oo qiimeyn bay sameynaayaan inta kasoo horjeeda ayagopo matalaaya qabiil baan umaleynayaa ama in ay xisbi gaara u shaqeeyaan markay dhamaato koley wayxiri doonaan  meeshaan waana lagaray xiligii ay xiri lahaayeen wayna arkeen in sade wada kacsanyahay  oo kuleykutahay allgedo xataa dhaliisheeda lasheegaayo


beentii iyo xukunkii siyaadbare waa dhamaaday  sade waa isku mid xataa dhalinta yar waa lagaliyay qurunka iyo naybka kala sooca  caburinta fikir ama taleed


talo far kabaxday waana iga talo ee wanaaga aan dib u biloowno iyo qadarinta


allgedo jawaab dag daga ayaan idinka rabnaa ama xira meesha web side yada kale ee daaroodka ayaan koley wax kusoo qoridoonaa iyo kuwa hawiyaha     



__________________
bayoow

Date:
Permalink   

sxb talxoow  waa runtaa   aal gedo waa la ogyahay waxuu yahay  laakin waa in uu xiraa  waayo rag  kaliya  ayuu wax  ka qabtaa marka  anagana  hadaan samayn all buusaar .com haduusan badalin  


fikrkiisa xun ee  oo ka dhaxalay ddaa aan caqli lahayn


talxoow hawshadaa wada  sxb  kuwaan anaa ku filan af  iyo adin lanabada  


bayoow aa



__________________
Cali Madoobe

Date:
Permalink   

Waryaada reer Talxe, show dabinkii la'idinla rabay waad ku dhacdeen.  Allgedo waa dhex-dhexaad, taasna cid waliba way ogtahay ee ama allbuusaar fur ama tolkiin la jooga.  Ogaada in haddii aad is waashaan ay idinku dhici doonto sidii waagii ay raadamiirka idin qaraaceen oo ay idinku yiraahdeen (TALXOW AWRTAADA RARO, U GUUR RAAMADI WAJEER, NIMAAN RUUXAADA RABIN IYO OGAADEEN KUGU RUSHEE OO USOO ROOR RAADAMIIR SIDII RAALIYO HAWEEN....".


IMINKANA WAXAAN IDIN LEENAHAY "Talxow awrtaada raro, ka guur Allgedo, u guur allbuusaar, oo nimaan ruuxaada rabin iyo ogaadeen kugu rushee, oo ugu danbeyntii usoo roor allgedo sidii raaliyo haween........."

War hoy jooga oo la jooga walaalihiin reer Guri ah oo ha'is waalina yaanad dhexda ka bixine.

Gaal aas gaal dhalay, alow ma'idinla taliyay aniga>>

__________________
bayoow

Date:
Permalink   

kkkounbbcivcvbb   cali madoobaaoow  waxaa la yiri      habar dhali waysay aleelo ku waalatay  kikkkkkkkkk  adeer talxe haad   mooday  daad aan wax ahayn  rer baasta  miir  way is yaqaanaan  oo wataan iri 


qabiil qab wayn iskood aan quud tagi  karin


qabac markay isku dhahda  qarka fuuaylay


awoow qaoofow leh


tumaal bira  raawiya


riib aas dhalay raada miirkkkkk


raada miir  sidii riyihii   o roor


raa kaan booni


meel aan ruuxaad laga rabin dir kuu rusheesay


u soo roor talxe  


cali madoobe aniga kuma qaan laakin wxaad tahay ina gumeed ku lamaansan  rer baasta  miir  waryaa   anaga waxuu yahay allgedo waanu sheegaynaa   


galtiga  galiga  dholow


galtiga  goomaha sitoow


gafuura xun geel duray


gltiga  galgaduud gaajada  ka soocararayoow


 


galtigow gabar rer giri ma goysid


 


oo aad raadi miirka aad sheegaysa ay boodka  geela soo fariisan jireen ayagaoo   cayr ah   sidii     yibrhii kismnaya  samaayad ka qaadan jiray cayaalka    aryaa  aniga  ilamja hadli  kartid adoo klae waao waad taqaan magacaan wata   bayooe aabahy bayyow waligiis  raada miir  ayuu sakada siin jirauykkkkkkkkkkkkkkkkkk


