Post Info TOPIC: waa in la qoraa afka reer guriga!
hasan

Date:
waa in la qoraa afka reer guriga!
Permalink   


asalaamucaleeykum,


dhamaan waan salaamayikhyaarta ku cawaysa meesha,iyo waliba maamulka allgedo,salaan kabacdi waxaan idka codsanayaa inaad fikirkiina ka dhiibataan mowduucaan oo ah sidee wax loo bari lahaa ubadkena ku nool gedo kuwaas oo ay naafaysay colaad iyo abaaro iyo caafimaad la.aan,mida kale waxaan idiin sheegayaa abwaan soomaaliyeed baa waxaa ka mid ahaa gabay oo tiriyay<da.a ka laba jiraha geel inuu habartiis daba galo kibir baan u dayn karin-inuu horay ka daaqana baqdin baan u dayn karin>


marka walaalayaal waxaan u baahanay maamul wanaagsan oo ku dhisan sinaan cadaalad iyo midnimo,iyo in ay aqoontood leeyihiin cida aan wax u dhiibanayno,


waxaa intaa dheer umado way ku faantaa dhaqankeeda ee kama cararto sidaa awgeed waxaan u baahanahay inaan soo celino afkeenii raar guriga oo allgedo lagu qoro,


wasalaamucaleeykum



__________________
Hamza

Date:
Permalink   

War naga tag tii ku xaarte wasee......war maxaa reer guri lahdhahaa ma eelaay wiiqdii aan aqoone miyaad ka hadleeysaa.

__________________
Hamza

Date:
Permalink   



Somaliland Hanoolaato!

__________________
Hamza

Date:
Permalink   



God Bless Somaliland

__________________
GENERAAL

Date:
Permalink   

quote:

Originally posted by: Hamza

"War naga tag tii ku xaarte wasee......war maxaa reer guri lahdhahaa ma eelaay wiiqdii aan aqoone miyaad ka hadleeysaa."

HEY,I'M TALKING TO YOU IIDOOR BASTARD OR WHOEVER YOU ARE.ARRINTAN WAA TALO UU NIN MAREEXAN AH SOO JEEDIYAY WAANA ARRIN U TAALA MAREEXAAN,MA GARAN KARO WAXAAD INTA SOOMALILAND UGA SOO ORODAY HALKAN UGU HAKATAY.HADII DHARBAAXADII DHULBAHANTE KUGU FILNAAN WEYDAY ANAGA SHAQO KAA QABANAYA MARAKAN.WARMAHAADA SOO ROGO WADNAHA SHIIL LAGU GELIYE.THIS IS YOUR LAST WARNING J**A**:

__________________
Page 1 of 1  sorted by
 
Tweet this page Post to Digg Post to Del.icio.us


Create your own FREE Forum
Report Abuse
Powered by ActiveBoard