Post Info TOPIC: majeerteen maxaa ka galay maamulka jubbaland
Xasan_Nuur

Date:
majeerteen maxaa ka galay maamulka jubbaland
Permalink   


sida aan ognahay magaalada kismayo majeerteen ma lahan asal ahaan marka waxaan la yaabahay majeerteenku xoolo sanaa!!
maxaa ka galay maamul kismayo loo sameeyo mase ayaga ayaa lagala tashanayaa?
waa yaab horaa waxaa loo yiri dameerka fardaha la daaqo faras ayuu is moodaa

__________________
Page 1 of 1  sorted by
 
Tweet this page Post to Digg Post to Del.icio.us


Create your own FREE Forum
Report Abuse
Powered by ActiveBoard