Post Info TOPIC: Unio of Slamic Courts ( USC) Darood Miyuu Garan La'yahay USCda Wejiga cusub wadata
Hassan

Date:
Unio of Slamic Courts ( USC) Darood Miyuu Garan La'yahay USCda Wejiga cusub wadata
Permalink   


dhabta markii laga hadlo, hawiye wuxuu mar walba doonayaa in uu dalka u taliyo, sidaan ognahayna dhibaatooyin badan ayuu ka soo maray wayse u suurtoobi waysay, ururo badan oo ay sameeyeen ayaa guuldareystay dowladii ugu dambeeysay waa tii c/qaasin iyadiina waan ognahay meeshii ay ku danbeeysay, hawiye markii la doortay c/lahi yuusuf ka dib wuxuu ku fekeray sidii uu uga hortegi lahaa wax uu u arko gumaysiga cusub oo wuxuu wataa shaar Diimeed lakin wuxuusan ogayn in shaarka ninka wato la yaqaan.


Hadaad diin wado Maxaad daarood lid ugu tahay?


waxaa taa cadayn u ah markii la qabtay kismayo sida daaroodka loola dhaqmay,



__________________
muslima06

Date:
Permalink   

asalamu caleykum,
I was just searching the internet about somalia and I came across this website and so here I am in this forum with this particular thread. anyways I'm a young somali woman who lives in the united states. even though I left somalia in 1998, I don't know the history nor the geography of somalia because nobody taught me and I'm not the only one. there a a lot of young somali people in the u.s, europe, the arab world that don't know anything about their country. I wish our people could stop this tribalisim and educate their youngsters. subxanallah, how can we call ourself muslims if we go against our relgion. Allah make us tribes so that we can know eachother not to fight against eachother. the only thing that will benefit us in yowmul qiyama is our good deeds(acmaalus saalix).

anyways, I couldn't understand what this post is about? it seemed that you are on one side whether hawiye or darood? so what is your position? the islamic  courts did a good job may Allah bless but I wished that it could worked better for them. May Allah save us from this disease called qabiil and may he guide us to siratul mustaqiim.amiin ya Allah.

Somaaliya ha nolaato!

karaali noqo af ingiriiska aan ku qoray.
wasalamu caleykum waraxmatulaahi wabarakatuh,
sincerly ur sis in Islam,

__________________
Page 1 of 1  sorted by
 
Tweet this page Post to Digg Post to Del.icio.us


Create your own FREE Forum
Report Abuse
Powered by ActiveBoard