Post Info TOPIC: Shaqo Wacan;
Faarax Dhagaxtuur

Date:
Shaqo Wacan;
Permalink   


Walaalayaal;


Salaan qaali ah, oo ku socoto maamulayaasha website-kani, iyo dhamaan akhristayaasha.  Salaan kadib, ujeedada fartiin ta aan wato waxaa ay tahay in aan u hambalyeeyo administration-ka allgedo online oo aan iraahdo "Shaqo wacan" waxaad wadaan adeeg  loo baahan yahay, anfacayana bulsho waynta Somaaliyeed! gaar ahaan shacabka gobolka gedo.


Keep up the good work!


Sincerely;


Faarax Dhagaxtuur



__________________
Page 1 of 1  sorted by
 
Tweet this page Post to Digg Post to Del.icio.us


Create your own FREE Forum
Report Abuse
Powered by ActiveBoard