Post Info TOPIC: allgedo isku dirka joojiya
ali nuur

Date:
allgedo isku dirka joojiya
Permalink   


salaan dhamaan akhiristayaasha iyo maamulka allgedo salaan kadib waxaan rabaa in aan halkan ku soo gudbiyo figirkayga ku aadan waxyaabaha ay qoraan shabakadan aan ku wada xiranahay laakiin ayada iskaaya nacsiinayso run ahaantii markii hore waxan islahayn ilaahaw yaa nasiiya meel un aan wararka gobolkeena kala socono laakiin hada waxaan taaganahay ilaahaw yaa naga xxiro ka dib markay noqotay sidii loo malaynayaay si aan ahayn [ka daroo dibi dhal] runta markaan idiin sheego aniga oo ah nin mareexaan ah oo waliba ah nin cali dheere ah waxaan si tos ah idiinkugu sheegaayaa ree allgedo iyo wariyayaashiina idiinkaga soo waramo gedo in aad ka daysaan beesha cali dheere dacaayadda aad ku haysaan hadii kale aniga ayaa isla hada samaynaayo bog aan hada u soo jeedin si aan iskaga kiin dhiciyo darteed oo ay markaa hawsu u noqoto in uu mareexaan shabagada iska dacaayadeeyo oo ceebihiisa umada oo dhan ay waad arkaan.
bye

__________________
Allgedo

Date:
Permalink   

Walaal,
Aad baad ugu mahadsan tahay aragtidaada aad noo soo gudbisay.  Waxaaan saaxiib kuu sheegeynaa in Allgedo sababtii loo abuuray markii horeba ay aheyd in uu Mareexaan helo Shebekad dhex-dhexaad ah oo aanan cidna ku tiirsaneyn.  Sababtu si kastaba ha ahaatee waxaa laga yabaa in aad wax diiday ama dhibsatay, laakiin waxa aad diiday anagu ma garan.  Saaxiib, anagu ma arag wax si gaar ah Cali Dheere looga qoray ama looga sheegay oo aan ka aheyn wararka ama figradaha shaqsiyaadka ah ee Gedo, gaar ahaan Beled Xaawo dagaalkii ka dhacay nalakaga soo gudbiyo oo aan daabacno.  Dagaalka Beled-xaawo ka dhacay anagu waxaan u aragnaa in uu u dhaxeeyay hal garab oo kala jabay oo ah garabkii SNF/SRRC, uamana aragno in dagaalkaasi uu u dhaxeeyay laba jifo ee waxuu u dhaxeeyay ama uu dhex maray Mareexaan.

Anaga intaas baan ognahay, laakiin haddii aad adigu wax kale ogtahay walaal noo soo sheeg oo noogu soo gudbi email address-ka kor ku qoran oo ah allgedo@allgedo.com


Mar kale, waxaad isku daydaa saaxiib in aad figradaada ku soo gudbiso si aan aheyn habar wacasho qabiil ee ah mid shaqsi ah taasbaana adiga iyo reer Sade oo dhan ay dan ugu jirtaa ee dan uguma jirto xiligaan la joogo in laga caroodo ra'yiga dadweynaha.  Ugu danbeyntii, ma'ahan kaligaa ee waxaan u sheegeynaa cid kasta oo dooneysa in ay wax beeniso ama wax taageerto in ay ra'yigooda si madax banaan noogu soo gudbiyaan si aan ugu gudbino dadweynaha.


Mahadsanid saaxiib mar kale.



__________________
bishaar xasan

Date:
Permalink   

salamu caleykum. walaal waxan ku raacsanahay walaalke dhahaya shabakadan sidii la moodayey ma noqon. allgedo dadka reer sade inay kala disho ayey mesha ufureen. war ilahay ka baqa oo iska daya ka daaya umadan waxan. anniga waxan soo jeedin laha in shabakadan sideedaba la xiro waayo waxa laga faaidiyo iyo dhibka ay inoo keneyso waxaa badan dibka ay ino keneyso. maxaa waye marixmanka aad ku qorqortaan allgedo? goorma ayaa magaceni sidaa loo bedelay?

bishaar xasan
Finland

__________________
Hilowle Abdi Giir

Date:
Permalink   


Allow nimaan wax ogeyn ha cadaabin.  War yaahee, anigu horta ma ihi Mariixaan oo waxaan ahay nin reer kale ah.  Anigu si joogto ah ayaan ula socdaa Allgedo iyo dhaq-dhaqaaqeeda, waxaana oran karaa waa shebakadda kaliya ee sida madax banaanida ah wax u qorta.  Adigu koley shebekad internet waxba kama taqaanid iyo qaabka ay maanta dunida u shaqeyneyso ee maad quulahaaga iska guratid.  Haddii uu nin door idiin kaco iyo haddii uu nacas idiin kaco ma kala garan kartaan oo Quule waa un quule.  Aniga waxay ila tahay aniga oo rabi ka cabsanaya maanta Allgedo waxay ka mid tahay shebekadaha soomaaliyeed tan ugu hufan oo ugu qiimaha iyo qaayaha badan ee adoonan ciirada isku qarin car banaanka soo dhig waxa aad ku dhaliileyso shebekadaan uu Ilaah reerka aad ka dhalatay usoo diray ee ay ka shaqeynayaan rag aan idinkala jecleyn ee si  hagar la'aan ah idinkugu shaqeynaayo.