markaan saa oranaay xagee jiraty 



__________________
Cali Nuur

Date:
Permalink   

Waryaa goormee joojin colaadaan aad isku dayeysid inaad shido. War ileen dadka qaarkood diin malahan. War ninyahoow magaceena noodaa. Hadaa meesha shan misa toban magac lasoo gasho weli waa lagu ogyahay qofkaa tahay. Ma isqarin kartid ii meeshaan katag oo dhibaatada iyo colaada aad hurinayso jooji. Mareexaanka ma imaadaan websiteyadiina mana isku dayaan inay colaad ka huriyaan hartida dhexdeeda oo jooji waxaad wado yaroow. ceeblaawe ha naqoninee naga xishoo ninyahoow......

__________________
bayoow

Date:
Permalink   

cali  nuur waxaa la  mnaagtii dhila  oo lawasa waxay moodaa naagaha  dhila  marka  adiga hada thay  nin aan la aqaoon bayoow  waa caan  ee afkaaga xxrka  leh iga  duw    nasab dhiman ayaad tahay


ana  of walbe lama  hadala  markaad i leedahay iga  xishoow ma wa;laashaa yaan qabaa  aniga  kkkkkkkkkkkkk


waryaa caga  dhiga  dogoodiya  ku dhalay waseeeeeeeeeeeeeeee



__________________
Oday

Date:
Permalink   

Ingriiska ayaa waxay ku maah maahan " The empty mind is Devils workshop" Maskaxdii marani waa Gole Shaydaanku ku shaqaysto.


waxaan uga jeeda waxaa aan aad iyo aad uga xumahay dhalinyarada iyagoo yurub iyo America jooga maanta waqtigoodii ku dhuminaya cayda Nasabiyadoodii Mareexan oo iyagu kasoo jeedan.


Idinkoo dhan waxaad tihii isku aabo iyo isku Hooyo.


Hadii aad rabtaan inaad wax qortaan fadlan inta marka hore Qodobka aad jeceshihiin inaad ka hadashaan soo aqrisaan soo gudbiya Webside kastaa idiin  soo Gudbinaysee.


Hadaadnan fahmin waxaan ka hadlayo fadlan iigu reerb halkaan aqbaartada, waxaan meeshan idiinka furayaa aqoon korarsi maado ahe.


By Oday.


 



__________________
GENERAAL 1

Date:
Permalink   

quote:

Originally posted by: bayoow

"cali  nuur waxaa la  mnaagtii dhila  oo lawasa waxay moodaa naagaha  dhila  marka  adiga hada thay  nin aan la aqaoon bayoow  waa caan  ee afkaaga xxrka  leh iga  duw    nasab dhiman ayaad tahay ana  of walbe lama  hadala  markaad i leedahay iga  xishoow ma wa;laashaa yaan qabaa  aniga  kkkkkkkkkkkkk waryaa caga  dhiga  dogoodiya  ku dhalay waseeeeeeeeeeeeeeee"

THIS IS EXACTLY THE KIND OF IGNORANCE THE FUKIN MJ CLAN LOVES TO SEE MAREEXAAN DOING IN THERE WEBSITES AND FORUMS. GOORMAAD KA WEYNAAN DOONTAA AFLAGAADADA IYO INAAD MAREEXAAN UGU KALA YEERTO JILIB IYO LAFLAFMAREEXAAN IS UNITED IN ONE AND WILL ALWAYS STAND TOGETHER WHEN FACING HIS ENEMIES AND THOSE IN MAREEXAAN WHO CAN BE USED BY THE MOTHERFUKING MAHBARS.!!!!!! GOD BLESS MAREEXAAN EVERYWHERE.

__________________
Page 1 of 1  sorted by
 
Tweet this page Post to Digg Post to Del.icio.us


Create your own FREE Forum
Report Abuse
Powered by ActiveBoard