Walaalayaal;
Salaan qaali ah, oo ku socoto maamulayaasha website-kani, iyo dhamaan akhristayaasha. Salaan kadib, ujeedada fartiin ta aan wato waxaa ay tahay in aan u hambalyeeyo administration-ka allgedo online oo aan iraahdo "Shaqo wacan" waxaad wadaan adeeg loo baahan yahay, anfacayana bulsho waynta Somaaliyeed! gaar ahaan shacabka gobolka gedo.
Keep up the good work!
Sincerely;
Faarax Dhagaxtuur