Reer Quule, waxaa idin haysta nabsigii aad umadda Soomaaliyeed ka gasheen, taasaana keentay in aad weysaan hogaamiye kaliya ee maanta idin matala oo magac leh.  Taasaa keentay in aad is xag-xagataan sida diiratadii.  Taasaa keentay in aad laba-laba isugu jeesataan.  Taasaa keentay in aad iskaga hor imaadaan oo aad isku dishaan waxaan macno laheyn oo ay Soomaali badankeed ka gudubtay.  Taasaa keentay in aad ku riyoon weydaan horumarka ay Soomaali badankeed maanta gaartay.  Uf, war waxyahow sida isu dhaama wax dhintay baad tihiine oo shebakadaha sharafta badan ee magaciina kor u qaaday cayda iyo aflagaadada aad la daba taagan tihiin ka daaya, haddii kale koley badow baad aheydeene sidaas ku socda waxaad ka heshaan hala arkee. 


Allow adaanba markii hore reer Quule naga dhalin.



quote:





Originally posted by: bishaar xasan
"salamu caleykum. walaal waxan ku raacsanahay walaalke dhahaya shabakadan sidii la moodayey ma noqon. allgedo dadka reer sade inay kala disho ayey mesha ufureen. war ilahay ka baqa oo iska daya ka daaya umadan waxan. anniga waxan soo jeedin laha in shabakadan sideedaba la xiro waayo waxa laga faaidiyo iyo dhibka ay inoo keneyso waxaa badan dibka ay ino keneyso. maxaa waye marixmanka aad ku qorqortaan allgedo? goorma ayaa magaceni sidaa loo bedelay? bishaar xasan Finland"






__________________
Shirwac Cabdi

Date:
Permalink   

quote:

Originally posted by: Hilowle Abdi Giir

""


waa nasiib darro in adiga iyo  kuwa kale ee allgedo wax ku qora 14 sano oo dagaal sokeeye ka dib ad oon qabiil wali qabtaan.


Haddii shaki kaaga jiro oonka ku haya dib u akhri waxa ad qortay dhageysana jirkaagu suu ugu diirsanayo.Colaadda  beel somaliyeed adi unbay meel xun ku dhigidoontaa reerkaad hadda cadaawada raqiiska ah u muujinaysaana waa ka qiro weyn yahay waxaad adiga iyo dhowr kale oo tarsaasiyi ad wax u dhintaan.     



__________________
BAYOOW

Date:
Permalink   

MARKA   HOR WAXAAN SALAAMAYAA     DHMAAN  BAHDA   ALL  GEDO   


SALAAN KADIB WAAD KU MAHADSANTIHIIN  FURITAANKA  AAD FURTEEN   BOGAAN     LAAKIIN MID AYAAN ORAN WIILASHEENA  YAR YAR OO WAX KU SOO QORA  BOGAAN WALAALAYAAL ISKA DAAYA  CAAYDA  HORTA   TAN KLAE FIKIRKIINA  OO KALIYA SOO QORA    WIILKAAN LEH ISAGA  CIL DHEERAAN AHAY  WALAAL  WAAD    QALDANTAHAY  WAAYO  ALLGEDO WAA SAXAAFAD DHEX DHEXAAD   KA AH   WAA KA DHACAYA GOBALKA   TAA QABSA HORTA   WAXAAN  KALOON KU ORAN LAHAA  HADAD WA EEDAYSA  WAXAA  EED MUDAN GEDO NET OO NOQDAT HOOY JIFO A MID AH BEESHA   SADE   MARKA  HA  JAA IFAYSAN     ALLGEDO


 


TAN KALE    MAXAA CIL DHEERA LA SHEEGAY OO AAD U GYBANAYSAA  WALLAAE     BYE  BAYOOW



__________________
BAYOOW

Date:
Permalink   

MARKA  HORE AQYAARTA OO DHAN WAAN SALAMAY  MARKA  LAGA RREBA NINAAN AA AHAYN BEESHA SADE   KLOY ANIGU MAQAAN LAAKIIN   SOOMAALIDU WAXAY TIRAA   DAMEER AAD   SAARANTAHAY     DHHUSADIISA  MAXAY KAA   DHIBTAA    KOLAY WAA DAADKII  UU SOO KORIYAY   ALA U NAXIIRSAY  INA SIYAAD  BARE MARKA    MR HILOOWLE  WAXAAN KU ORAN LAHAA   KA BAX DAD KA  WALALAAH AH DHEXDOODA  HADAA  AADAN LAHAYN HAYB   ANAA AABO  KUU NOQN EE ISKA KAYA SHEEGA   BYE BAYOOW

__________________
Anonymous

Date:
Permalink   

asc dhamaan waxaan leyahay mraka kowaad reer quule have  learned  people  and who understand the politics of gedo region dont blame us but blame sade darrod as awhole since our leaders are not united ,as matter of fact we have the most learned people in marexaan and  cali maxamed  bt we let the fools beat the drum as upcoming youths like me will lead the people with brains rather than guns and empty words the irony is that educated people are being killed by the clan leaders .

i hope to see sade darood unifeid  under one leader n hv one say



__________________
Page 1 of 1  sorted by
 
Tweet this page Post to Digg Post to Del.icio.us


Create your own FREE Forum
Report Abuse
Powered by ActiveBoard