Post Info TOPIC: Mar haddii uu been noqday E-mailkii (Reer gedoow)
jamhad

Date:
Mar haddii uu been noqday E-mailkii (Reer gedoow)
Permalink   


Assalaamu Caleykum w.w

Dhamaan waan salaamayaa akhristayaasha Sharafta leh, salaan ka dib walaalayaal waxaa la yaab leh dadka Hurinaayo dad hor leh oo gedo ka dhaca, waxaan maqlaynay ama aan arkaynay waayadaan ee ahaa E-mailka Been abuurka ahaa waa wax lala yaabo (Meeshii Cir laga Sugaayay ayaa Ciiryaamo ka timid) Waxaan Jeedaa arintaan in Aqooon yahankii Reer Sade ee aan ku tashanaynay inay wax u qabtaan degaanada Beesha Sade ay Degaan dhanka nabadeynta iyo dhanka wax soo saarkaba ayaa waxaa muuqato inay colaad hor leh dhex abuurayaan dad walaala ah oo dirirey oo ku daalay dagaalkii foosha xumaa haddana diyaarka u ah inay gacmaha is qabsadaan, walaalayaal taasi waa nasiib darro haysato Reer sade ee dadka Reer gedo fariin gaar ah baan siinayaa taasoo ah inaysan aqbalin wax walba ee hurin colaadeed ah waad arkaysaan inay walaalaheen reer galguduud wadaan warxuma tashiil oo aysan rabin heshiis dhex maro Reer gedo Run ahaantii Been ayaan u qabi jirey warar saa oo kale ah markaan maqlo laakiin waxay ii caddaatey markii uu beentoobay E-mailkii ay wareejinayeeen reer galguduud waxaan idin leeyahay Maskax saafi ah oo furan la imaada Dhamaan Wixii ku abtirsado Beesha sade
Byeee @ all

__________________
xireey

Date:
Permalink   


ar heedheh, jamhadoow xaa kugu dhacay ee la cabaadee. Mareexaan aqoonleh shimee la arkey? abedkiiba askaraa iyo qorey aad dadka kulesan a la idinku yaqanee. Muggad wax baraten. caadi waaye, warbarasho bilaashaa dibada ka hesheen, annukoo dhanna wa idinla qabnaa hee. xaa afka heer mudug ugu taagee, idinkoo xubeeraa oo qabiiloyinka dhilah-dhilaha ah ee bakool iyo juba daadsanaa iska kiin marsan jire asaa iigaaradii waalwaalnaa oo waxay hambeehen jiraan afka idinku shubtey asay amxaaro diin gesheen. ma iska dhicisinoo caqli awalawsan maha ooline.
xaa horta mariixman la idiin dhaha arooy walaxa kama jiree dayhee, kenya a ku dhowdihin iyo itobiya kuwas an idinku shubenaa.


__________________
Abuu_dhalxa

Date:
Permalink   

Assalaamu Caleykum



kkkkkkkkkkkkkkkkk.


Walaal xiirey wax kale kuma qoslin ee waxaan ku qoslay waa iska yeel yeelkaaga Carabkaaga waa la fahmayaa oo waxaad tahay kii Reer Galguduud oogu waynaaa ee sxbow Waxba haka gilgilan Runta uu sheegay Jamhad, Jamhadoow waan qaadanay Taladaadii waana wax ku ool in dadka la isu soo dhaweeyo mooyee in la kala Fogeeyaa waa arrin xun sidaa darteed kheyr baan kuu rajaynayaa.
byyyyyyyyyyyyyyyyyyy.

__________________
Page 1 of 1  sorted by
 
Tweet this page Post to Digg Post to Del.icio.us


Create your own FREE Forum
Report Abuse
Powered by ActiveBoard